Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, April 13
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»XILDHIBAANADA OO ANSIXIYAY HINDISE SHARCIYEED: HANAANKA LACAG BIXINTA QARANKA
    Politics

    XILDHIBAANADA OO ANSIXIYAY HINDISE SHARCIYEED: HANAANKA LACAG BIXINTA QARANKA

    November 8, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Hanaanka lacag bixinta qaranka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Hanaanka lacag bixinta qaranka, Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

    HANAANKA LACAG BIXINTA QARANKA: KOORAMKA IYO XILDHIBAANADA

    Hanaanka lacag bixinta qaranka, guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 156 Xildhibaan, ayaa ajendihiisu ahaa akhrinta sedaxaad iyo u codeynta Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka, akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada kale iyo sidoo kale qeybinta warbixinta akhrinta sedaxaad ee Hindise Sharciyeedka Dib u Eegista Sharciga Ladagaalanka Burcad-badeedka iyo ka hortaga Afduubka ee Sharci LR.36 ee 30-ka Abriil, 1975.Muqdisho.

    Hanaanka lacag bixinta qaranka

    Ugu horreyn, mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod u qaaday Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda, waxaana ogolaatay 154 Xildhibaan sida uu sheegay Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo natiijadda codeynta ku dhowaaqay.

    HINDISE SHARCIYEEDKA LACAG BIXINTA

    Hanaanka lacag bixinta qaranka, sidoo kale Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa akhrinta koowaad marsiiyey Hindise Sharciyeedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada kale oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul, waxaana warbixinta akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedkan Golaha u akhriyey Wasiiru Dowlaha wasaaradaasi Mudane Maxamed Cusmaan Naastaro.

    Hanaanka lacag bixinta qaranka

    Maadaama hindise sharciyeedka uu marayey Akhrinta koowaad kama furneyn wax dood ah sida uu qabo xeerhoosaadka Golaha, sidaasi daraadeed Xildhibaano Golaha ka tirsan ayaa dhowr su’aalood oo ku saabsan mabaadii’da guud ee hindise sharciyeedkan, inuu waafaqsanyahay shareecada Islaamka iyo dastuurka, saameynta miisaaniyadeed ee uu leeyahay iyo sidoo kale muhiimadda uu dalka u leeyahay weydiiyey wasiiru dowlaha.

    Akhriso sidoo kale:

    KENYA’S PUSH FOR TRADE: EAC MARKET PROTOCOLS

    URGENT INVESTIGATION OF SOMALI GOVERNMENT: GIVING BIRTH OUTSIDE THE HOSPITAL

    DIB U EEGISTA SHARCIGA LA DAGAALANKA BURCAD-BADEEDKA IYO XUQUUQDA HAWEENKA

    Hanaanka lacag bixinta qaranka, hanaanka lacag bixinta qaranka, dhinaca kale mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo qeybiyey warbixinta akhrinta sedaxaad ee Hindise Sharciyeedka Dib U eegista Sharciga la dagaalanka Burcad-badeedka iyo ka hortaga Afduubka Sharci LR.36 ee soo baxay 30-kii April, sanadkii 1975-kii.

    Hanaanka lacag bixinta qaranka

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in Hindise Sharciyeedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada kale uu muhiimad gaar ah u leeyahay dalka iyo dadka islamarkaana uu ka mid yahay shuruucda bulshada Soomaaliyeed waxtarka u leh.

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo amray in hindise sharciyeedkan lagu wareejiyo Guddiga Xuquuqul, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka si uu usoo diyaariyo akhrintiisa labaad si looga doodo, ayaa sheegay in Baarlamaanka 11-aad, isagoo kaashanaya culimaa’udiinka Soomaaliyeed uu soo saari doono shuruuc looga hortagayo dembiyada iyo tacadiyada ka dhanka haweenka Soomaaliyeed.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleKENYA’S PUSH FOR TRADE: EAC MARKET PROTOCOLS
    Next Article PUNTLAND OO KU DHAWAAQDAY XAALAD DEGDEG AH: QEYLO DHAANTA ABAARTA BA’AN

    Related Posts

    South Yemen protests and the fight for the future
    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    The deep reach of the Emirati aid impact
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    How is the current Somali leadership affecting the country?
    Local News

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    April 12, 2026
    Latest Posts
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    You May Also Like
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026

    South Yemen protests are taking over the streets right now because people are truly fed…

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026

    Emirati aid impact is a huge topic for anyone following the news in the Middle…

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    How is the current Somali leadership affecting the country?

    April 12, 2026

    The current Somali leadership is facing a lot of heat right now because people feel…

    7 ways to distribute Somali education tools

    7 ways to distribute Somali education tools

    April 11, 2026

    Somali education tools are the most important thing we need right now to help the…

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    April 11, 2026

    Sea mine dangers are becoming a huge problem for everyone right now because the waters…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.