Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, July 18
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL
    Local News

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL

    November 4, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Aya oo ku guuleysatay tartan dabaal, gabadhaan oo ah dabaalyahan, ayaa taariikh ka sameesay, ka dib markii ay Soomaaliya ku matashay tartan dabaal oo lagu qabtay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Gabadhaani ayaa noqotay haweyneydii Soomaaliyeed ugu horeesay ee ka qeyb-gasha heerkaan, iyada oo muujisay karti iyo dadaal badan, inkasta oo ay ka timid dal aan laheyn xarumo dabaal oo casri ah, hadana waxaa ay soo ban-dhigtay awood iyo dadaal ay ku kasbataytaageero ballaaran.

     Guusha Aya ayaa dhiiri-gelisay dhalinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan gabdhaha, si ay u rumeystaan riyooyinkooda cayaareed. Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya, ayaa sheegtay guusha Aya Adams in ay qeyb ka tahay guul u soo hooyatay dalka iyo iyo shacabka Soomaaliyeed, iyada oo ballan-qaadayin ay taageeri doonto horumarkeeda. Aya ayaa hada qorsheeneeso in ay ka qeyb-gasho tartamada caalamka, si ay Soomaaliya ugu keento bilad taariikhi ah.

    Akhriso sidoo kale:

    ISKAASHIGA DHAQAALE EE IMAARAADKA IYO KENYA

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL: GUUSHA TAARIIKHIGA AH

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL

    Aya oo ku guuleysatay tartan dabaal , ayaa si weyn u soo jiidatay indhaha taageerayaasha iyo war-baahinta , ka dib markii ay ka qeyb-qaadatay tartanka Afrika ee dabaasha Aquatics Championship oo lagu qabtay Nairobi ee dalka Kenya.

    Aya oo da’deeda ay tahay 17 sano, ayaa noqotay tartame Soomaaliyeed oo taariikhi ah, ka dib markii ay ka mid noqotay haweenka ugu horeeyo ee ku matela Soomaaliya tartankaan heerka sare ah. Waxaa ay u dabaalatay si geesinimo leh, iyada oo muujisay xirfad, karti ad-adeeg, inkasta oo ay ka timid dal aan laheyn taageero ballaaran oo dhinaca dabaasha ah.

    DHIIRI-GELIN IYO RAJADA MUSTAQBALKA

    Aya oo ku guuleysatay tartan dabaal, guusha ayaa waxaa ay dhalisay hadal-heyn iyo dhiiri-gelin weyn oo ku saabsan doorka gabadha Soomaaliyeed ee isboortiga. Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya , ayaa boogaadisay dadaalkeeda, iyada oo sheegtay in ay tahay tusaallo lagu daydo.

    Ka dib guusha ay gaartay Aya Adams, dad badan ayaa ku baaqay in la siiyo taageero joogto ah iyo tababar xirfaddeed, si ay u sii kobciso xirfaddeeda iyo kartideeda ee cayaaraha dabaasha.

    Aya oo ku guuleysatay tartan dabaal, gabadhaan oo ah dabaalyahan, ayaa taariikh ka sameesay, ka dib markii ay Soomaaliya ku matashay tartan dabaal oo lagu qabtay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Gabadhaani ayaa noqotay haweyneydii Soomaaliyeed ugu horeesay ee ka qeyb-gasha heerkaan, iyada oo muujisay karti iyo dadaal badan, inkasta oo ay ka timid dal aan laheyn xarumo dabaal oo casri ah, hadana waxaa ay soo ban-dhigtay awood iyo dadaal ay ku kasbataytaageero ballaaran.

     Guusha Aya ayaa dhiiri-gelisay dhalinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan gabdhaha, si ay u rumeystaan riyooyinkooda cayaareed. Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya, ayaa sheegtay guusha Aya Adams in ay qeyb ka tahay guul u soo hooyatay dalka iyo iyo shacabka Soomaaliyeed, iyada oo ballan-qaadayin ay taageeri doonto horumarkeeda. Aya ayaa hada qorsheeneeso in ay ka qeyb-gasho tartamada caalamka, si ay Soomaaliya ugu keento bilad taariikhi ah

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL: GUUSHA TAARIIKHIGA AH

    Aya oo ku guuleysatay tartan dabaal , ayaa si weyn u soo jiidatay indhaha taageerayaasha iyo war-baahinta , ka dib markii ay ka qeyb-qaadatay tartanka Afrika ee dabaasha Aquatics Championship oo lagu qabtay Nairobi ee dalka Kenya.

    Aya oo da’deeda ay tahay 17 sano, ayaa noqotay tartame Soomaaliyeed oo taariikhi ah, ka dib markii ay ka mid noqotay haweenka ugu horeeyo ee ku matela Soomaaliya tartankaan heerka sare ah. Waxaa ay u dabaalatay si geesinimo leh, iyada oo muujisay xirfad, karti ad-adeeg, inkasta oo ay ka timid dal aan laheyn taageero ballaaran oo dhinaca dabaasha ah.

    DHIIRI-GELIN IYO RAJADA MUSTAQBALKA

    Aya oo ku guuleysatay tartan dabaal, guusha ayaa waxaa ay dhalisay hadal-heyn iyo dhiiri-gelin weyn oo ku saabsan doorka gabadha Soomaaliyeed ee isboortiga. Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya , ayaa boogaadisay dadaalkeeda, iyada oo sheegtay in ay tahay tusaallo lagu daydo.

    Ka dib guusha ay gaartay Aya Adams, dad badan ayaa ku baaqay in la siiyo taageero joogto ah iyo tababar xirfaddeed, si ay u sii kobciso xirfaddeeda iyo kartideeda ee cayaaraha dabaasha.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleISKAASHIGA DHAQAALE EE IMAARAADKA IYO KENYA
    Next Article MARKAB OO LAGU WEERARAY XEEBAHA SOOMAALIYA

    Related Posts

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?
    Local News

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026
    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    July 15, 2026
    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    July 14, 2026
    Latest Posts
    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    Northern Somalia Caves: Ancient Rock Art Reveals Human History

    You May Also Like
    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026

    baidoa heavy clashes started suddenly in the middle of the night and woke up all…

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    July 15, 2026

    Stop aid groups working in their territory is the major decision announced by the Puntland…

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    July 14, 2026

    Puntland Darawish forces completely blocked the main road connecting the commercial hub of Bosaso to…

    The Saudi Military Intervention: Somali Soldiers for Sudan?

    July 12, 2026

    The Saudi military intervention in the Horn of Africa is raising serious questions about peace…

    Somalia election schedule updates: Galmudug & Banadir Votes

    July 7, 2026

    Somalia election schedule updates have been officially announced by the National Independent Electoral and Boundaries…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Business & Technology

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    July 18, 2026
    Education

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    July 17, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.