Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Is Somali language the key to our history?

    Is Somali language the key to our history?

    7 facts about Somali literacy rates

    Facts about Somali literacy rates

    7 things about the Hormuz water crisis

    7 things about the Hormuz water crisis

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, April 13
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»RW XAMSE OO BOOQDAY XARUN QARAN: KORMEERKA XARUNTA DOOROSHOOYINKA
    Politics

    RW XAMSE OO BOOQDAY XARUN QARAN: KORMEERKA XARUNTA DOOROSHOOYINKA

    November 16, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Kormeerka Xarunta Dooroshooyinka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Kormeerka Xarunta Dooroshooyinka, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), halkaas oo ay ka bilaabatay bixinta kaararka codbixinta doorashooyinka.

    BAAQA RA’IISAL WASAARAHA

    Kormeerka Xarunta Dooroshooyinka

    Kormeerka Xarunta Dooroshooyinka, Ra’iisul Wasare Xamsa, ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee nasiibka u yeeshay in ay is diiwaangeliyaan, in ay qaataan kaararkooda oo ay codeeyaan, isla markana ay muujiyaan awooddooda muddada dheer ka maqnayd.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    SIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA

    WASIIR KU-XIGEENKA MAALIYADDA OO HOR-TAGAY 2-DA AQAL: WAR-BIXINTA MIISAANIYADDA QARANKA

    “Waxaan ugu baaqayaa, ku adkeynayaa, kula dardaarmayaa shacabka Soomaaliyeed ee u suurtagashay nasiibkana u yeeshay in ay is diiwaangeliyaan, in ay qaataan kaararkooda, si ay u codeeyaan, oo si dhab ah u muujiyaan awooddooda muwaadin ee dastuuriga ah ee muddada dheer laga xayuubiyey.”Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.

    DHIIRI-GELINTA AMAANTA LOO JEEDIYAY GUDIGA

    Kormeerka Xarunta Dooroshooyinka, Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ammaan u jeediyay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo hey’adaha amniga shaqada adag ee ay qabteen, isaga oo xusay in ay howshan ka soo bilaabeen meel fog ayna muujiyeen hufnaan iyo karti.

    Kormeerka Xarunta Dooroshooyinka

    “Maanta waa maalin taariikhi ah oo qiimo gaar ah u leh shacabka ku nool Gobolka Banaadir, maadaama ay si rasmi ah u bilaabatay qaadashada kaararka cod-bixinta ee dadka horey isu diiwaan-geliyay, si ay uga qeybgalaan doorashada ka dhaceysa caasimadda.” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.

    Kormeerka Xarunta Dooroshooyinka, ugu dambayn, Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay diyaar ula tahay wax kasta oo u fududeynaya shaqada looga baahan yahay, si loo xaqiijiyo hirgelinta doorashada.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleQIIMAHA KHAADKA OO HOOS U DHACAY: TARTANKA U DHEXEEYO KENYA IYO ETHIOPIA
    Next Article KOONFUR GALBEED OO KU DHAWAAQDAY DAGAAL CUSUB: DAGAAL KA DHAN AH SHABAAB

    Related Posts

    South Yemen protests and the fight for the future
    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    The deep reach of the Emirati aid impact
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?
    Politics

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    April 11, 2026
    Latest Posts
    Is Somali language the key to our history?

    Is Somali language the key to our history?

    7 facts about Somali literacy rates

    Facts about Somali literacy rates

    7 things about the Hormuz water crisis

    7 things about the Hormuz water crisis

    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    You May Also Like
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026

    South Yemen protests are taking over the streets right now because people are truly fed…

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026

    Emirati aid impact is a huge topic for anyone following the news in the Middle…

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    April 11, 2026

    Sea mine dangers are becoming a huge problem for everyone right now because the waters…

    Emirati Aid Impact: Rebuilding Yemen’s Future

    Emirati Aid Impact: Rebuilding Yemen’s Future

    April 10, 2026

    Emirati aid impact is a huge topic for anyone following the news in the Middle…

    Can Direct Lebanon negotiations Unlock Middle East Peace?

    Can Direct Lebanon negotiations Unlock Middle East Peace?

    April 9, 2026

    Direct Lebanon negotiations are the talk of the world today after Prime Minister Benjamin Netanyahu…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Culture

    Is Somali language the key to our history?

    April 13, 2026
    Education

    Facts about Somali literacy rates

    April 13, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.