Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    MARKAB OO LAGU WEERARAY XEEBAHA SOOMAALIYA

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL

    ISKAASHIGA DHAQAALE EE IMAARAADKA IYO KENYA

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, November 4
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»MARKAB OO LAGU WEERARAY XEEBAHA SOOMAALIYA
    Local News

    MARKAB OO LAGU WEERARAY XEEBAHA SOOMAALIYA

    November 4, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    MARKAB OO LAGU WEERARY XEEBAHA SOOMAALIYA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Markab oo lagu weeraray xeebaha Soomaaliya, markabka Stolt Sagaland oo ah gaadiid shidaal qaada oo wata calnka Norway, ayaa lagu weeraray xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan Gacanka Carbeed, iyada oo koox burcad-badeed ah ay isku dayeen in ay af-duubtaan, waxyeelo ma aysan soo gaarin shaqaalaha markabka, waxaana la xaqiijiyay in koox ilaalin ah ay fashiliyeen weerarka, ka dib markii ay ku jawaabeen rasaas diginin ah.

    MARKAB OO LAGU WEERARY XEEBAHA SOOMAALIYA

    Hay’addaha ammaanka baddaha ee caalamiga ah, ayaa sheegtay in weerarkaan uu muujinaayo khatar sii kordheyso oo burcad-badeed ah, taas oo laga yaabo in ay la xiriirto xasilooni-darada gobolka. Waxaa lagu booriyay maraakiibta in ay foojignaadaan oo ay raacaan hababka badbaadada.

    MARKAB OO LAGU WEERARAY XEEBAHA SOOMAALIYA: WEERARKA GACANKA CADMEED

     Markab oo lagu weeraray xeebaha Soomaaliya, markab oo lagu weeraray xeebaha Soomaaliya, Stolt Sagaland, ayaa la sheegay in lagu qaaday weerar ay fuliyeen burcad-badeed hubeysan oo ka dhacay xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan Gacanka Cadmeed, sida ay xaqiijiyeen saraakisha badah. Markabkaan oo watay calanka Norway, ayaa ku sii jeeday Bariga Dhexe, markii ay weerareen koox burcad ah oo saarnaa doon si deg-deg u socotay, sida ay sheegtay shirkadda leh markabka ee Stolt Tankers.

    MARKAB OO LAGU WEERARY XEEBAHA SOOMAALIYA

    Burcad-badeedii ayaa rasaas ku furtay , iyag oo isku dayay in ay af-duubtaan markabka, balse waxaa ka soo gaaray kooxaha ilaalinta oo ugu jawaabay rasaas digniinah. Ma jirto dhaawac soo gaary shaqaalaha markabka, waxaa uu sii watay safarkiisa, isaga oo  uu la socday kormeer ciidan badeed calami ah.

    KHATARTA SOO NOQNOQOTA IYO DIGNIINTA

    Akhri sidoo kale:

    ISKAASHIGA DHAQAALE EE IMAARAADKA IYO KENYA

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL

    Markab oo lagu weeraray xeebaha Soomaaliya, weerarkaan ayaa calaamad u noqday in khatarta burcad-badeed ee gobolka ay dib u soo muuqaneyso, iyad oo khubarada ay sheegeen in arrintaan ay la xiriiri karto xasiloono -darada sii kordheyso ee Soomaaliya iyo galbeedka Badweynta Hindiya.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleAYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL

    Related Posts

    Local News

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL

    November 4, 2025
    Local News

    ISKAASHIGA DHAQAALE EE IMAARAADKA IYO KENYA

    November 4, 2025
    Business & Technology

    SAMSUNG EV TECHNOLOGY LEAK

    November 4, 2025
    Latest Posts

    MARKAB OO LAGU WEERARAY XEEBAHA SOOMAALIYA

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL

    ISKAASHIGA DHAQAALE EE IMAARAADKA IYO KENYA

    SAMSUNG EV TECHNOLOGY LEAK

    You May Also Like

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL

    November 4, 2025

    Aya oo ku guuleysatay tartan dabaal, gabadhaan oo ah dabaalyahan, ayaa taariikh ka sameesay, ka…

    ISKAASHIGA DHAQAALE EE IMAARAADKA IYO KENYA

    November 4, 2025

    Iskaashiga dhaqaale ee imaaraadka iyo kenya, ffilo-baddeed cusub oo xawaare sare, ayaa isku xireyso Kenya…

    SAMSUNG EV TECHNOLOGY LEAK

    November 4, 2025

    Samsung EV technology leak, a former subcontractor employee has been indicted in South Korea for…

    CHINA’S INNOVATION TO APEC

    November 4, 2025

    China’s innovation to APEC, active participation in APEC underscores its dedication to openness, innovation and…

    SOMALILAND’S MANDATORY FLIGHT CLEARANCE

    November 3, 2025

    Somaliland’s mandatory flight clearance, Somaliland has introduced a mandatory flight clearance policy to regulate its…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Local News

    MARKAB OO LAGU WEERARAY XEEBAHA SOOMAALIYA

    November 4, 2025
    Local News

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL

    November 4, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.