Politics

Magaalada Carta ee dalka Jabuuti waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ballaaran oo lagu xusayo 25 sano guuradii ka soo wareegatey shirkii Carta ee lagu yagleelay dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Somalia. Xafladda waxaa ka qaybgalaya madaxda dowladda Soomaaliya,…

Read More