Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    7 facts about Somali literacy rates

    Facts about Somali literacy rates

    7 things about the Hormuz water crisis

    7 things about the Hormuz water crisis

    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, April 13
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Business & Technology»QIIMAHA KHAADKA OO HOOS U DHACAY: TARTANKA U DHEXEEYO KENYA IYO ETHIOPIA
    Business & Technology

    QIIMAHA KHAADKA OO HOOS U DHACAY: TARTANKA U DHEXEEYO KENYA IYO ETHIOPIA

    November 15, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Tartanka u dhexeeyo Kenya iyo Ethiopia
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Tartanka u dhexeeyo Kenya iyo Ethiopia, qaadkii Miirowga ee Kenya usoo dhoofin jirtay Soomaaliya ayaa sanadkan 2025 galay hoos-u-dhac weyn, iyadoo tirada guud ee la raray ay noqotay 1.7 milyan kiilo. Tani waxay ka dhigan tahay in dhoofku uu yaraaday ku dhowaad 17% marka loo eego 2.1 milyan kiilo oo la dhoofiyay sanadkii hore.

    TARTANKA U DHEXEEYO KENYA IYO ETHIOPIA: DARASAADKA LA SAMEEYAY

    Tartanka u dhexeeyo Kenya iyo Ethiopia

    Tartanka u dhexeeyo Kenya iyo Ethiopia, daraasad laga soo saaray Kenya ayaa muujisay in bisha Febraayo ay ahayd tan ugu liidatay, iyadoo kaliya la dhoofiyay 199,860 kiilo. Si kastaba, May ayaa noqotay bisha ugu sarreysay dhoofka sanadka, maadaama la diray in ka badan 356,000 kiilo.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    WASIIR KU-XIGEENKA MAALIYADDA OO HOR-TAGAY 2-DA AQAL: WAR-BIXINTA MIISAANIYADDA QARANKA

    SIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA

    Ganacsatada ku hawlan suuq-geynta khaadka ayaa sheegay in xaaladda suuqa ay adkaatay, maaddaama Itoobiya ay si xoog leh u ballaarinayso iibgeeda Soomaaliya. Tani waxay keentay in Kenya ay lumiso qayb ka mid ah suuqii ay muddo dheer ku gacan sarreysay.

    Tartanka u dhexeeyo Kenya iyo Ethiopia

    HOOS U DHACA QIIMAHA KHAADKA

    Tartanka u dhexeeyo Kenya iyo Ethiopia, hoos-u-dhaca hadda muuqda ayaa dib u soo taagay walaac hore oo ku saabsan ku-tiirsanaanta dhaqaale ee Kenya ay ku leedahay Soomaaliya oo ah suuqa ugu weyn ee qaadka dalkaasi.

    Tartanka u dhexeeyo Kenya iyo Ethiopia

    Dhoofka Kenya ee Miirowga ayaa 2022 dib u soo bilaabmay ka dib markii Soomaaliya ay qaadday xayiraad labo sano ahayd oo ka dhalatay xiisad diblomaasiyadeed intii uu xilka hayay madaxweynihii hore, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleSIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA
    Next Article RW XAMSE OO BOOQDAY XARUN QARAN: KORMEERKA XARUNTA DOOROSHOOYINKA

    Related Posts

    7 things about the Hormuz water crisis
    Business & Technology

    7 things about the Hormuz water crisis

    April 13, 2026
    Why is the global oil price staying so high?
    Business & Technology

    Why is the global oil price staying so high?

    April 11, 2026
    How can AI medical tools change our future?
    Business & Technology

    How can AI medical tools change our future?

    April 10, 2026
    Latest Posts
    7 facts about Somali literacy rates

    Facts about Somali literacy rates

    7 things about the Hormuz water crisis

    7 things about the Hormuz water crisis

    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    You May Also Like
    7 things about the Hormuz water crisis

    7 things about the Hormuz water crisis

    April 13, 2026

    Hormuz water crisis is a very big problem that is changing from a tool of…

    Why is the global oil price staying so high?

    Why is the global oil price staying so high?

    April 11, 2026

    Global oil price issues are back in the news because everyone is confused about why…

    How can AI medical tools change our future?

    How can AI medical tools change our future?

    April 10, 2026

    AI medical tools are starting to show us that diseases we thought were impossible to…

    What Made You Stop and Realize The Religious Regime Scam?

    What Made You Stop and Realize The Religious Regime Scam?

    April 7, 2026

    The religious regime scam is a heavy reality that many people living under strict systems…

    Will Microsoft AI investment change Japan's future?

    Will Microsoft AI investment change Japan’s future?

    April 6, 2026

    Will Microsoft AI investment be the spark that finally modernizes the Japanese economy for the…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Education

    Facts about Somali literacy rates

    April 13, 2026
    Business & Technology

    7 things about the Hormuz water crisis

    April 13, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.