Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, September 5
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Culture»QOONDADA XAJKA EE SOOMAALIYA: SOOMAALIYA IYO SACUUDIGA OO SAXIIXDAY HESHIIS
    Culture

    QOONDADA XAJKA EE SOOMAALIYA: SOOMAALIYA IYO SACUUDIGA OO SAXIIXDAY HESHIIS

    November 12, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Qoondada Xajka ee Soomaaliya
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Qoondada Xajka ee Soomaaliya, Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa maanta heshiis qoondo Xajka ah oo 1447/2026 ah la saxiixday dhiggiisa Sacuudiga, Mudane Dr. Tawfiq bin Fawzan Al-Rabiah, magaalada Jeddah. Heshiiskaas, qoondada sanadlaha ah ee Xajka Soomaaliya waxaa lagu dejiyay 11,500 oo xujey ah.

    QOONDADA XAJKA EE SOOMAALIYA: WAFDIGA KA SOCDO SOOMAALIYA

    Qoondada Xajka ee Soomaaliya

    Qoondada Xajka ee Soomaaliya, waftiga Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Wasiir Roobow, ayaa ku sugnaa Sacuudi Carabiya iyagoo ka qayb qaadanaya Bandhigga Adeegyada Xajka iyo Cumrada ee sanadlaha ah, oo loo yaqaan “Xaj Expo,” kaas oo ururiya wakiillo ka socda waddamada Muslimiinta ah ee adduunka oo dhan si ay isugu dubbaridaan una horumariyaan adeegyada xujeyda.

    Akhriso sidoo kale:

    MADAXWEYNAYAASHA MASAR IYO KENYA OO KA WADA HADLAY ARRIMAHA SOOMAALIYA: ILAALINTA MADAX-BANAANIDA SOOMAALIYA

    CABASHADA SHAQAALAHA GAROONKA AADAN CABDULLE.. DFS OO SHEEGTAY IN LA XALIYAY CABASHADII GAROONKA DIYAARADDA

    Qoondada Xajka ee Soomaaliya, qoondadaan ayaa ah mid lagu xakameenaayo xujeyda u xajineyso dalka Sacuudi Carabiya, iyada oo looga golleeyahay in Muslimiinta ay ku tagaan ogalaansho ay bixiyeen dalaka ay ka soo jeedaan. Arrintaan ayaa la qabtaa sanad walbo, iyada oo lagu qeybsanaayo tirada xujey uu dal walbo ku leeyahay Sacuudi Carabiya oo kaashaneyso dalalkaasi.

    KAALINTA SOOMAALIYA EE HABRAACA

    Qoondada Xajka ee Soomaaliya

    Qoondada Xajka ee Soomaaliya, Soomaaliya waxaa lagu aqoonsaday waddamada ugu waxqabadka badan bixinta adeegyo tayo leh oo ay siiso xujeyda, iyadoo gaartay kaalinta 4aad adduunka oo dhan qiimeynta 2025. Dalku wuxuu helay aqoonsi gaar ah iyo meel gaar ah oo lagu soo bandhigo adeegyada kala duwan ee uu siiyo xujeyda Soomaaliyeed si loogu diyaar garoobo xilliga Xajka.

    Qoondada Xajka ee Soomaaliya

    Qoondada Xajka ee Soomaaliya, Dowladda Soomaaliya, ayaa aad uga shaqeesay in ay isku daba riddo adeegyada xujeyda, ka bilaabato Visaha-ha ilaa ka war-heynta iyo haggidda xujeyda marka ay ku sugan yihiin gudashada waajibaadka xajka. Tani ayaa ka dhigan Soomaaliya in ay ku muteesatay maqaamkaas sare ay ka gaartay adeegyada xujeyda.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleILAALINTA MADAX-BANAANIDA SOOMAALIYA: MADAXWEYNAYAASHA MASAR IYO KENYA OO KA WADA HADLAY ARRIMAHA SOOMAALIYA
    Next Article QAQABASHADA IYO MAXKAMADEENTA BURCAD-BADEEDKA.. BURCAD-BADEED BAXSAT AH OO SOO GALAY SOOMAALIYA

    Related Posts

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?
    Culture

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    September 5, 2026
    Is Somali culture rich and full of ancient traditions that shaping daily life?
    Culture

    Is Somali culture rich and full of ancient traditions that shaping daily life?

    September 4, 2026
    Why Is Somali Family Structure Important?
    Culture

    Why Is Somali Family Structure Important?

    September 3, 2026
    Latest Posts
    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    You May Also Like
    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    September 5, 2026

    Warm Somali hospitality is something you feel the second you step into a local home.…

    Is Somali culture rich and full of ancient traditions that shaping daily life?

    Is Somali culture rich and full of ancient traditions that shaping daily life?

    September 4, 2026

    Somali culture rich traditions shape everything from daily conversations to big family gatherings across the…

    Why Is Somali Family Structure Important?

    Why Is Somali Family Structure Important?

    September 3, 2026

    Somali family structure is the most important part of life in Somalia because it gives…

    Secret Somali Cultural Traditions Beyond History Books

    Secret Somali Cultural Traditions Beyond History Books

    September 1, 2026

    Secret Somali cultural rules shape the daily lives of millions of people across the Horn…

    What are weird Somali games that kids played in the old days

    What are weird Somali games that kids played in the old days

    August 31, 2026

    Weird Somali games were a big part of growing up for many kids in Somalia…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Education

    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    September 5, 2026
    Local News

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    September 5, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.