Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, April 13
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»WAR-BIXINTA WHO EE SOOMAALIYA
    Local News

    WAR-BIXINTA WHO EE SOOMAALIYA

    October 31, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    WAR-BIXINTA WHO EE SOOMAALIYA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link
    WAR-BIXINTA WHO EE SOOMAALIYA

    War-bixinta WHO ee Soomaaliya waxaa ay muu jineysaa shaqadaa kor u qaadista adeegyada caafimaadka Soomaaliya, iyada oo taageerto adeegyada aasaasiga ah iyo xaaladaha degdegga ah.

    Hay’adda waxaa ay dadaal ku bixisaa yareynta cudurrada, tayaynta xarumaha caafimaad iyo horumarinta caafimaadka bulshada.

    WAR-BIXINTA WHO EE SOOMAALIYA: HEERKA XAALADDA CAAFIMAAD

    War-bixinta WHO ee Soomaaliya , Soomaaliya waxaa ay ku jirtaa xaalad adag oo ka dhalatay tobanaan sano oo ah khilaaf, saameyn cimilo, cudurro ku soo noqnoqda iyo barakac ballaaran. Tani waxaa ay sababtay in malaayiin Soomaali ah aysan heli karin daryeel caafimaad iyo nafaqo oo aasaasi ah.

    AKHRISO SIDOO KALE: MASAR, ERETEREEYA IYO SOOMAALIYA

    War-bixinta waxaa ay sheegaysaa in nidaamka caafimaadka ee Soomaaliya uu aad ugu tiirsan yahay gargaarka caalamiga, hadda 95% miisaaniyada caafimaadka dalka waxaa uu ka imaada dibadda, taasina waxaa ay ka dhigaysaa nidaamka mid aad u nugul marka deeqaha dibadda ay yaraadaan ama la joojiyo.

    Akhriso sidoo kale: SOOMAALIYA OO WADA-HADAL LA GASHAY SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA

    DOORKA WHO

    War-bixinta WHO ee Soomaaliya, WHO waxa ay door muhiim ah ka ciyaartaa taageerada adeegyada caafimaadka iyo nafaqada, iyada oo ka qaybqaadata diyaar-gelinta iyo jawaabta degdegga ah, barnaamijyada tallaalka joogtada ah, kormeerka cudurrada ku soo laabta deegaanka, iyo tababarka shaqaalaha caafimaadka. Tusaale ahaan, 2021-kii, WHO waxa ay ka caawisay abuurista 74 kooxood oo jawaab degdeg ah iyo 65 xarumood nafaqo oo shaqeeya, sida oo kale 11 isbitaal oo dhaawacyada lagu daweeyo.

    WAR-BIXINTA WHO EE SOOMAALIYA

    Marka lacagaha la joojiyo ama la yareeyo, WHO Xafiiskeeda Soomaaliya waxaa uu qaaday tallaabooyin ay ka mid yihiin dhimista kharashaadka gudaha, mudnaan-siinta howlo badbaado leh, kordhinta la xisaabtanka iyo kormeerka, iyo hubinta in shaqaalaha caafimaadka ay ammaan ku howlgalaan meelaha khatarta ku jira.

    XULUFADA WHO

    War-bixinta WHO ee Soomaaliya, sida oo kale, WHO waxaa ay si firfircoon ula shaqaynaysaa wasaaraddaha, hay’addaha Qaramada Midoobay, deeq-bixiyeyaasha iyo hay’addaha gargaarka, si loo hubiyo in adeegyada caafimaadka iyo nafaqada ay gaaraan bulshada ugu nugul, xitaa meelaha  ay ka jiraan khilaafka ama fogfog. Xarunta waxaa ay sida oo kale kor u qaaday xiriirkeeda deeq-bixiyeyaasha dhaqanka la leh iyo kuwa cusub si ay u hesho maal-gelin joogto ah.

    WAR-BIXINTA WHO EE SOOMAALIYA

    Ugu dambayn, war-bixinta waxaa ay ku adkaysanaysaa in maal-gelin joogto ah loo baahan yahay, si horumarka la gaaray loo ilaaliyo, loona yareeyo culayska saaran nidaamka caafimaadka ee horeba u jilicsanaa. WHO waxaa ay wado dadaallo aan kala go’ lahayn si ay u taageerto gaarsiinta adeegyada caafimaadka iyo nafaqada, ilaalinta nolosha iyo dhisidda mustaqbal caafimaad leh oo dadka Soomaaliyeed naaloodaan.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleMASAR, ERETEREEYA IYO SOOMAALIYA
    Next Article CEASEFIRE EXTENTION BETWEEN PAKISTAN AND AFGHANISTAN

    Related Posts

    How is the current Somali leadership affecting the country?
    Local News

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    April 12, 2026
    7 ways to distribute Somali education tools
    Local News

    7 ways to distribute Somali education tools

    April 11, 2026
    What are the Somali wedding customs?
    Local News

    What are the Somali wedding customs?

    April 10, 2026
    Latest Posts
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    You May Also Like
    How is the current Somali leadership affecting the country?

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    April 12, 2026

    The current Somali leadership is facing a lot of heat right now because people feel…

    7 ways to distribute Somali education tools

    7 ways to distribute Somali education tools

    April 11, 2026

    Somali education tools are the most important thing we need right now to help the…

    What are the Somali wedding customs?

    What are the Somali wedding customs?

    April 10, 2026

    Somali wedding customs are the most beautiful part of our culture because they bring everyone…

    What is the problem with the Hassan Sheikh regime?

    What is the problem with the Hassan Sheikh regime?

    April 10, 2026

    The Hassan Sheikh regime is making a lot of people in Somalia very angry right…

    Somali food culture: The taste of East Africa unveiled

    Somali food culture: The taste of East Africa unveiled

    April 9, 2026

    Somali food culture is something very beautiful and unique because it brings together many different…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.