Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    Gaza war reality is still going on today

    Gaza war reality is still going on today

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 17
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»HAY’ADDA DEFEN DEFENDERS OO 20 SANO U DABAAL-DEGTAY: DABAAL-DEGGA URURKA DEFEND DEFENDERS
    Politics

    HAY’ADDA DEFEN DEFENDERS OO 20 SANO U DABAAL-DEGTAY: DABAAL-DEGGA URURKA DEFEND DEFENDERS

    November 8, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders, Gudoomiyaha Defend defenders Hassan shire ayaa bilaabay hay’adda oo marka ahaa hal qof , oo haysta hal kumbuyuutar, oo uu la fariisto miis yaalla geeska xafiis wadaag ah Magaalada Kampala ee Dalia Uganda

    DABAAL-DEGGA URURKA DEFEND DEFENDERS: SANAD-GUURADA 20-AAD

    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders

    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders, ururka ayaa sanadkan u dabaaldegaya 20 sano oo guul iyo geesinimo ah tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2005 oo uu aasaasay Hadaa shire oo horeyna u ahaa aasaasihi Xarunta Dr Ismail Jimcale ee xuquuqda Aadanaha oo uu aasaasay sanadki 1996 isagoo hormuud u noqday difaaca xuquuqda aadanaha ee qaaradda Afrika marki dambe gaar ahaan oo uu ka hirgeliyay barnaamijyo kala duwan oo lagu taageerayo difaacayaasha xuquuqda aadanaha (HRDs).

    Akhriso sidoo kale:

    XILDHIBAANADA OO ANSIXIYAY HINDISE SHARCIYEED: HANAANKA LACAG BIXINTA QARANKA

    PUNTLAND OO KU DHAWAAQDAY XAALAD DEGDEG AH: QEYLO DHAANTA ABAARTA BA’AN

    Ururkan oo xaruntiisu tahay Kampala, Uganda, ayaa muddo dheer ka shaqeynayay sidii loo xoojin lahaa awoodda dadka u taagan difaaca xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya, halkaas oo xaaladaha amni iyo siyaasadeed ay si weyn u saameeyaan shaqada difaacayaasha.

    ADEEGYADA SOOMAALIYA LAGA FULIYAY

    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders, Hay’adda DefendDefenders waxa ay Soomaaliya ka fulisay mashaariic isugu jira sida difaacida u dhaqdhaqaaqayaasha xuquuqda Aadanaha iyo wariyayaasha

    Kaalmo degdeg ah: Taageero dhaqaale iyo amni oo degdeg ah ayaa la siiyay difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee wajahaya hanjabaado, weerarro ama cadaadis siyaasadeed.

    Tababarro iyo Horumarin Aqooneed: Ururku waxa uu qabtay tababaro joogto ah oo ku saabsan ilaalinta xogta, wacyigelinta xuquuqda aadanaha, iyo isdifaaca sharci ee bulshada rayidka ah.

    TAAGEERADA NAFSIYADEED IYO KU XIRNAANTA AFRIKA

    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders, Taageero Nafsiyeed iyo Bulsho: Difaacayaasha Soomaaliya oo la kulma cadaadis joogto ah ayaa helay adeegyo nafsiyeed (psychosocial support) si ay u maareeyaan culayska shaqadooda.

    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders

    Isku-xirnaanta Difaacayaasha Soomaaliyeed iyo Afrika: Iyada oo loo marayo barnaamijka Ubuntu Hub Cities Initiative, difaacayaasha Soomaalida ayaa loo suurtageliyay in ay helaan hoy ammaan ah iyo fursado dib-u-dejin ah marka ay xaalad adag ku jiraan.

    Hawlahaas oo dhan waxay qayb ka yihiin dadaalka DefendDefenders ee lagu yareynayo halista ay wajahayaan difaacayaasha xuquuqda aadanaha, laguna xoojinayo codkooda gudaha iyo caalamkaba.

