Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, July 18
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»UUR ISKA-SOO-XAAQISTA SHARCI-DARADA EE SOOMAALIYA
    Local News

    UUR ISKA-SOO-XAAQISTA SHARCI-DARADA EE SOOMAALIYA

    November 5, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    UUR ISKA-SOO-XAAQISTA SHARCI-DARADA EE SOOMAALIYA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Uur iska-soo-xaaqista sharci-darada ee Soomaaliya, Booliska Soomaaliya ayaa qabtay haweeney lagu eedeeyay falalka uurka lagu soo xaaqo, oo lagu sameeyay gudaha Muqdisho. Baaritaano ayaa muujiyay in eedeysanaha ay muddo dheer ku howlaneed falkaasi, iyada oo adeesaneysay daawooyin aan la ogaleen. Booliska iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa ku baaqay la dagaalanka uur iska sooxaaqista aan sharciyeesneen, si loo ilaaliyo caafimaadka haween.

    UUR ISKA-SOO-XAAQISTA SHARCI-DARADA EE SOOMAALIYA

    Booliska Soomaaliya ayaa qabtay haweeney lagu eedeeyay falalka uurka lagu soo xaaqo oo lagu sameeyay Muqdisho. Baaritaanno ayaa muujiyay in eedeysanaha ay muddo dheer ku howlaneeyd falkaas, iyadoo adeegsanaysay dawooyin aan la oggolayn. Booliska iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa ku baaqay la dagaallanka dhalmooyinka aan sharciyeysneyn si loo ilaaliyo caafimaadka haweenka.

    Sidoo kale akhriso:

    MARKAB OO LAGU WEERARAY XEEBAHA SOOMAALIYA

    AYA OO KU GUULEYSATAY TARTAN DABAAL

    UUR ISKA-SOO-XAAQISTA SHARCI-DARADA EE SOOMAALIYA: HOWL-GALKA BOOLISKA

    Uur iska-soo-xaaqista sharci-darada ee Soomaaliya, Booliska Soomaaliya, ayaa gacanta ku dhigay haweeney lagu tuhunsan yahay, in ay ku lug-laheyd falal uurka la iskaga soo xaaqaayo, oona ah qarsoodi, taas oo laga fuliyay gudaha magaalada Muqdisho. Sida ay sheegeen saraakiisha booliska, eedeysanayaasha ayaa lagu qabtay gurigeeda oo ku yaala degmada Hodan, ka dib marka la helay xog muujineyso, in ay u adeegsani jirtay haween da’a yar, habab aan caafimaad iyo sharci midna aan waafaqsaneen, si ay u so oaf-jaraan uurkooda. Booliska ayaa sheegay in uu falkaasi jebinaayo xeerarka dalka iyo qiyaamka diinta Islaamka ee dhowrista noolasha.

    UUR ISKA-SOO-XAAQISTA SHARCI-DARADA EE SOOMAALIYA

    Saraakiisha baaritaanka, ayaa intaasi ku daray in la helay qalab caafimaad iyo daawooyin aan la ogaleyn oo loo adeegsaday falka iska-soo-xaaqista.  Waxaa la rumeysan yahay in eedeysanaha ay muddo dheer ku howlaneed arrintaani, iyada oo dadka adeesanaayay ay u badnaayeen haween sabool ah oo aan heysan taageero dhaqaale ama caafimaad.

    TALLAABO SHARCI IYO DIGNIIN

    Uur iska-soo-xaaqista sharci-darada ee Soomaaliya, Booliska ayaa sheegay in eedeysanaha la horgeeni doona maxkamad, si loo waafajiyo sharciga dalka ee ka dhanka ah falalka wax-yeelada noolasha iyo caafimaadka bulshada. Waxaa sida oo kale lagu war-geliya bulshada in ay si dhow u la shaqeeyaan booliska, si loo joojiyo dhaqamada halista ah  ee wax-yeeleeyo haweenka iyo bulshada guud ahaan.

    Wasaaradda Caafimaadka ayaa dhankeeda ku baaqday, in dadka u  baahan adeegyo caafimaad ama tallooyin ku saabsan uurka ay la xiriiraan xarumaha caafimaadka rasmiga ah ee dowladda, mas’uuliyiinta waxaa ay carabka ku adkeeyeen, in dowladda ay sii wadi doonto la dagaalanka falalka la xiriira uur iska-soo-xaaqista, si loo ilaaliyo noolasha iyo caafimaadka haweenka Soomaaliyeed.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleBlockchain, A Decentralized Digital Ledger.. what is this and how to use in 2026?
    Next Article RA’ISAL-WASAARAHA SOOMAALIYA OO FURAY SHIRWEYNE: MAAMULISTA INTARNETKA SOOMAALIYA

    Related Posts

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?
    Local News

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026
    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?
    Local News

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    July 15, 2026
    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?
    Local News

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    July 14, 2026
    Latest Posts
    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    Northern Somalia Caves: Ancient Rock Art Reveals Human History

    Northern Somalia Caves: Ancient Rock Art Reveals Human History

    You May Also Like
    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026

    baidoa heavy clashes started suddenly in the middle of the night and woke up all…

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    July 15, 2026

    Stop aid groups working in their territory is the major decision announced by the Puntland…

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    July 14, 2026

    Puntland Darawish forces completely blocked the main road connecting the commercial hub of Bosaso to…

    The Saudi Military Intervention: Somali Soldiers for Sudan?

    The Saudi Military Intervention: Somali Soldiers for Sudan?

    July 12, 2026

    The Saudi military intervention in the Horn of Africa is raising serious questions about peace…

    Somalia election schedule updates: Galmudug & Banadir Votes

    Somalia election schedule updates: Galmudug & Banadir Votes

    July 7, 2026

    Somalia election schedule updates have been officially announced by the National Independent Electoral and Boundaries…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Business & Technology

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    July 18, 2026
    Education

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    July 17, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.