Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    AI power hunger: Germany pushes for greener computing

    AI power hunger: Germany pushes for greener computing

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, February 23
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»TALIYE ODOWAA OO AFKA FURTAY: KHASAARAHA MILITARI EE SOOMAALIYA
    Politics

    TALIYE ODOWAA OO AFKA FURTAY: KHASAARAHA MILITARI EE SOOMAALIYA

    November 6, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    KHASAARAHA MILITARI EE SOOMAALIYA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Khasaaraha militari ee Soomaaliya, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa si lama filaan ah u qirtay in ciidamada dowladda ay la kulmeen khasaare aad u weyn tan iyo markii la bilaabay howlgalka millatari ee lagu qaaday Al-Shabaab sanadkii 2022.

    KHASAARAHA MILITARI EE SOOMAALIYA

    KHASAARAHA MILITARI EE SOOMAALIYA: LA KULANKA GOLO BAARLAMAAN

    Khasaaraha militari ee Soomaaliya, isagoo hortagay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, Jeneraal Odowaa ayaa sheegay in tirada askarta dowladda ee ku dhimatay dagaalka ay u dhexeyso 10,000 ilaa 15,000, isagoo tilmaamay in haddii shacabka loo sheego tirada saxda ah ay noqon lahayd “mid naxdin leh.”

    KHASAARAHA MILITARI EE SOOMAALIYA

    Hadalkan ayaa si weyn u gilgiley baraha bulshada iyo saxaafadda gudaha, maadaama ay tahay markii ugu horreysay ee sarkaal sare oo dowladda ah uu si cad u muujiyo heerka khasaaraha ciidamada qaranka.

    “Haddaan idin sheego tirada dhimashada ciidamada dowladda ee howlgalka ku jiray, waxay idinla noqoneysaa wax lala yaabo…. Shuhadada, Naafada iyo howlgabka waxay u dhaxeeyaan 10’000 ilaa 15,000.” ayuu yiri Taliye Odowaa.

    Akhriso sidoo kale:

    ISBITAALKA MUQDISHO 2025: HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA

    ISBEDDELKA LAANTA SOCDAALKA: NIDAAMINTA ARRIMAHA VISA-HA EE SOOMAALIYA

    KA GAABINTA LA DAGAALANKA ARGAGAXISADA

    KHASAARAHA MILITARI EE SOOMAALIYA

    Khasaaraha militari ee Soomaaliya, waxa uu sidoo kale Taliyaha ka dhawaajiyay gaabiska ku yimid howlgaladii ka dhanka ahaa Kooxda Al-shabaab inay keentey inay qabsadaan ama kusoo dhawaadaan degaano badan oo ay gacanta ku haayeen ciidamada Dowladda Soomaaliya.

    “Gaabiska yar ee ku yimid howlgalada Argagixisada, waxay isku dayeen in ay soo galan deegaano badan, Miisaaniyada ciidanka kuma jirto dhanka Caafimaadka, runtii arrintaasi aad ayay u liidataa” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleRA’ISAL-WASAARAHA DFS OO LA KULMAY WAFDI: ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO CIRAAQ
    Next Article HASSAN SHEIKH’S POLITICAL AMBITION: THE YOUTH AND SPORTS

    Related Posts

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender
    Local News

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    February 23, 2026
    US trade war: Europe may end customs deal with US
    Politics

    US trade war: Europe may end customs deal with US

    February 23, 2026
    UAE cyber defense: national systems block terrorist hackers
    Politics

    UAE cyber defense: national systems block terrorist hackers

    February 22, 2026
    Latest Posts
    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    AI power hunger: Germany pushes for greener computing

    AI power hunger: Germany pushes for greener computing

    Exercise while fasting: stay fit safely

    Exercise while fasting: stay fit safely

    You May Also Like
    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    February 23, 2026

    Somali amnesty offer news is the biggest story in Mogadishu this week after President Hassan…

    US trade war: Europe may end customs deal with US

    US trade war: Europe may end customs deal with US

    February 23, 2026

    US trade war threats are getting very loud in the halls of brussels lately because…

    UAE cyber defense: national systems block terrorist hackers

    UAE cyber defense: national systems block terrorist hackers

    February 22, 2026

    UAE cyber defense experts are being praised this week because the national security teams managed…

    Somalia Saudi agreement reshapes Red Sea security

    Somalia Saudi agreement reshapes Red Sea security

    February 22, 2026

    Somalia Saudi agreement news is everywhere this week because on February 19 2026 the two…

    US debt ownership: foreigners selling off

    US debt ownership: foreigners selling off

    February 21, 2026

    US debt ownership is a huge topic in the world of money right now because…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Culture

    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    February 23, 2026
    Local News

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    February 23, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.