Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»XAFIISKA XEER ILAALINTA QARANKA OO KIIS-BAARISTA BILAABAY: CABASHO KA DHAN AH TURKISH AIRLINE
    Politics

    XAFIISKA XEER ILAALINTA QARANKA OO KIIS-BAARISTA BILAABAY: CABASHO KA DHAN AH TURKISH AIRLINE

    November 17, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Cabasho ka dhan ah Turkish Airline
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Cabasho ka dhan ah Turkish Airline, Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay inuu qaaday tallaabo sharci ah oo ku aaddan cabasho rasmi ah oo uu gudbiyay muwaadin lagu magacaabo Cabdifitaax Axmed Xuseen kaasoo sheegay in lagu sameeyay ku-takri fal awoodeed iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqdiisa dastuuriga ah, intii uu ka dhoofayay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

    CABASHO KA DHAN AH TURKISH AIRLINE: WAR-BIXINTA DHACDADA

    Cabasho ka dhan ah Turkish Airline

    Cabasho ka dhan ah Turkish Airline, sida ku xusan war-saxaafadeedka, Cabdifitaax ayaa ku eedeeyay Turhan Kenmen, oo ah Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines (Station Manager) ee Soomaaliya, inuu ku kacay ficillo baal marsan sharciga, isla markaana lagu xadgudbay xuquuqdiisa, taas oo sababtay in laga horjoogsado safarkiisii.

    AKHRI SIDOO KALE:

    THE WARNING OF MINISTRY OF PETROLIUM AND MINERAL RESOURCES: ILLEGAL MINING IN SOMALIA

    SOMALIA SAYS ZERO ISIS ARRIVALS SINCE THE LAUNCH OF E-VISA: A REGIONAL PUSHBACK

    Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa sheegay in markii ay soo gaartay cabashada iyo warbixinta la xiriirta dhacdada, ay isla markiiba u fureen Gal-dacwadeed si loo xaqiijiyo runta eedaha, lana bilaabay baaritaan dhab ah oo ku wajahan cidda ku lug leh arrintaas. Dacwaddan ayaa hadda u gudubtay marxalad sharciyeed oo suurtagelinaysa in la qaado tallaabooyinka ku habboon natiijada baarista kadib.

    BALAN-QAADKA XEER ILAALIYAHA

    Cabasho ka dhan ah Turkish Airline

    Cabasho ka dhan ah Turkish Airline, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa ballan qaaday in arrinta loo wajahayo si waafaqsan sharciga iyo dastuurka dalka, isla markaana la hubin doono in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay helaan difaac sharci oo buuxa marka ay cabasho gudbiyaan.

    Hadalka maanta kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta ayaa kusoo beegmaya kadib markii Cabdifitaax Axmed Xuseen oo baraha Bulshada looga yaqaano Somali Gamer uu muqaal uu baraha bulshada la wadaagay ku sheegay inuu la kulmay tacadi ku saabsan xarig iyo in laga reebay si ula kac ah diyaaradii Turkish Airlane waliba isagoo maray dhammaan nidaamyadii hubinta ee garoonka iyo Hay’adda Socdaalka.

    Cabasho ka dhan ah Turkish Airline, Somali Gamer ayaa eeda ugu kulul u jeediyay Maareeyaha Xafiiska Diyaaradda Turkish Airlines (Station Manager) oo si cad muqaalkiisa ugu sheegay inuu ahaa ruuxi ka dambeeyay in la xiro iyo in laga reebo duulimaadkii uu ku safri lahaa Turkish Airline. 

    Cabasho ka dhan ah Turkish Airline
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleTHE SOMALI IMMIGRATION AND CITIZENSHIP CONFIMS THE HACKED DATA: E-VISA DATA HACKED
    Next Article GUDIGA DOOROSHOOYINKA OO DALBADAY KAALMO: DHAQAALE LAGU QABTO DOOROSHOOYINKA

    Related Posts

    Politics

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025
    Politics

    Western Sahara Dispute: Did Somalia Really Recognize Morocco’s Claim?

    December 7, 2025
    Politics

    Brutal Muslim Brotherhood Takedown: America Finally Drops the Hammer on a Global Threat

    December 7, 2025
    Latest Posts

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    You May Also Like

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025

    U.S. airstrikes in Somalia just shattered every record with 109 strikes in 2025, more than…

    Western Sahara Dispute: Did Somalia Really Recognize Morocco’s Claim?

    December 7, 2025

    Western Sahara dispute just got another twist, and Somalia wants everyone to hear it loud…

    Brutal Muslim Brotherhood Takedown: America Finally Drops the Hammer on a Global Threat

    December 7, 2025

    Muslim Brotherhood takedown is happening right now and it’s bigger than most people realize. Washington…

    Muslim Brotherhood Threat Exposed Why the New U.S. Decision Matters

    December 5, 2025

    Muslim Brotherhood threat is not some conspiracy theory cooked up in a back room. It’s…

    How Did Somali Community Rights Become a Talking Point in US Politics Again

    December 4, 2025

    Somali community rights is the first thing many people think about after Trump said Somalis…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025
    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.