Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Somali Traditional Markets: Can They Revive the Economy?

    Somali Traditional Markets: Can They Revive the Economy?

    Preventing Weight Gain: Can Daily Habits Protect Health Long Term?

    Preventing Weight Gain: Can Daily Habits Protect Health Long Term?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, July 18
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»WIIL 13 JIR AH OO HINDISAY QALABKA CUSUB EE DARYEELKA
    Local News

    WIIL 13 JIR AH OO HINDISAY QALABKA CUSUB EE DARYEELKA

    October 31, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    WIIL 13 JIR AH OO HINDISAY QALABKA CUSUB EE DARYEELKA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Kevin Tang, oo ah arday 13 jir ah oo ka imaaday gobolka California, Mareykanka, ayaa waxaa uu soo saaray qalab cusub oo loo yaqaano FallGuard, kaas oo loo adeegsado barnaamij garasho-macmal ah iyo kaamero, siu u uga hortago khatarta ay leeyihiin dadka waaweyn marka ay ku dhacaan dhulka.

    WIIL 13 JIR AH OO HINDISAY QALABKA CUSUB EE DARYEELKA

    Qalabkaan ayaa waxaa dhiiri-geliyay dhacdo ka dhalatay markii ayeeyadaasi ay guriga ku dhacday, ka dibna halis maskaxeed ay soo gaartay, taas oo keenta in Kevin uu ka fikiro xal cusub oo lagu la tacaali karo dhacdooyinka noocaas oo kale ah.

    Akhriso sidoo kale: MADAXDA DALKA IYO MUCAARADKA OO KU SUGAN JABUUTI

    FallGuard waxaa uu ka duwan yahay qalab dhaqameedka ee ay dadka waaweyn xirtaan, sida alaarmig “life alert”, halka uu qofka gacan ku heesani lahaabatoon degdeg ah, qalabkaan waxaa u uku shaqeeya kaamero si joogta u daba-socda qolalka guriga, iyada oo “algorithm-ka” si gaar ah loogu tababaray in uu ogaado marka qofka uu dhaco, isla markaana ogeysiini karo qofka daryeelaha ah ama si guud qoyska.

    Qorshihiisa waa in uu qalabka noqdo mid aan laheyn dhib, oo dadka waaweyn u sahlaayo in ay dareemin wax ayaga la socdo, taas qofka ku beereenin in uu qofka ka welelin xaaladda u uku dareemaayo qalabkaas, oo maskaxiyan saameen ku yeelani karto.

    WIIL 13 JIR AH OO HINDISAY QALABKA CUSUB EE DARYEELKA

    Kevin waxaa u uku guuleystay magaca “America’s Top Young Scientist” iyo abaal-marin lacageed oo gaareysa 25 kun oo Doolarka Mareykanka, asaga oo tusay maskaxda dhalinyarada ay saameyn dhab ah ku yeelani karto teknoolijiyadda iyo daryeelka bulshada. Waxaa kale uu sheegay in uu doonaayo in qalabka FallGuard uu noqdo mid qiimo jaban leh, si qoysas badan ay u heli karaan, gaar ahaan kuwa aan awoodin qalab qaali ah.

    Gabagabadii, firadda Kevin Tang ee FallGuard, waa tusaalle wanaagsan oo muujinaayo sida arday yar uu u isticmaali karo teknoolijiyadda, siu u u xaliyodhibaatooyinka ka jiro bulshada dhexdeeda, waxaa aan rajeyneenaa in qalabkaan la balaariyo, lana gaarsiiyo dad badan oo u baahan daryeel weyn iyo badbaado dhab ah.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleMADAXDA DALKA IYO MUCAARADKA OO KU SUGAN JABUUTI
    Next Article MASAR, ERETEREEYA IYO SOOMAALIYA

    Related Posts

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?
    Local News

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026
    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?
    Local News

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    July 15, 2026
    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?
    Local News

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    July 14, 2026
    Latest Posts
    Somali Traditional Markets: Can They Revive the Economy?

    Somali Traditional Markets: Can They Revive the Economy?

    Preventing Weight Gain: Can Daily Habits Protect Health Long Term?

    Preventing Weight Gain: Can Daily Habits Protect Health Long Term?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    You May Also Like
    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026

    baidoa heavy clashes started suddenly in the middle of the night and woke up all…

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    Why did local leaders stop aid groups in Puntland?

    July 15, 2026

    Stop aid groups working in their territory is the major decision announced by the Puntland…

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    Why did Puntland Darawish forces close the main highway?

    July 14, 2026

    Puntland Darawish forces completely blocked the main road connecting the commercial hub of Bosaso to…

    The Saudi Military Intervention: Somali Soldiers for Sudan?

    The Saudi Military Intervention: Somali Soldiers for Sudan?

    July 12, 2026

    The Saudi military intervention in the Horn of Africa is raising serious questions about peace…

    Somalia election schedule updates: Galmudug & Banadir Votes

    Somalia election schedule updates: Galmudug & Banadir Votes

    July 7, 2026

    Somalia election schedule updates have been officially announced by the National Independent Electoral and Boundaries…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Culture

    Somali Traditional Markets: Can They Revive the Economy?

    July 18, 2026
    Health

    Preventing Weight Gain: Can Daily Habits Protect Health Long Term?

    July 18, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.