Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    What is Google Gemini 3D update?

    What is Google Gemini 3D update?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, April 19
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»ILHAN CUMAR OO SHEEGTAY INAY DIFAACEYSO SOOMAALIDA: WEERARKA TRUMP EE SOOMAALIDA
    Politics

    ILHAN CUMAR OO SHEEGTAY INAY DIFAACEYSO SOOMAALIDA: WEERARKA TRUMP EE SOOMAALIDA

    November 25, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Weerarka Trump ee Soomaalida
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Weerarka Trump ee Soomaalida, Xildhibaanad Maraykanka Ilhan Omar iyo hoggaamiyeyaasha Minnesota Democratic-Farmer-Labor ayaa dhaleeceeyay Madaxweynaha Donald Trump oo weerar afka ah ku qaaday bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota.

    WEERARKA TRUMP EE SOOMAALIDA: DACWADDII MUSUQMAASUQA

    Weerarka Trump ee Soomaalida

    Weerarka Trump ee Soomaalida, Ilhan Omar, iyada oo ka hadlaysay dacwadihii musuqmaasuqa adeegyada bulshada ee Minnesota, oo qaar badan ay ku lug lahaayeen Soomaali-Amerikaan lagu eedeeyay inay lunsadeen boqolaal kun oo dollar oo loogu talagalay carruurta baahan, dhalinyarada qaba autism-ka, iyo dadka u baahan guryo, ayaa sheegtay in bulsho dhan aan loogu gef karin dambi uu geystay qof keliya.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    SOMALI PM HEADS TO MORROCO FOR MEDAYS FORUM: GLOBAL GEOPOLITICAL SHIFTS

    SOMALIA LAUNCHES $105 MILLION SPRING PROJECT: BOOSTING ECONOMIC GROWTH

    Trump ayaa Jimcihii ku qoray bartiisa Truth Social inuu joojinayo sharciga deganaanshaha ku meelgaarka ah ee Soomaalida Minnesota, isaga oo aan wax caddeyn ah soo bandhigin, kuna andacooday in burcad Soomaaliyeed ay argagaxinayaan shacabka gobolka Mennosata.

    ILHAN IYO REER MINNESOTA

    Weerarka Trump ee Soomaalida

    Weerarka Trump ee Soomaalida, Ilhan Omar oo la hadleysay ku dhawaad 400 qof oo Soomaali ah oo Minnesota ku sugan oo TPS ku jooga ayaa sheegtay inay hubin doonto wax kasta oo suurtagal ah si ay u difaacdo Soomaalida Minnesato.

    Haddii TPS la baabi’iyo, waxay saameynaysaa 0.5% dadka Soomaaliyeed ee Minnesota. Waxaa ku nool qiyaastii 80,000 oo Soomaali Minnesoto kaliya; ku dhawaad 41,748 qof ayaa lagu qiyaasay inay Soomaaliya ku dhasheen sannadka 2024.

    Weerarka Trump ee Soomaalida, inta badan Soomaalida Minnesota waxay ku dhasheen gudaha dalka ama waa muwaadiniin Mareykan ah. Qaar badan waxay Minnesota u yimaadeen iyagoo ah qaxooti ka soo cararay dagaalkii sokeeye ee socday tan iyo 1990-meeyadii.

    XOGHAYAHA AMNIGA GUDAHA MARAYKANKA

    Weerarka Trump ee Soomaalida

    Weerarka Trump ee Soomaalida, Xoghayaha Amniga Gudaha ee Maraykanka, Kristi Noem, ayaa Axaddii Minnesota ka sheegtay in xafiiskeedu qiimeyn doono in laga laabto sharciga TPS ee muwaadiniinta Soomaaliyeed, taas oo marka hore u baahan 60 maalmood oo ogeysiis ah, sida uu weriyay New York Times.

    Jaylani Hussein, agaaasimaha CAIR-MN oo ah urur u dooda xuquuqda Muslimiinta, ayaa sheegay in weerarada baraha bulshada ku faafay kadddib hadalkii ay qayb ka yihiin olole ballaaran oo abaabulan oo lagu faafinayo cabsi laga qabo Muslimiinta, isaga sheegay inay dambeeyaan siyasiyiin Israel u ololeeya.

    Weerarka Trump ee Soomaalida
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleSOMALIA LAUNCHES $105 MILLION SPRING PROJECT: BOOSTING ECONOMIC GROWTH
    Next Article NISA OO HOWLGAL KA FULISAY CUMAR BEERE: HORJOOGIHII QARAXYADA AL-SHABAAB

    Related Posts

    How Iran war losses may reshape Middle East future
    Politics

    How Iran war losses may reshape Middle East future

    April 17, 2026
    China weapons deal: did China stop selling arms to Iran?
    Politics

    China weapons deal: did China stop selling arms to Iran?

    April 15, 2026
    How Emirati Aid impact Lives Across the Region?
    Politics

    How Emirati Aid Transforms Lives Across the Region?

    April 14, 2026
    Latest Posts
    What is Google Gemini 3D update?

    What is Google Gemini 3D update?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Is the Somali term ending creating a crisis?

    Is the Somali term ending creating a crisis?

    You May Also Like
    How Iran war losses may reshape Middle East future

    How Iran war losses may reshape Middle East future

    April 17, 2026

    Iran war losses have become the main topic of conversation after the government finally shared…

    China weapons deal: did China stop selling arms to Iran?

    China weapons deal: did China stop selling arms to Iran?

    April 15, 2026

    China weapons deal is the talk of the town lately after some big statements came…

    How Emirati Aid impact Lives Across the Region?

    How Emirati Aid Transforms Lives Across the Region?

    April 14, 2026

    The Emirati aid Transforms is a huge topic for anyone following the news in the…

    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026

    South Yemen protests are taking over the streets right now because people are truly fed…

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026

    Emirati aid impact is a huge topic for anyone following the news in the Middle…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Business & Technology

    What is Google Gemini 3D update?

    April 18, 2026
    Culture

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    April 18, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.