Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, July 18
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»ISBEDDELKA LAANTA SOCDAALKA: NIDAAMINTA ARRIMAHA VISA-HA EE SOOMAALIYA
    Local News

    ISBEDDELKA LAANTA SOCDAALKA: NIDAAMINTA ARRIMAHA VISA-HA EE SOOMAALIYA

    November 5, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    NIDAAMINTA ARRIMAHA VISA-HA EE SOOMAALIYA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Nidaaminta arrimaha Visa-ha ee Soomaaliya, Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa si ku meel-gaar ah u joojineyso bixinta Visa-ha muddada dheer ee laga bixiyo laamaha gobollada, si dib loogu habeeyo nidaamka Visa-ha. Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa sheegtay in tallaabadaan lagu doonaayo hufnaan, mideyn iyo amni, iyada oo qorsheyneyso in la hir-geliyo nidaam dhijitaal oo casri ah, oo fududeynaayo adeegyada socdaalka.

    NIDAAMINTA ARRIMAHA VISA-HA EE SOOMAALIYA

    NIDAAMINTA ARRIMAHA VISA-HA EE SOOMAALIYA: GO’AANKA DOWLADDA

    Nidaaminta arrimaha Visa-ha ee Soomaaliya, Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqday in si ku meel-gaar ah loo joojiyay bixinta Visa-ha muddada dheer ee laga bixiyo laamaha diblomaasiyaddeed ee gobollada. Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa sheegtay in tallaabadaan ay qeyb ka tahaydadaal lagu hagaajinaayo nidaamka Visa-ha iyo u eegista hababka shaqo ee laamaha dibedda. Go’aankaan ayaa saameyn doono dadka doonaayo Visa-ha shaqada, wax-barashada iyo kuwa ganacsi ee muddo dheer ku sugan Soomaaliya.

    Akhri sidoo kale:

    UUR ISKA-SOO-XAAQISTA SHARCI-DARADA EE SOOMAALIYA

    RA’ISAL-WASAARAHA SOOMAALIYA OO FURAY SHIRWEYNE: MAAMULISTA INTARNETKA SOOMAALIYA

    Mas’uul ka tirsan Wasaaradda, ayaa sheegay in joojintaan ay ujeeddadeeda tahay in la kordhiyo daah-furnaanta iyo isla xisaabtanka, iyada oo la hubinaayo nidaamka Visa-ha uu noqdo mid mideysan oo laga maamulo xarunta dhexe ee Muqdisho. Waxaa sida oo kale lagu war-geliyay safaaraddaha iyo qunsuliyaddaha Soomaaliya in ay si ku meel-gaar ah u hakiyaan bixinta Visa-ha noocyadaan oo kale ah ilaa amar dambe laga soo saaro.

    NIDAAMINTA ARRIMAHA VISA-HA EE SOOMAALIYA

    SAAMEYNTA IYO TALLAABOOYINKA LAGU XALINAAYO

    Nidaaminta arrimaha Visa-ha ee Soomaaliya, go’aanka dowladda ayaa isla markiiba abuuray hadal-heyn badan, maadaama uu saameyni doono shacabka Soomaaliyeed iyo ajaanibta ku howlan arrimaha ganacsiga iyo shaqada ee dalka,. Qaar ka mid ah ganacsatada iyo hay’addaha caalamiga, ayaa muujiyay walaac ku aadan, dib u dhaca ku imaani karoqorshahooda socdaalka.

    Si kastaba ha ahaatee, Wasaaradda Arrimaha Dibedda, ayaa ballan-qaaday in muddada hakinta aysan dheereyn doonin, isla markaana ay la imaani doonaan nidaam casri ah oo dhijitaal ahoo fududeenaayo codsiyada Visa-ha. Dowladda ayaa ku adkeesaneysao in tallaabadaani ay laga ma maarmaan u tahay hagaajinta maamulka socdaalka iyo ilaalinta nidaamka amniga dalka.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleRA’ISAL-WASAARAHA SOOMAALIYA OO FURAY SHIRWEYNE: MAAMULISTA INTARNETKA SOOMAALIYA
    Next Article ISBITAALKA MUQDISHO 2025: HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA

    Related Posts

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?
    Local News

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026
    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?
    Local News

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    July 15, 2026
    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?
    Local News

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    July 14, 2026
    Latest Posts
    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    Northern Somalia Caves: Ancient Rock Art Reveals Human History

    Northern Somalia Caves: Ancient Rock Art Reveals Human History

    You May Also Like
    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026

    baidoa heavy clashes started suddenly in the middle of the night and woke up all…

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    July 15, 2026

    Stop aid groups working in their territory is the major decision announced by the Puntland…

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    July 14, 2026

    Puntland Darawish forces completely blocked the main road connecting the commercial hub of Bosaso to…

    The Saudi Military Intervention: Somali Soldiers for Sudan?

    The Saudi Military Intervention: Somali Soldiers for Sudan?

    July 12, 2026

    The Saudi military intervention in the Horn of Africa is raising serious questions about peace…

    Somalia election schedule updates: Galmudug & Banadir Votes

    Somalia election schedule updates: Galmudug & Banadir Votes

    July 7, 2026

    Somalia election schedule updates have been officially announced by the National Independent Electoral and Boundaries…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Business & Technology

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    July 18, 2026
    Education

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    July 17, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.