Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Culture»WASIIRKA DALXIISKA IYO KULANKA DHIGGIISA: URURKA DALXIISKA CAALAMIGA EE QARAMADAMIDOOBAY
    Culture

    WASIIRKA DALXIISKA IYO KULANKA DHIGGIISA: URURKA DALXIISKA CAALAMIGA EE QARAMADAMIDOOBAY

    November 10, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Wasiirka dalxiiska iyo kulanka dhiggiisa
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Wasiirka dalxiiska iyo kulanka dhiggiisa, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudiga, halkaas oo uu ka socdo Shirweynaha Dalxiiska ee Qaramada Midoobay, kulan kula yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Ururka Dalxiiska Caalamiga ah ee UNWTO.

    WASIIRKA DALXIISKA IYO KULANKA DHIGGIISA: SHAQSIYAADKA UU LA KULMAY

    Wasiirka dalxiiska iyo kulanka dhiggiisa

    Wasiirka dalxiiska iyo kulanka dhiggiisa, Madaxda uu Wasiirku la kulmay waxaa ka mid ahaa Agaasimaha Afrika ee UNWTO, Elcia Grandcourt, iyo Agaasimaha Xiriirka Caalamiga, Beka Jakeli.

    Akhriso sidoo kale:

    AFRICA’S MINISTERS OF TOURISM IN RIYADH’S TOURISM CONFERENCE: SOMALIA’S TOURISM SECTOR

    STRENGHTHENING SOMALIA’S PRODUCTION: ESTABLISHING MORE DEVELOPMENTAL STRUGGLES

    Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta dalxiiska Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ee dhinaca dalxiiska. Wasiirka ayaa madaxda UNWTO uga warbixiyay koboca adeegyada dalxiiska ee dalka iyo siyaasadda Dowladda Federaalka ee ku wajahan horumarinta dalxiiska, taas oo ku dhisan casriyeynta adeegyada iyo hirgelinta barnaamijyo kor u qaada aqoonta iyo xirfadaha dhalinyarada.

    BALAN-QAAD HIR-GELINTA MACHADYO DALXIIS

    Wasiirka dalxiiska iyo kulanka dhiggiisa

    Wasiirka dalxiiska iyo kulanka dhiggiisa, sidoo kale Wasiir Daa’uud Aweys ayaa xusay in Dowladda Soomaaliya ay dhawaan hirgelin doonto machadyo heerar kala duwan leh oo lagu baran doono dalxiiska iyo martisoorka.

    Madaxda UNWTO ayaa soo dhoweeyay dadaalka ay Soomaaliya ku waddo dib u soo nooleynta dalxiiska, waxayna ballanqaadeen inay si dhow ula shaqeyn doonaan Dowladda Federaalka si kor loogu qaado horumarinta iyo maalgelinta dalxiiska dalka.

    Wasiirka dalxiiska iyo kulanka dhiggiisa

    Wasiirka dalxiiska iyo kulanka dhiggiisa, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa haatan ku sugan magaalada Riyadh, halkaas oo uu uga qeybgalayo Shirweynaha Guud ee 26-aad ee Ururka Dalxiiska Qaramada Midoobay, oo sanadkan ay martigelineyso Boqortooyada Sacuudi Carabiya, taas oo noqoneysa markii ugu horreysay ee dalalka Khaliijka ay martigeliyaan shirkan.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleWASIIRKA CAAFIMAADKA OO SAMEEYAY RSQEEN: KU HOR-UMULISTA ISBITAALKA
    Next Article A CALL FOR PEACE: A STATEMENT FROM MINISTER OF INTERIOR

    Related Posts

    Culture

    Somali Oral Poetry: Is It the Hidden Power Behind Somali Resilience?

    December 8, 2025
    Culture

    How Do Somali Wedding Traditions Change Between Past and Present?

    December 3, 2025
    Culture

    Hidden Somalia Travel Wave: 7 Things That Will Make You Book the Ticket Tomorrow

    December 2, 2025
    Latest Posts

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    You May Also Like

    Somali Oral Poetry: Is It the Hidden Power Behind Somali Resilience?

    December 8, 2025

    Somali oral poetry hits harder than any gun, sweeter than any love song, and lasts…

    How Do Somali Wedding Traditions Change Between Past and Present?

    December 3, 2025

    Somali wedding traditions are still full of drums, gold, poetry and big family parties, but…

    Hidden Somalia Travel Wave: 7 Things That Will Make You Book the Ticket Tomorrow

    December 2, 2025

    Hidden Somalia travel wave is no longer just a rumor whispered between crazy backpackers and…

    Gender Justice Revolution: Somali Leaders Refuse to Stay Silent in Peacebuilding

    December 2, 2025

    Gender justice revolution is happening right now in Somalia, and it’s louder than ever. Women…

    9 Fascinating Somali Traditions That Still Surprise Everyone

    December 1, 2025

    Somali traditions continue to catch visitors off guard even today, mixing ancient nomadic wisdom with…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025
    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.