Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    7 facts about Somali literacy rates

    Facts about Somali literacy rates

    7 things about the Hormuz water crisis

    7 things about the Hormuz water crisis

    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, April 13
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»KOONFUR GALBEED OO KU DHAWAAQDAY DAGAAL CUSUB: DAGAAL KA DHAN AH SHABAAB
    Local News

    KOONFUR GALBEED OO KU DHAWAAQDAY DAGAAL CUSUB: DAGAAL KA DHAN AH SHABAAB

    November 16, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Dagaal ka dhan ah Shabaab
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Dagaal ka dhan ah Shabaab, Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha amniga ee Koonfur Galbeed oo diirada lagu saaray adkeynta amaanka iyo dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah Maleshiyaadka Al-Shabaab.

    DAGAAL KA DHAN AH SHABAAB: SHIR LOOGA ARRINSADAY QORSHAHA DAGAAL

    Dagaal ka dhan ah Shabaab

    Dagaal ka dhan ah Shabaab, shirka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirrada amniga iyo arrimaha gudaha, Agaasimaha Madaxtooyada, Taliyeyaasha ciidanka iyo saraakiil ka tirsan Howlgalka AUSSOM.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    WASIIR KU-XIGEENKA MAALIYADDA OO HOR-TAGAY 2-DA AQAL: WAR-BIXINTA MIISAANIYADDA QARANKA

    QIIMAHA KHAADKA OO HOOS U DHACAY: TARTANKA U DHEXEEYO KENYA IYO ETHIOPIA

    Shirkan ayaa si qoto dheer looga arinsaday xaalada amniga guud ee deegaanada maamulka Koonfur Galbeed qorshayaasha horumarineed iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta hay’adaha amniga Koonfur Galbeed Soomaaliya. 

    KU DHAWAAQISTA MADAXWEYNAHA EE DAGAALKA CUSUB

    Dagaal ka dhan ah Shabaab

    Dagaal ka dhan ah Shabaab, Madaxweyne Laftagareen ayaa shirka kaga dhawaaqay in Koofur Galbeed ay qaadayso dagaal cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab, isagoona ku booriyey hay’adaha amniga iney la shaqeeyaan bulshada si loo xaqiijiyo xasiloonida deegaanada maamulkaas.

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ku amaanay ciidamada qalabka sida ee ka howlgalada deegaanada maamulkiisa iney laf dhabar u yihiin amniga guud ee Koonfur Galbeed, waxana xusid mudan in deegaano badan oo ka tirsan Koonfur Galbeed iney ka socdaan howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah Koonfur Galbeed. 

    Dagaal ka dhan ah Shabaab
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleRW XAMSE OO BOOQDAY XARUN QARAN: KORMEERKA XARUNTA DOOROSHOOYINKA
    Next Article SOMALIA SAYS ZERO ISIS ARRIVALS SINCE THE LAUNCH OF E-VISA: A REGIONAL PUSHBACK

    Related Posts

    How is the current Somali leadership affecting the country?
    Local News

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    April 12, 2026
    7 ways to distribute Somali education tools
    Local News

    7 ways to distribute Somali education tools

    April 11, 2026
    What are the Somali wedding customs?
    Local News

    What are the Somali wedding customs?

    April 10, 2026
    Latest Posts
    7 facts about Somali literacy rates

    Facts about Somali literacy rates

    7 things about the Hormuz water crisis

    7 things about the Hormuz water crisis

    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    You May Also Like
    How is the current Somali leadership affecting the country?

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    April 12, 2026

    The current Somali leadership is facing a lot of heat right now because people feel…

    7 ways to distribute Somali education tools

    7 ways to distribute Somali education tools

    April 11, 2026

    Somali education tools are the most important thing we need right now to help the…

    What are the Somali wedding customs?

    What are the Somali wedding customs?

    April 10, 2026

    Somali wedding customs are the most beautiful part of our culture because they bring everyone…

    What is the problem with the Hassan Sheikh regime?

    What is the problem with the Hassan Sheikh regime?

    April 10, 2026

    The Hassan Sheikh regime is making a lot of people in Somalia very angry right…

    Somali food culture: The taste of East Africa unveiled

    Somali food culture: The taste of East Africa unveiled

    April 9, 2026

    Somali food culture is something very beautiful and unique because it brings together many different…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Education

    Facts about Somali literacy rates

    April 13, 2026
    Business & Technology

    7 things about the Hormuz water crisis

    April 13, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.