Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    What is Google Gemini 3D update?

    What is Google Gemini 3D update?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, April 19
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Business & Technology»SOMALILAND OO KA HORTIMID: DFS OO DHAQAN-GELISAY NIDAAMKA BADDA EE ECTN
    Business & Technology

    SOMALILAND OO KA HORTIMID: DFS OO DHAQAN-GELISAY NIDAAMKA BADDA EE ECTN

    November 19, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Somaliland oo ka hortimid
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Somaliland oo ka hortimid, Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, ayaa soo saartay amar ku socda dhammaan maraakiibta iyo gaadiidka kale ee soo galaya Badda Soomaaliya, kaasi oo la xiriira fulinta nidaamka cusub ee ECTN (Electronic Cargo Tracking Note).

    SOMALILAND OO KA HORTIMID: MARAAKIIBTA OO IDIL OO HUBINEYSO DFS

    Somaliland oo ka hortimid

    Somaliland oo ka hortimid, nidaamkan ayaa waajib ka dhigaya in maraakiibta imaaneysa gudaha dalka si adag loo hubiyo, iyadoo si gaar ah loo eegi doono alaabaha ay sidaan. Sida ku cad waraaqda rasmiga ah ee kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Dekedaha, waxaa la faray dhammaan ganacsatada iyo shirkadaha ku lugta leh dhoofinta iyo soo dejinta badeecadaha inay si buuxda u gutaan shuruudaha nidaamka ECTN.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    AQALKA SARE OO ANSIXIYAY XUBNO QARAN: GUDIGA XUQUUQUL INSAANKA

    DIB U DHACA INTERNET-KA QAARKIISA: CLOUDFLARE OO CILAD KU IMAADAY

    Rarka ka imanaya dalalka caalamka waa in ay horay u soo gudbiyaan macluumaadka saxda ah, isla markaana ay helaan ECTN kahor inta aan badeecadaha lagu dejin ama looga dhoofin dekedaha Soomaaliya.Alaab kasta oo aan haysan ECTN sax ah looma oggolaan doono inay ku soo xirato dekedaha dalka, iyadoo lagu soo rogi doono ganaaxyo iyo xannibaadyo, sida ku xusan bayaanka Wasaaradda.

    Somaliland oo ka hortimid, Xukuumadda Somaliland ayaa si cad uga horyimid nidaamka maamulka badaha ee DFS, iyadoo ku dhawaaqday nidaam u gaar ah oo lagu magacaabo ECTNSL, kaas oo lagu maamuli doono markab kasta ama doon kasta oo badeecad u sida Dekedda Berbera.

    AQBALIS LA’AANTA DHANKA SOMALILAND

    Somaliland oo ka hortimid

    Somaliland oo ka hortimid, Maareeyaha Dekedaha Somaliland, Axmed Cali Diiriye, ayaa sheegay in Somaliland aysan aqbalayn ECTN-ka DFS, isagoo yiri:
    “Dowlad aan Somaliland ahaynina kuma talin karto, kamana fulin karto sharci ama nidaam maamul oo khuseeya maaraynta dekedaha iyo badaha Somaliland.”

    Somaliland iyo Puntland ayaa horay uga hortagay nidaamka socdaalka hawada ee DFS, hase yeeshee Puntland weli kama aysan hadlin go’aannada cusub ee ku saabsan maamulka iyo cashuuraha badeecadaha badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, arrin ay Somaliland hadda si toos ah u diiday.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleSTRENGTHENING PARLIAMENTARY COOPERATION: SOMALI AND KENYAN SPEAKERS MEET IN NAIROBI
    Next Article FARMAAJO CONDEMNS THE ILLEGAL ARREST: A SOMALI CITIZEN TORTURED

    Related Posts

    What is Google Gemini 3D update?
    Business & Technology

    What is Google Gemini 3D update?

    April 18, 2026
    How to Stop Apple Support Scams From Stealing Your Money?
    Business & Technology

    How to Stop Apple Support Scams From Stealing Your Money?

    April 17, 2026
    Iran World Cup Status After FIFA Statement
    Business & Technology

    Iran World Cup Status After FIFA Statement

    April 16, 2026
    Latest Posts
    What is Google Gemini 3D update?

    What is Google Gemini 3D update?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Is the Somali term ending creating a crisis?

    Is the Somali term ending creating a crisis?

    You May Also Like
    What is Google Gemini 3D update?

    What is Google Gemini 3D update?

    April 18, 2026

    Google Gemini 3D is the latest big change from Google that everyone is talking about…

    How to Stop Apple Support Scams From Stealing Your Money?

    How to Stop Apple Support Scams From Stealing Your Money?

    April 17, 2026

    Apple support scams are becoming a huge problem for people who use iPhones or Macs…

    Iran World Cup Status After FIFA Statement

    Iran World Cup Status After FIFA Statement

    April 16, 2026

    Iran world cup status is something everyone is talking about in the sports world right…

    Can medical AI bots provide harmful advice to patients?

    Can medical AI bots provide harmful advice to patients?

    April 15, 2026

    Medical AI bots are becoming very popular as people look for quick answers to their…

    Digital currency market trends in the global economy

    Digital currency market trends in the global economy

    April 14, 2026

    Digital currency market trends are changing the way people think about their bank accounts and…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Business & Technology

    What is Google Gemini 3D update?

    April 18, 2026
    Culture

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    April 18, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.