Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Why do we feel a physical cash pain when buying things?

    Why do we feel a physical cash pain when buying things?

    Why is the DP World expansion thriving amid global shocks?

    Why is the DP World expansion thriving amid global shocks?

    Will the Somali power struggle push the country to collapse?

    Will the Somali power struggle push the country to collapse?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, May 15
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»SOOMAALIYA OO WADA-HADAL LA GASHAY SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA
    Local News

    SOOMAALIYA OO WADA-HADAL LA GASHAY SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA

    October 30, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    SOOMAALIYA OO WADA-HADAL LA GASHAY SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada-hadallo la gashay Shirkaddaha Isgaarsiinta ee dalka, si kor loogu qaado Tayada iyo helitaanka adeegyada isgaarsiineed. Ujeeddada kulanka ayaa ahaa in la xoojiyo iskaashiga dowladda iyo shirkaddaha gaarka loo leeyahay, lana horumariyo adeegyada intarnetka iyo isgaarsiinta casriga.

    SOOMAALIYA OO WADA-HADAL LA GASHAY SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA

    Tallaabadaan ayaa ah mid lagu rajeynaayo in ay gacan ka geysato kobcinta dgaqaalaha iyo fududeynta isgaarsiinta shacabka Soomaaliyeed, taas oo ah mid sanaddihii la soo dhaafay si xowli ah u soo if-baxeesay.

    Bishaani Oktoobar ee daba-yaaqada ah, dowladda Soomaaliya waxaa ay bilowday  wada-tashi qaran oo ku saabsan Istaraajiyadda Isbeddelka Dhijitaalka ee dalka (2025-2030). Ujeeddada qorshahaan, waa in lagu horumariyo adeegyada dhijitaalka ah, lana xoojiyo isku-xirka bulshada iyo hay’addaha dowladda.

    Wada-tashigaan waxaa lagu sameeyay, iskaashi dhex-maraayo Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Isgaarsiinta Caalamka (ITU). Iskaashigaan ayaa diiradda lagu saaraayaa, sidii loo dhisi lahaa kaabayaasha dhijitaalka iyo kor-u-u-qaadista xirfaddaha dhijitaalka ee dhalinyarada.

    Istaraajiyadda cusub waxaa ay sida oo kale ka shaqeyn doontaa kobcinta dhaqaalaha dhijitaalka, abuurista shaqooyin cusub iyo hagaajinta adeegyada dowladda ee intarnetka ku saleysan. Tani, waa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday horumarinta Soomaaliya ee dhanka dhijitaalka.

    SOOMAALIYA OO WADA-HADAL LA GASHAY SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA

    Bishii Abriil ee sanadkaan horaantiisa, Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay siisay Starlink ruqsad rasmi ah, si ay uga howl-gasho dalka. Tani, waxaa ay ka dhigan tahay tallaabo muhiim ah oo lagu horumarinaayo adeegyada intarnetka ee dalka oo dhan. Starlink ayaa caan ku ah bixinta intarnetka sataleytka oo xawaaro sare leh.

    Intarnetka Starlink, waxaa uu gacan ka geysan karaa kor u qaadista wax-barashada, caafimaadka iyo ganacsiga, maadaama ay suurto-gal tahay taghay in adeegyadaas lagu helo meel sare. Tani, waxaa ay kor u qaadeysaa isku xirnaanta bulshada Soomaaliyeed.

    SOOMAALIYA OO WADA-HADAL LA GASHAY SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA

    Bishii Julaay ee sanadkaan, Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, ayaa heshiis iskaashi la gashay Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP), si kor loogu qaado adeegyada elektoroonikada ee Dowladda Soomaaliya.

    Heshiiskaan, waxaa uu diiradda saaraayaa dhismaha hay’addaha dowladda iyo horumarinta xirfadaha dhijitaalka ee shaqaalaha, kaas oo gacan ka geysanaayo isbeddelka dhijitaalka ee dalka.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleAI SUPPORT AT CYBERSECURITY
    Next Article MADAXDA DALKA IYO MUCAARADKA OO KU SUGAN JABUUTI

    Related Posts

    Will the Somali power struggle push the country to collapse?
    Local News

    Will the Somali power struggle push the country to collapse?

    May 15, 2026
    Will Somali political deadlock spark a new crisis?
    Local News

    Will Somali political deadlock spark a new crisis?

    May 14, 2026
    Regional Security Cooperation Against Armed Groups
    Local News

    Regional Security Cooperation Against Armed Groups

    May 12, 2026
    Latest Posts
    Why do we feel a physical cash pain when buying things?

    Why do we feel a physical cash pain when buying things?

    Why is the DP World expansion thriving amid global shocks?

    Why is the DP World expansion thriving amid global shocks?

    Will the Somali power struggle push the country to collapse?

    Will the Somali power struggle push the country to collapse?

    Will the future career path survive smart technology rise?

    Will the future career path survive smart technology rise?

    You May Also Like
    Will the Somali power struggle push the country to collapse?

    Will the Somali power struggle push the country to collapse?

    May 15, 2026

    Somali power struggle issues have reached a very dangerous point today on May 15 2026…

    Will Somali political deadlock spark a new crisis?

    Will Somali political deadlock spark a new crisis?

    May 14, 2026

    Somali political deadlock is the word on everyone’s lips in Mogadishu right now because the…

    Regional Security Cooperation Against Armed Groups

    Regional Security Cooperation Against Armed Groups

    May 12, 2026

    Regional security cooperation is becoming the main focus for leaders in the Horn of Africa…

    Will Somalia survive the current political crisis?

    Will Somalia survive the current political crisis?

    May 10, 2026

    The current political crisis in Somalia is reaching a boiling point as the country moves…

    4 factors driving Somalia political failure and future

    4 factors driving Somalia political failure and future

    May 10, 2026

    The Somalia political failure is reaching a breaking point as the country faces a massive…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Business & Technology

    Why do we feel a physical cash pain when buying things?

    May 15, 2026
    Politics

    Why is the DP World expansion thriving amid global shocks?

    May 15, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.