Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    8 things about unique Somali cultural traditions

    8 things about unique Somali cultural traditions

    What is Google Gemini 3D update?

    What is Google Gemini 3D update?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, April 19
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»RA’IISAL WASAARAHA OO SHEEGAY IN LA ISKU HALEENI KARO GARSOORKA DALKA: GARSOORKA WUXUU ABUURAYAA MUSTAQBAL
    Politics

    RA’IISAL WASAARAHA OO SHEEGAY IN LA ISKU HALEENI KARO GARSOORKA DALKA: GARSOORKA WUXUU ABUURAYAA MUSTAQBAL

    November 22, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Garsoorka wuxuu abuurayaa mustaqbal
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Garsoorka wuxuu abuurayaa mustaqbal, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, oo looga hadlayo horumarinta sharciga, isla xisaabtanka, iyo xoojinta kalsoonida ay bulshadu ku qabaan hey’adaha garsoorka.

    GARSOORKA WUXUU ABUURAYAA MUSTAQBAL: MARXALADDA DOWLAD-DHISEED

    Garsoorka wuxuu abuurayaa mustaqbal

    Garsoorka wuxuu abuurayaa mustaqbal, Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto marxalad dowlad-dhis ah, isla markaana loo baahan yahay garsoor madax-bannaan, hufan, oo daboolaya baahida shacabka, isaga oo carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo sarreynta sharciga, lana tayeeyo hey’adaha caddaaladda, si loo helo garsoor lagu kalsoon yahay oo horseeda nabad waarta, iyo dowladnimo sal-adag leh.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    HAWEENEY SOOMAALI AH OO LAGU EEDEEYAY ARGAGAXISINIMO: SAAMEYNTA TAAGEERIDDA ARGAGAXISADA

    SOOMAALIYA IYO MASAR OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS IS-AFGARAD: KORMEERKA IYO BAARISTA MAALIYADDEED

    “Haddii aysan jirin caddaalad la isku halayn karo, ma jiri karo amni waara, kalsooni shacab, maalgashi, iyo dowladnimada casriga ah ee ay Soomaaliya mudan tahay, dib-u-habeynta garsoorku waa arrin Qaran oo mudnaanta koowaad leh, waana jidka keliya ee lagu gaari karo Soomaaliya xasilloon.” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.

    GARSOORKA IYO DOORASHADA

    Garsoorka wuxuu abuurayaa mustaqbal

    Garsoorka wuxuu abuurayaa mustaqbal, waxa uu intaas raaciyey in garsoorka uu muhiim u yahay doorasho xor ah caddaalad ah iyo xoojinta dimuqraadiyadda iyo kalsoonida shacabka, isaga oo xusay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka iyo Maxkamadda Dastuuriga ah.

    Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu tilmaamay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Dastuurku ay yihiin aas-aaska hirgelinta nidaamka sharciga iyo federaalka ee dalka, waxa uu xusay in dastuur dhammeystiran uu dalkeenna u keenayo, xasillooni siyaasadeed, hannaan shaqo oo mideysan, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta iyo garsoor caaddil ah.

    Garsoorka wuxuu abuurayaa mustaqbal, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyey Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka Mudane Xasan Macallin Maxamuud, bahda garsoorka qaban-qaabada shirka sanadlaha ah, waxa uuna ugu baaqay dhammaan ka qeyb-galayaasha in ay si dhab uga doodaan dib-u-habeynta garsoorka, isla markaana ay keenaan talooyin wax ku ool ah oo lagu horumarinayo caddaaladda dalka.

    Garsoorka wuxuu abuurayaa mustaqbal
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleSOOMAALIYA IYO MASAR OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS IS-AFGARAD: KORMEERKA IYO BAARISTA MAALIYADDEED
    Next Article MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO QUDBAD KA JEEDIYAY GAROONKA KUBADDA-CAGTA EE MUQDISHO: MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED

    Related Posts

    How Iran war losses may reshape Middle East future
    Politics

    How Iran war losses may reshape Middle East future

    April 17, 2026
    China weapons deal: did China stop selling arms to Iran?
    Politics

    China weapons deal: did China stop selling arms to Iran?

    April 15, 2026
    How Emirati Aid impact Lives Across the Region?
    Politics

    How Emirati Aid Transforms Lives Across the Region?

    April 14, 2026
    Latest Posts
    8 things about unique Somali cultural traditions

    8 things about unique Somali cultural traditions

    What is Google Gemini 3D update?

    What is Google Gemini 3D update?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Modern Urban Life reshaping Mogadishu?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    Is Somali School Reform the key to a better future?

    You May Also Like
    How Iran war losses may reshape Middle East future

    How Iran war losses may reshape Middle East future

    April 17, 2026

    Iran war losses have become the main topic of conversation after the government finally shared…

    China weapons deal: did China stop selling arms to Iran?

    China weapons deal: did China stop selling arms to Iran?

    April 15, 2026

    China weapons deal is the talk of the town lately after some big statements came…

    How Emirati Aid impact Lives Across the Region?

    How Emirati Aid Transforms Lives Across the Region?

    April 14, 2026

    The Emirati aid Transforms is a huge topic for anyone following the news in the…

    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026

    South Yemen protests are taking over the streets right now because people are truly fed…

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026

    Emirati aid impact is a huge topic for anyone following the news in the Middle…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Culture

    8 things about unique Somali cultural traditions

    April 19, 2026
    Business & Technology

    What is Google Gemini 3D update?

    April 18, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.