Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, April 13
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»GUDIGA XUQUUQUL INSAANKA: AQALKA SARE OO ANSIXIYAY XUBNO QARAN
    Local News

    GUDIGA XUQUUQUL INSAANKA: AQALKA SARE OO ANSIXIYAY XUBNO QARAN

    November 19, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Gudiga Xuquuqul Insaanka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Gudiga Xuquuqul Insaanka, Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyay xubnaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka, kadib codeyn ay ka qayb galeen mudanayaasha Aqalka Sare.

    GUDIGA XUQUUQUL INSAANKA: ANSIXINTA GUDIGA

    Gudiga Xuquuqul Insaanka

    Gudiga Xuquuqul Insaanka, kulanka maanta oo ay xaadir ahaayeen xubno ka tirsan Aqalka Sare ayaa 28 Senator ku oggolaadeen xubnaha guddiga, iyadoo hal Senator uu ka aamusay, islamarkaana aanay jirin cid ka dhiidhiday. Ansixinta kaddib, isla goobta ayaa lagu dhaariyey xubnaha cusub, taasoo ka dhigan inay si buuxda u bilaabeen waajibaadkooda dastuuriga ah.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    CLOUDFLARE OO CILAD KU IMAADAY: DIB U DHACA INTERNET-KA QAARKIISA

    SOOMAALIYA OO KA MID NOQOTAY DALALKA TAAGEERAY CIIDAMO CAALAMI AH IN LA GEEYO GAZA

    Guddigan ayaa horay u soo maray marxaladaha kale ee sharci dejinta, iyadoo ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada iyo Golaha Shacabka.

    DOORASHADA GUDDOOMIYAHA GUDIGA

    Gudiga Xuquuqul Insaanka, waxaa hadda la sugayaa in xubnuhu doortaan guddoomiyaha rasmiga ah, si ay u guda galaan shaqooyinka muhiimka ah ee ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo ka hortagga ku xad-gudubyada ka dhaca dalka.

    Ansixintan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo horay loogu qaaday dhismaha hay’adaha u xilsaaran ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleTHE KEY TAKEAWAYS: US PRESIDENT PRAISES CROWN PRINCE OF SAUDI ARABIA
    Next Article STRENGTHENING PARLIAMENTARY COOPERATION: SOMALI AND KENYAN SPEAKERS MEET IN NAIROBI

    Related Posts

    How is the current Somali leadership affecting the country?
    Local News

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    April 12, 2026
    7 ways to distribute Somali education tools
    Local News

    7 ways to distribute Somali education tools

    April 11, 2026
    What are the Somali wedding customs?
    Local News

    What are the Somali wedding customs?

    April 10, 2026
    Latest Posts
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    You May Also Like
    How is the current Somali leadership affecting the country?

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    April 12, 2026

    The current Somali leadership is facing a lot of heat right now because people feel…

    7 ways to distribute Somali education tools

    7 ways to distribute Somali education tools

    April 11, 2026

    Somali education tools are the most important thing we need right now to help the…

    What are the Somali wedding customs?

    What are the Somali wedding customs?

    April 10, 2026

    Somali wedding customs are the most beautiful part of our culture because they bring everyone…

    What is the problem with the Hassan Sheikh regime?

    What is the problem with the Hassan Sheikh regime?

    April 10, 2026

    The Hassan Sheikh regime is making a lot of people in Somalia very angry right…

    Somali food culture: The taste of East Africa unveiled

    Somali food culture: The taste of East Africa unveiled

    April 9, 2026

    Somali food culture is something very beautiful and unique because it brings together many different…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.