Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»PUNTLAND OO BEENISAY IN AY KU LUG-LEEDAHAY DAGAALKA SUDAN: JAWAAB-CELINTA PUNTLAND
    Local News

    PUNTLAND OO BEENISAY IN AY KU LUG-LEEDAHAY DAGAALKA SUDAN: JAWAAB-CELINTA PUNTLAND

    November 7, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Jawaab-celinta Puntland
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Jawaab-celinta Puntland, Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyada maamulka Puntland ayaa  si adag loogu beeniyay in Puntland ay ku lug leedahay dagaalada sokeeye ee ka socda dalka Suudaan.

    JAWAAB-CELINTA PUNTLAND: ISKA FOGEYNTA XIRIIRKA DAGAALADA SUDAN

    Jawaab-celinta Puntland, Puntland ayaa iska fogeysay wararka la xariira in garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso laga qaado duqeymaha diyaaradeed ee Suudaan ka dhaca iyo inay martigeliyaan Kooxaha Calooshood u shaqaystayaasha ah oo ay maalgaliso Imaaraadka Carabta.

    Jawaab-celinta Puntland

    Warsaxafadeedka kasoo baxay Puntland ayaa sidoo kale lagu xusay ineysan jirin sabab keeni karta ku lug lahaanshiyaha dagaalada sokeeye ee Suudaan, islamarkaana dalkaas uu yahay dal walaal la ah Soomaaliya.

    “Dawladda Puntland waxay si cad u beeninaysaa inay wax lug ah ku leedahay dagaalka sokeeye ee ka socda Dalka Sudan iyo in garoonka (Airport) Boosaso looga duulo Dalka Sudan, waxayna Puntland si adag ugu cambaaraynaysaa Dawladda Federaalka ah oo dacaayad ceebayn ah iyo eedayn aan sal lahayn Puntland ku wadda” ayaa lagu yiri Warsaxafadeedka kasoo baxay Puntland.

    Akhriso sidoo kale:

    MIDOWGA YURUB OO CIIDAN GEEYAY XEEBAHA SOOMAALIYA: KA HORTAGA KHATARAHA BIYAHA SOOMAALIYA

    SOMALIA IS GRANTED $112 MILLION PROJECT: THE WORLD BANK’S SUPPORT TO SOMALIA

    U JAWAABISTA DF SOOMAALIYA

    Jawaab-celinta Puntland, Puntland ayaa sidoo kale tilmaamtay in warka kasoo yeeray dowladda Fedaraalka uu yahay mid dacaayad riqiis ah oo lagu magac xumaynayo, islamarkaana lagu xagal daacinayo guulaha taariikhiga ah oo ay ka gaartay dagaalka ka dhanka ah kooxaha Argaggixisada Caalamiga ah ee ka dagaalamayay buuraha Cal miskaad ee Gobolka Bari.

    Ugu dambeyntii Warsaxafadeedka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyada Puntland ayaa kusoo aadaya, iyadoo laba maalin ka hor dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay shaacisay in garoonka Boosaaso ay ka duulaan diyaarado aada dalka Suudaan, hayeeshee aanan la xaqiijin karin waxa ay geeyaan dalka Suudaan oo dagaalo qaraar ka socdaan.

    Jawaab-celinta Puntland
    Jawaab-celinta Puntland
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleXAALADDA ISKU-FURAN EE BAYDHABO: LA TACAALISTA HAWEENKA SOOMAALIYEED
    Next Article URGENT INVESTIGATION OF SOMALI GOVERNMENT: GIVING BIRTH OUTSIDE THE HOSPITAL

    Related Posts

    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    Local News

    Somalia Water Crisis Becomes a Race Against Time

    December 8, 2025
    Local News

    Last Independence Parliamentarian Dies: Somalia Mourns a Legend Who Saw Freedom Born

    December 7, 2025
    Latest Posts

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    Infectious Diseases in Somalia: 10 Powerful Ways the Country Is Fighting Back and Building Health Awareness

    You May Also Like

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025

    China drought donation to Somalia just landed hard and fast, a straight $1 million cash…

    Somalia Water Crisis Becomes a Race Against Time

    December 8, 2025

    Southern Somalia water crisis is hitting families like a slow poison nobody can see coming.…

    Last Independence Parliamentarian Dies: Somalia Mourns a Legend Who Saw Freedom Born

    December 7, 2025

    Last independence parliamentarian dies and suddenly Somalia feels older, smaller, and a little more alone.…

    Somalia Diplomatic Renewal: Can This Bold Move Transform The Country

    December 6, 2025

    Somalia diplomatic renewal is the idea many people keep talking about these days because the…

    Can Somali Modern Art Spark a New Creative Revolution

    December 4, 2025

    Somali Modern Art is now growing in many places and many young people talk about…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    Business & Technology

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.