Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»MADAXWEYNE KU-XIGEENKA JUBALAND OO KU BAAQAY WADA-TASHI QARAN: BADBAADINTA MIDNIMADA DALKA
    Politics

    MADAXWEYNE KU-XIGEENKA JUBALAND OO KU BAAQAY WADA-TASHI QARAN: BADBAADINTA MIDNIMADA DALKA

    November 17, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Badbaadinta midnimada dalka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Badbaadinta midnimada dalka, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aaden, ayaa qoraal uu ku baahiyey boggiisa Facebook ku muujiyey walaaca sii kordhaya oo uu sheegay inuu ka dhex jiro hay’adaha siyaasadda dalka, isaga oo tilmaamay in Soomaaliya wali la daala dhaceyso caqabado culus oo u baahan xal qaran oo mideeya.

    BADBAADINTA MIDNIMADA DALKA: BAAQA MAXAMUUD SAYID AADEN

    Badbaadinta midnimada dalka

    Badbaadinta midnimada dalka,Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa xusay in aan weli dalka helin hoggaan danta guud ka hormariya danaha gaar ahaaneed, arrintaas oo uu ku tilmaamay mid hor taagan dib u dhiska dowladnimada iyo kalsoonida shacabka.

    SIDA LOO JIHEYNI LAHAA DALKA

    Badbaadinta midnimada dalka

    Badbaadinta midnimada dalka, qoraalkiisa, Maxamuud Sayid Aaden wuxuu soo jeediyey saddex qodob oo uu ku sheegay inay yihiin kuwa deg-deg u baahan in la qaado, si looga hortago kala fogaanshaha siyaasadeed ee soo xoogeysanaya.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    GUDIGA DOOROSHOOYINKA OO DALBADAY KAALMO: DHAQAALE LAGU QABTO DOOROSHOOYINKA

    XAFIISKA XEER ILAALINTA QARANKA OO KIIS-BAARISTA BILAABAY: CABASHO KA DHAN AH TURKISH AIRLINE

    Marka hore Wuxuu ku baaqay in la isugu yimaado shir aan shuruudo lahayn oo ay ka soo qayb galaan hoggaamiyeyaasha Golaha Wada-tashiga Qaranka, si looga wada hadlo ajandayaasha masiiriga ah ee khilaafaadka dhalinaya, Shirku, ayuu yiri, wuxuu horseedi karaa go’aanno mideeya dalka.

    FARIINTA KU AADAN HOGAANKA DALKA

    Badbaadinta midnimada dalka

    Badbaadinta midnimada dalka, Madaxweyne Ku-xigeenku wuxuu sheegay in musharaxiinta u tartamaya hoggaanka dalka ee 2026 loo baahan yahay in lagu qanciyo muhiimadda go’aannada Golaha Wada-tashiga Qaranka, maadaama ay saameyn weyn ku leeyihiin jihada siyaasadeed ee Soomaaliya.

    Ugu dambeyn Maxamuud Sayid Aaden wuxuu Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ugu baaqay inuu si “geesinimo leh” u wajaho xaaladda guud ee dalka, una hoggaamiyo shacabka isagoo ka duulaya waxa maanta macquul ah. 

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleBOOLISKA DEGMADA DHOOBLEY OO SHAACIYAY NIN AY GACANTA KU DHIGEEN: NIN GOWRACAY WIIL 14 JIR AH
    Next Article HAY’ADDA SoDMA OO SHAACA KA QAADAY QORSHO: U DIYAAR-GAROOWGA ABAARAHA

    Related Posts

    Politics

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025
    Politics

    Western Sahara Dispute: Did Somalia Really Recognize Morocco’s Claim?

    December 7, 2025
    Politics

    Brutal Muslim Brotherhood Takedown: America Finally Drops the Hammer on a Global Threat

    December 7, 2025
    Latest Posts

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    You May Also Like

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025

    U.S. airstrikes in Somalia just shattered every record with 109 strikes in 2025, more than…

    Western Sahara Dispute: Did Somalia Really Recognize Morocco’s Claim?

    December 7, 2025

    Western Sahara dispute just got another twist, and Somalia wants everyone to hear it loud…

    Brutal Muslim Brotherhood Takedown: America Finally Drops the Hammer on a Global Threat

    December 7, 2025

    Muslim Brotherhood takedown is happening right now and it’s bigger than most people realize. Washington…

    Muslim Brotherhood Threat Exposed Why the New U.S. Decision Matters

    December 5, 2025

    Muslim Brotherhood threat is not some conspiracy theory cooked up in a back room. It’s…

    How Did Somali Community Rights Become a Talking Point in US Politics Again

    December 4, 2025

    Somali community rights is the first thing many people think about after Trump said Somalis…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025
    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.