Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    What is Google Gemini 3D update?

    What is Google Gemini 3D update?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, April 19
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Culture»PUNTLAND OO KU DHAWAAQDAY XAALAD DEGDEG AH: QEYLO DHAANTA ABAARTA BA’AN
    Culture

    PUNTLAND OO KU DHAWAAQDAY XAALAD DEGDEG AH: QEYLO DHAANTA ABAARTA BA’AN

    November 8, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Qeylo dhaanta abaarta ba'an
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Qeylo dhaanta abaarta ba’an, Puntland ayaa maanta soo saartay qeylo-dhaan degdeg ah oo ku saabsan abaarta ba’an ee ka jirta deegaanadeeda, taas oo saamaysay ku dhawaad hal milyan (1,000,000) oo qof.

    QEYLO DHAANTA AABARTA BA’AN: DEEGAANADA AY KU DHUFATAY ABAARTA

    Qeylo dhaanta abaarta ba’an, Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa sheegay in abaartu ay si weyn u saameysay gobollada Mudug, Nugaal, Sool, Cayn, Sanaag, Haylaan, Bari, Karkaar, iyo Raasicasayr, halkaas oo kumannaan qoys ay wajahaan cunto iyo biyo la’aan.

    Qeylo dhaanta abaarta ba'an

    Warbixin rasmi ah oo kasoo baxday Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in 940,000 qof ay haatan la tacaalayaan saameynta abaarta, halka 130,000 qof ay ku sugan yihiin xaalad degdeg ah oo u baahan gargaar bini’aadantinimo.

    Akhriso sidoo kale:

    XILDHIBAANADA OO ANSIXIYAY HINDISE SHARCIYEED: HANAANKA LACAG BIXINTA QARANKA

    PUNTLAND OO BEENISAY IN AY KU LUG-LEEDAHAY DAGAALKA SUDAN: JAWAAB-CELINTA PUNTLAND

    Sidoo kale, xogta la helay ayaa muujinaysa in in ka badan 310,000 carruur ah oo ka yar 5 sano ay la ildaran yihiin nafaqo darro halis ah, halka 360,000 qof oo barakacayaal ah (IDPs) —intooda badan ah xoola-dhaqato— ayna ku jiraan xaalad nolol adag.

    SAAMEYNTA ISBEDDELKA CIMILADA

    Qeylo dhaanta abaarta ba’an, Puntland ayaa sheegtay in abaartan ay sabab u tahay isbeddelka cimilada iyo roobabkii oo ku yimid hakad afar xilli oo xiriir ah, taas oo keentay in dhulka intiisa badan uusan helin roob ku filan muddo labo sano ah.

    Qeylo dhaanta abaarta ba'an

    Hay’adaha saadaasha iyo xog ururinta ee IMC, SWALIM, iyo IGAD/ICPAC ayaa sidoo kale sheegay in roobabka Guga iyo Deyrta ee soo socda ay u badan tahay in ay noqdaan kuwo hooseeya marka loo eego celceliska sannadihii hore, taas oo sii adkeynaysa xaaladda dadka iyo xoolaha.

    Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa ugu baaqay dhammaan hay’adaha maxalliga ah, kuwa caalamiga ah iyo bulshada rayidka ah in ay si degdeg ah uga jawaabaan baahiyaha bani’aadantinimo ee jira, isagoo sheegay in dadka reer Puntland ay u baahan yihiin taageero degdeg ah si looga hortago musiibo bani’aadantinimo.”

    SHIR DEGDEG AH OO LA FILAAYO

    Qeylo dhaanta abaarta ba’an, waxaa sidoo kale lagu dhawaaqay shir degdeg ah oo la qaban doono Isniinta, 10-ka November 2025, kaas oo lagu qaban doono Hoolka Shirarka ee Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Shirkaas ayaa diiradda lagu saari doonaa isuduwidda iyo dardargelinta gurmadka abaaraha.

    Puntland ayaa la qabto dhibaatooyinka la xiriiro abaaraha guud ahaan dalka Soomaaliya, oo aalaa ka soo gaarto dhibaato weyn, taas oo dhaliso biyo yari, xoolaha oo baaba’o iyo barakac ballaaran ku imaado dadka ku dhaqan miyiga.

    Qeylo dhaanta abaarta ba'an

    Intaas waxaa u sii dheer maatada, colaaddo ka jiro deegaanada kala duwan, kuwaas oo sii xumeenaayo xaaladda barakacayaasha, taas oo ka dhalato in lagu waayo naf iyo hanti. Xaaladdahaan ayaa ah kuwa soo noqnoqdo oo dowladdaha maamul gobolleedka iyo midda federaalka aysan u heynin xal toos ah ay ku wajahaan.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleXILDHIBAANADA OO ANSIXIYAY HINDISE SHARCIYEED: HANAANKA LACAG BIXINTA QARANKA
    Next Article HAY’ADDA DEFEN DEFENDERS OO 20 SANO U DABAAL-DEGTAY: DABAAL-DEGGA URURKA DEFEND DEFENDERS

    Related Posts

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?
    Culture

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    April 18, 2026
    Is the Somali term ending creating a crisis?
    Local News

    Is the Somali term ending creating a crisis?

    April 17, 2026
    Somali Hospitality Traditions: 5 Things You Should Know
    Culture

    Somali Hospitality Traditions: 5 Things You Should Know

    April 17, 2026
    Latest Posts
    What is Google Gemini 3D update?

    What is Google Gemini 3D update?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Is the Somali term ending creating a crisis?

    Is the Somali term ending creating a crisis?

    You May Also Like
    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    April 18, 2026

    Modern Urban Life is a term that people are using more and more these days…

    Is the Somali term ending creating a crisis?

    Is the Somali term ending creating a crisis?

    April 17, 2026

    The Somali term ending for the federal parliament has sparked a lot of worry across…

    Somali Hospitality Traditions: 5 Things You Should Know

    Somali Hospitality Traditions: 5 Things You Should Know

    April 17, 2026

    Somali hospitality traditions are famous all over the world because they show how kind and…

    Ancient Somali Trade: Was It the World’s Most Key Hub ever

    Ancient Somali Trade: Was It the World’s Most Key Hub ever

    April 16, 2026

    Ancient Somali Trade is something that many people today might not realize was so huge…

    Is the Somali Crisis deepening?

    Is the Somali Crisis deepening?

    April 16, 2026

    The Somali Crisis is currently reaching a breaking point as the political climate in the…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Business & Technology

    What is Google Gemini 3D update?

    April 18, 2026
    Culture

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    April 18, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.