Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, April 13
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Business & Technology»RA’ISAL-WASAARAHA DFS OO LA KULMAY WAFDI: ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO CIRAAQ
    Business & Technology

    RA’ISAL-WASAARAHA DFS OO LA KULMAY WAFDI: ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO CIRAAQ

    November 6, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO CIRAAQ
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Iskaashiga Soomaaliya iyo Ciraaq, Ra’isal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay wafdi ka socda dowladda Ciraaq.

    ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO CIRAAQ: QAABILISTA MUQDISHO

    ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO CIRAAQ

    Iskaashiga Soomaaliya iyo Ciraaq, kulanka dhexmaray Ra’isal-wasaaraha iyo wafdiga ka socda Ciraaq oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha amniga ee dowladaha Federaalka Soomaaliya iyo Ciraaq ayaa looga hadlay iskaashiga dhinaca amniga gaar ahaan la dagaalanka xarakada Al-shabaab.

    Akhriso sidoo kale:

    ISBITAALKA MUQDISHO 2025: HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA

    Waxaa sida oo kale dhinacyada kulankooda ay ku wadaageen is dhaafsiga khibradaha la xariira la dagaalanka kooxaha loogu yeero argagixisada iyo horumarinta maal-gashiga, gaar ahaan sida kaluumeysiga, tamarta, beeraha iyo xoolaha oo uu dalka u uku yahay hodan.

    DULUCDA KULANKA

    ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO CIRAAQ

    Iskaashiga Soomaaliya iyo Ciraaq, Ra’isal-wasaare Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga Ciraaq ayaa isla gartay in labada dowladood ay xoojiyaan wadashaqeyntooda, si loo helo fursado ganacsi iyo kuwa horumarineed oo dheeraad ah, islamarkaana loo balaariyo xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Ciraaq.

    ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO CIRAAQ

    Iskaashiga Soomaaliya iyo Ciraaq, kulankaan ayaa imaanaya, iyada oo dowladda Soomaaliya ay sanadahii ugu dambeeyay sare u qaadeysy xiriirka diblomaasiyadeed oo ay la leedahay dalalka caalamka, islamarkaana dib uga soo muuqaneysay fagaarayaasha caalamka.

    Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa aad ugu howlan horumarinta hay’adda dowliga ah, kuwaas oo laga doonaayo in ay noqdaan kuwa bixiyo adeegyo hufan oo lagu qanco, isla markaana bulashada Soomaaliyeed ay aad ugu riyaaqaan kana faa’iideystaan adeegyadaasi.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleISBITAALKA MUQDISHO 2025: HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA
    Next Article TALIYE ODOWAA OO AFKA FURTAY: KHASAARAHA MILITARI EE SOOMAALIYA

    Related Posts

    South Yemen protests and the fight for the future
    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    The deep reach of the Emirati aid impact
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    How is the current Somali leadership affecting the country?
    Local News

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    April 12, 2026
    Latest Posts
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    You May Also Like
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026

    South Yemen protests are taking over the streets right now because people are truly fed…

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026

    Emirati aid impact is a huge topic for anyone following the news in the Middle…

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    April 12, 2026

    The current Somali leadership is facing a lot of heat right now because people feel…

    7 ways to distribute Somali education tools

    7 ways to distribute Somali education tools

    April 11, 2026

    Somali education tools are the most important thing we need right now to help the…

    Why is the global oil price staying so high?

    Why is the global oil price staying so high?

    April 11, 2026

    Global oil price issues are back in the news because everyone is confused about why…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.