Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»BOOLISKA DEGMADA DHOOBLEY OO SHAACIYAY NIN AY GACANTA KU DHIGEEN: NIN GOWRACAY WIIL 14 JIR AH
    Local News

    BOOLISKA DEGMADA DHOOBLEY OO SHAACIYAY NIN AY GACANTA KU DHIGEEN: NIN GOWRACAY WIIL 14 JIR AH

    November 17, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Nin gowracay wiil 14 jir ah
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Nin gowracay wiil 14 jir ah, ciidamada amaanka degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan inuu gowracay wiil yar oo 14 sano jir ahaa, islamarkaana dhaawac daran u geystay wiil kale.

    NIN GOWRACAY WIIL 14 JIR AH: XAALADDA WIILKA

    Nin gowracay wiil 14 jir ah

    Nin gowracay wiil 14 jir ah, ninkan eedeysanaha ayaa magaciisa lagu sheegay Jeelle Maxamed Cusmaan, kaasoo la tilmaamay inuu falkan naxdinta leh u geystay labada xili habeen ah, iyagoo ka yimid dugsi Quraan.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    XAFIISKA XEER ILAALINTA QARANKA OO KIIS-BAARISTA BILAABAY: CABASHO KA DHAN AH TURKISH AIRLINE

    GUDIGA DOOROSHOOYINKA OO DALBADAY KAALMO: DHAQAALE LAGU QABTO DOOROSHOOYINKA

    Wiilka Dhaawaca ah ayaa haatan lagu daweynaya mid ka mid ah Isbitaalada ku yaala magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa inuu beegsato ninkaan labada wiil ee midna dhintay midna dhaawaca yahay.

    RAAD-RAACA EEDEYSANAHA

    Nin gowracay wiil 14 jir ah

    Nin gowracay wiil 14 jir ah, laamaha amniga magaalada Dhoobley ayaa mudo saaacado ah ku raad joogay eedaysanahan oo ay ugu dambeyn ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan, waxayna sheegeen in hada ay socdaan baaritaan dheeraad ah oo lagu xaqiijinayo sababaha ka dambeeyay falka naxdinta leh.

    Saraakiisha Booliiska degmada Dhoobley ayaa ugu baaqay bulshada ku nool deegaanadaas iney la shaqeeyaan ciidamada amniga si looga hortago falalka noocan oo kale ah, si sharciga loo horkeeno dadka dambiyada ka gala deegaanka.

    Nin gowracay wiil 14 jir ah

    Nin gowracay wiil 14 jir ah, si kastaba ha ahaate sanadahii ugu dambeeyay waxaa qeybo badan oo ka mid ah deegaanada iyo degmooyinka gobolada dalka kusoo kordhaayay dilalka aragagaxa badan ee ka dhex dhacaya dadka Soomaaliyeed, waxaana u dambeeyay falkii naxdinta lahaa ee dhawaan lagu gubay oday 70 jir ahaa oo aano qabiil darteed loogu gubay deegaan hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. 

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleGUDIGA DOOROSHOOYINKA OO DALBADAY KAALMO: DHAQAALE LAGU QABTO DOOROSHOOYINKA
    Next Article MADAXWEYNE KU-XIGEENKA JUBALAND OO KU BAAQAY WADA-TASHI QARAN: BADBAADINTA MIDNIMADA DALKA

    Related Posts

    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    Local News

    Somalia Water Crisis Becomes a Race Against Time

    December 8, 2025
    Local News

    Last Independence Parliamentarian Dies: Somalia Mourns a Legend Who Saw Freedom Born

    December 7, 2025
    Latest Posts

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    You May Also Like

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025

    China drought donation to Somalia just landed hard and fast, a straight $1 million cash…

    Somalia Water Crisis Becomes a Race Against Time

    December 8, 2025

    Southern Somalia water crisis is hitting families like a slow poison nobody can see coming.…

    Last Independence Parliamentarian Dies: Somalia Mourns a Legend Who Saw Freedom Born

    December 7, 2025

    Last independence parliamentarian dies and suddenly Somalia feels older, smaller, and a little more alone.…

    Somalia Diplomatic Renewal: Can This Bold Move Transform The Country

    December 6, 2025

    Somalia diplomatic renewal is the idea many people keep talking about these days because the…

    Can Somali Modern Art Spark a New Creative Revolution

    December 4, 2025

    Somali Modern Art is now growing in many places and many young people talk about…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025
    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.