Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, April 13
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»MW SOOMAALIYA OO SHEEGAY IN LA QAADANI KARO KAARKA AQOONSIGA: AL-SHABAAB AYAA QAADATAY KAARKA AQOONSIGA
    Politics

    MW SOOMAALIYA OO SHEEGAY IN LA QAADANI KARO KAARKA AQOONSIGA: AL-SHABAAB AYAA QAADATAY KAARKA AQOONSIGA

    November 25, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Al-Shabaab ayaa qaadatay kaarka aqoonsiga
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Al-Shabaab ayaa qaadatay kaarka aqoonsiga, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Labaad ee Aqoonsiga Qaranka (SNIDC2025), oo muddo laba maalmood ah ka socday Caasimadda Muqdisho, isaga oo ammaanay shaqada Hay’adda Aqoonsiga Qaran ee NIRA, muwaadiniinta Soomaaliyeed ee isdiiwaan-geliyey, talo-soojeedinta khubarada iyo horumarinta Aqoonsiga Dijitaalka.

    AL-SHABAAB AYAA QAADATAY KAARKA AQOONSIGA: HIRGELINTA NIDAAMKA AQOONSIGA

    Al-Shabaab ayaa qaadatay kaarka aqoonsiga

    Al-Shabaab ayaa qaadatay kaarka aqoonsiga,, Madaxweynaha ayaa xusay in shirkan qaran uu muujinayo sida Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga go’an tahay dhammaystirka hirgelinta nidaam Aqoonsi Qaran oo mideysan, casri ah, ammaan ah, kaas oo tiir muhiima u ah dowladnimada, amniga iyo horumarinta adeegyada bulshada, waxa uuna adkeeyay in go’aannada shirkan lagu xoojiyo qorshaha qaran ee dhismaha adeegyo dowladeed oo ku saleysan tiknoolojiyadda casriga ah.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    ILHAN CUMAR OO SHEEGTAY INAY DIFAACEYSO SOOMAALIDA: WEERARKA TRUMP EE SOOMAALIDA

    NISA OO HOWLGAL KA FULISAY CUMAR BEERE: HORJOOGIHII QARAXYADA AL-SHABAAB

    HADALKA MADAXWEYNAHA

    Al-Shabaab ayaa qaadatay kaarka aqoonsiga

    Al-Shabaab ayaa qaadatay kaarka aqoonsiga, “Dalkaan Soomaaliya ayaa la dhahaa waxaana leh Muwaadiniinta Soomaaliyeed, Muwaadin qaado Kaarka aqoonsiga NIRA, maanta waa fudud yahay, waxaa imaan doonta xilli la’aantiisa noloshu istaagi doonto, aan la jaan qaadno dunidan casriga ah, Dalkaan 35 ka hor halkuu joogay ma sii joogayo, dastuur, doorasho qof iyo cod, waa inaan ku dhaqannaa qawaaniinta caalamiga ah, una noolaanaa sida adduunyada kale looga nool yahay.

    QORSHAHA IYO TALLOOYINKA

    Al-Shabaab ayaa qaadatay kaarka aqoonsiga, ugu dambeyn, Madaxweynaha ayaa ku booriyey dhammaan hay’adaha dowladda in ay si wadajir ah u fulinayaan qorshayaasha iyo tallooyinka wax ku oolka ah ee laga soo saaray Shirweynaha Labaad ee Aqoonsiga Qaranka, si loo dhammeystiro in shacabka Soomaaliyeed oo idil ay helaan Aqoonsiga Qaranka, lana xoojiyo kalsoonida ay ku qabaan dowladnimada iyo dalka.

    Al-Shabaab ayaa qaadatay kaarka aqoonsiga
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleNISA OO HOWLGAL KA FULISAY CUMAR BEERE: HORJOOGIHII QARAXYADA AL-SHABAAB
    Next Article Burhan insists on continued bloodshed, while Hemedti agrees to a truce: Who will prevail in Sudan?

    Related Posts

    South Yemen protests and the fight for the future
    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    The deep reach of the Emirati aid impact
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?
    Politics

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    April 11, 2026
    Latest Posts
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    You May Also Like
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026

    South Yemen protests are taking over the streets right now because people are truly fed…

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026

    Emirati aid impact is a huge topic for anyone following the news in the Middle…

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    April 11, 2026

    Sea mine dangers are becoming a huge problem for everyone right now because the waters…

    Emirati Aid Impact: Rebuilding Yemen’s Future

    Emirati Aid Impact: Rebuilding Yemen’s Future

    April 10, 2026

    Emirati aid impact is a huge topic for anyone following the news in the Middle…

    Can Direct Lebanon negotiations Unlock Middle East Peace?

    Can Direct Lebanon negotiations Unlock Middle East Peace?

    April 9, 2026

    Direct Lebanon negotiations are the talk of the world today after Prime Minister Benjamin Netanyahu…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.