    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders, Guud ahaan qaaradda Afrika, DefendDefenders waxa uu ka hawlgalaa shan xafiis oo waaweyn oo ku kala yaalla Bariga, Koonfurta, iyo Waqooyiga Afrika, iyadoo ay ka shaqeeyaan in ka badan laba boqol oo (200+) shaqaale xirfadlayaal ah.

    Ururka ayaa hormuud u ah shabakadda AfricanDefenders, oo mideysa ururada difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee ka kala socda qaaradaha Afrika, iyada oo la isku dhaafsado aqoon, xog, iyo xeelado lagu wajaho caqabadaha soo kordhaya.

    BARNAAMIJYADA AY BIXIYAAN

    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders, DefendDefenders waxa uu caan ku yahay barnaamijyadiisa hal-abuurka leh ee ay ka mid yihiin:

    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders

    Ubuntu Hub Cities Initiative – oo ah taageerta magangalyo ammaan ah iyo dib-u-dejin degdeg ah oo la siiyo difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee khatarta ku jira.

    Capacity Building Programs – tababaro lagu xoojinayo xirfadaha maamulka, wacyigelinta bulshada, iyo barashada difaaca dijitaalka ah.

    Advocacy and Solidarity Campaigns – ololeyaal caalami ah oo lagu difaacayo xorriyadda hadalka iyo ilaalinta difaacayaasha xuquuqda aadanaha.

    Xuska sanadguurada 20-aad ee DefendDefenders, ayaa diiradda lagu saarayaa guulaha la gaaray iyo caqabadaha weli taagan.

    “Hal nin, oo haysta hal kumbuyuutar, oo uu la fariisto miis yaalla geeska xafiis wadaag ah, ayaa si aamusnaan leh waxa uu u dhisay wax weyn.” nikaasina waa Agaasimaha Fulinta ee ururka, Hassan Shire, oo sheegay in “DefendDefenders uu maanta astaan u yahay Afrika u hiilinaysa Afrika kale,” isagoo tilmaamay in ururku sii wadi doono halganka lagu ilaalinayo codka dadka u taagan difaaca karaamada iyo xuquuqda aadanaha.

    Dabaal-degga Ururka Defend Defenders, Ururka ayaa ballanqaaday inuu sii xoojin doono hawlihiisa Soomaaliya iyo guud ahaan Afrika, isagoo la kaashanaya hay’adaha dawliga ah, ururrada bulshada rayidka ah, iyo difaacayaasha madax-bannaan si loo dhiso bulsho cadaalad iyo nabad ku dhisan.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticlePUNTLAND OO KU DHAWAAQDAY XAALAD DEGDEG AH: QEYLO DHAANTA ABAARTA BA’AN
    Next Article AFRICA’S MINISTERS OF TOURISM IN RIYADH’S TOURISM CONFERENCE: SOMALIA’S TOURISM SECTOR

    Related Posts

    Gaza war reality is still going on today
    Politics

    Gaza war reality is still going on today

    July 16, 2026
    Can Universities in Somalia Build a Better Future?
    Education

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    July 16, 2026
    Will Oman Maintain Neutral Mediation for Gulf Shipping?
    Politics

    Will Oman Maintain Neutral Mediation for Gulf Shipping?

    July 15, 2026
    Latest Posts
    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    Gaza war reality is still going on today

    Gaza war reality is still going on today

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    You May Also Like
    Gaza war reality is still going on today

    Gaza war reality is still going on today

    July 16, 2026

    Gaza war reality is something that people need to understand because many news channels say…

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    July 16, 2026

    universities in Somalia are working very hard to give young people a good chance in…

    Will Oman Maintain Neutral Mediation for Gulf Shipping?

    Will Oman Maintain Neutral Mediation for Gulf Shipping?

    July 15, 2026

    Oman maintain neutral stance during this big maritime crisis because they want to protect the…

    Why Somali Music Songs Connect People Worldwide

    Why Somali Music Songs Connect People Worldwide

    July 15, 2026

    Somali music songs represent a very beautiful and deep part of the culture in East…

    Why must we update Somali school books now?

    Why must we update Somali school books now?

    July 14, 2026

    Update Somali school programs is a very big step for the future of young children…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Local News

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026
    Health

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    July 16, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.