Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    Infectious Diseases in Somalia: 10 Powerful Ways the Country Is Fighting Back and Building Health Awareness

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Business & Technology»SOOMAALIYA IYO MASAR OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS IS-AFGARAD: KORMEERKA IYO BAARISTA MAALIYADDEED
    Business & Technology

    SOOMAALIYA IYO MASAR OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS IS-AFGARAD: KORMEERKA IYO BAARISTA MAALIYADDEED

    November 22, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Kormeerka iyo baarista maaliyaddeed
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Kormeerka iyo baarista maaliyaddeed, Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu heshiis is-afgarad ah (MoU) la galay Hay’adda Isla-xisaabtanka ee dalka Masar, kaddib kulan gaar ah oo ay ku yeesheen magaalada Sharm El-Sheikh, halkaas oo uu ka socday Shirka 23-aad ee Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka Sare.

    KORMEERKA IYO BAARISTA MAALIYADDEED: WARSAXAFADDEEDKA XAFIISKA HANTIDHOWRKA

    Kormeerka iyo baarista maaliyaddeed

    Kormeerka iyo baarista maaliyaddeed, warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska hantidhowrka Soomaaliya ayaa lagu sheegay, in heshiiskan uu ka tarjumayo dadaalka labada hay’adood ee lagu ballaarinayo iskaashiga dhinaca kormeerka iyo baarista maaliyadeed. 

    AKHRISO SIDOO KALE:

    HAWEENEY SOOMAALI AH OO LAGU EEDEEYAY ARGAGAXISINIMO: SAAMEYNTA TAAGEERIDDA ARGAGAXISADA

    AL SHABAAB FUNDED BY SOMALI GROUP: MINNESOTA TAXPAYER MONEY

    Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in ay kor u qaadaan tayada hantidhowrka, ay isla qaabeeyaan hababka lagula tacaalayo la dagaalanka musuqmaasuqa, islamarkaana ay is-weydaarsadaan khibradaha iyo farsamooyinka casriga ah ee lagu sameeyo baarista hay’adaha dowladda, si loogu shaqeeyo heerarka iyo halbeegyada caalamiga ah.

    BALLAARINTA ISKAASHIGA CAALAMIGA

    Kormeerka iyo baarista maaliyaddeed

    Kormeerka iyo baarista maaliyaddeed, Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka go’an yahay ballaarinta iskaashiga caalamiga ah, gaar ahaan dalalka gobolka sida waddamada Carabta, taas oo kor u qaadaysa awoodda xafiiska iyo doorarkiisa ku aaddan daahfurnaanta, isla-xisaabtanka, iyo dhaqangelinta mabaadi’da dowlad-wanaagga.

    Labada dal ayaa ah saaxibo, sannadkaan gudahiisa wada yeeshay heshiisyo caalami, kuwaas oo xoojinaayo xiriirka labada dal, si ay u ballaariyaan iskaashigooda soo jireenka ah. Heshiiskaan ayaa ka dhigan inay Soomaaliya iyo Masar aad iskugu soo dhawaanaayaan, iyagoo kulamo kala duwan yagleelaayo si ay u sii xoojiyaan iskaashigooda ku saleesan xiriirka wanaagsan.

    Kormeerka iyo baarista maaliyaddeed
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleSOOMAALIYA OO MAR KALE XAQIIJISAY KA GO’NAANTA XOOJINTA AMNIGA BADDA: ILAALINTA MARIN-BIYOODKA GOBOLKA
    Next Article RA’IISAL WASAARAHA OO SHEEGAY IN LA ISKU HALEENI KARO GARSOORKA DALKA: GARSOORKA WUXUU ABUURAYAA MUSTAQBAL

    Related Posts

    Business & Technology

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    December 9, 2025
    Business & Technology

    Can Dementia Crisis in Japan Be Saved by Technology

    December 8, 2025
    Business & Technology

    7 Silent Cyber Threats That Crush Small Businesses Overnight (And How Real Owners Lost Everything)

    December 6, 2025
    Latest Posts

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    Infectious Diseases in Somalia: 10 Powerful Ways the Country Is Fighting Back and Building Health Awareness

    Somalia Water Crisis Becomes a Race Against Time

    You May Also Like

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    December 9, 2025

    Somali national airline is coming back from the dead and people can hardly believe it.…

    Can Dementia Crisis in Japan Be Saved by Technology

    December 8, 2025

    Dementia crisis in Japan is growing so fast it scares everyone who stops to look.…

    7 Silent Cyber Threats That Crush Small Businesses Overnight (And How Real Owners Lost Everything)

    December 6, 2025

    Cyber Threats for small businesses are not Hollywood movies with green code raining down screens.…

    7 Terrifying Privacy Protection Challenges in the Age of Modern AI

    December 5, 2025

    Privacy protection challenges in the age of modern AI have turned into a real nightmare.…

    Work Permits for Immigrants: Why the US Is Slashing Them to 18 Months

    December 5, 2025

    Work Permits for Immigrants changes in the United States just hit millions of immigrants hard.…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Business & Technology

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    December 9, 2025
    Education

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.