Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Top Career Paths: Best Jobs to Study for in Somalia Today

    Top Career Paths: Best Jobs to Study for in Somalia Today

    Water Intake Guide

    Water Intake Guide: How Much to Drink Daily for Health

    Ramadan Drama Violence: Why TV Sparks Fear This Year

    Ramadan Drama Violence: Why TV Sparks Fear This Year

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, February 26
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Culture»DFS OO DIB U SOO CELISAY MUWAADINIIN: DIB U SOO LAABASHADA 165 RUUX
    Culture

    DFS OO DIB U SOO CELISAY MUWAADINIIN: DIB U SOO LAABASHADA 165 RUUX

    November 20, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Dib u soo laabashada 165
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Dib u soo laabashada 165, waxaa maanta dalka dib loogu soo celiyay ilaa 165 ruux oo ah muwaadiniin Soomaali ah oo mudo ku xanibnaa dalka Liibiya oo ay ku wajahayeen xaalado adag oo dhanka nolosha ah.

    DIB U SOO LAABASHADA 165 RUUX: ISKAASHIGA DIB U SOO CELINTA

    Dib u soo laabashada 165

    Dib u soo laabashada 165, dib u soo celinta dadkaan oo isugu jiray rag, iyo dumar oo ay ku jiraan 27 caruur ah oo aan qaan gaarin, halka 13 ka mid ah dadkan kusoo dageen garoonka Hargeysa, waxaana iska kaashaday dib u soo celintooda dowladda Federaalka Soomaaliya, Midowga Yurub iyo Hay’adda IOM.

    Masuuliyiin ka tirsan fedaraalka oo dadkan ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa warbaahinta u sheegay in dadaal badan iyo wada shaqeyn xoogan lagu bixiyay badbaadinta iyo dib ugu soo celinta dalkooda dadkan Soomaaliyeed.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    PUNTLAND OO SOO BANDHIGTAY MIISAANIYADDA 2026: HOOS-U-DHAC KU YIMID MASHAARIICDA CAALAMIGA

    SOMALILAND OO AMAR DUL-DHIGTAY DIYARAARADAHA: KU HAKASHADA HARGEYSA IYO MUQDISHO

    Dib u soo laabashada 165, dadkan ayaa la tilmaamay in intooda badan dhibaato iyo rafaad badan ku wajaheen xabsiyada iyo xarumaha lagu hayo muhaajiriinta ay Soomaalida ka mid tahay ee ku yaala dalka Liibiya.

    DAREENKA DHALINYARADA DIB LOO SOO CELIYAY

    Dib u soo laabashada 165

    Dib u soo laabashada 165, qaar ka mid ah dhalinyarrada dalka dib loogu soo celiyay maanta oo warnaahinta la hadlay ayaa u mahadceliyay dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha Caalamiga ah ee iska kaashaday in dib ugu soo laabtaan dalkooda.

    Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adaha Caalamiga ayaa rasmi ah dalka dib ugu soo celiyay sanadkan 2025 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kor u dhaafaya 500 qof oo ruux, kuwaas oo u badan dhalinyaro ku dhibtootay safarada tahriibka iyo xarumaha lagu hayo muhaajiriinta ee ku yaala Liibiya

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticlePUNTLAND OO SOO BANDHIGTAY MIISAANIYADDA 2026: HOOS-U-DHAC KU YIMID MASHAARIICDA CAALAMIGA
    Next Article MOGADISHU POLICE ARREST WOMAN LAST NIGHT: THE ACCUSED STABBED HUSBAND

    Related Posts

    Ramadan Drama Violence: Why TV Sparks Fear This Year
    Culture

    Ramadan Drama Violence: Why TV Sparks Fear This Year

    February 26, 2026
    Somali market conditions: prices soar this Ramadan
    Culture

    Somali market conditions: prices soar this Ramadan

    February 24, 2026
    Canjero bread secrets: why it’s world-famous
    Culture

    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    February 23, 2026
    Latest Posts
    Top Career Paths: Best Jobs to Study for in Somalia Today

    Top Career Paths: Best Jobs to Study for in Somalia Today

    Water Intake Guide

    Water Intake Guide: How Much to Drink Daily for Health

    Ramadan Drama Violence: Why TV Sparks Fear This Year

    Ramadan Drama Violence: Why TV Sparks Fear This Year

    Trump Golden Era: Is America entering its best age?

    Trump Golden Era: Is America entering its best age?

    You May Also Like
    Ramadan Drama Violence: Why TV Sparks Fear This Year

    Ramadan Drama Violence: Why TV Sparks Fear This Year

    February 26, 2026

    Ramadan drama violence has become the number one topic in every house and coffee shop…

    Somali market conditions: prices soar this Ramadan

    Somali market conditions: prices soar this Ramadan

    February 24, 2026

    Somali market conditions are a very popular topic of conversation right now in the tea…

    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    February 23, 2026

    Canjero bread secrets are something every person who loves good food should know because this…

    Somali national unity: celebrations unite people after struggles

    Somali national unity: celebrations unite people after struggles

    February 22, 2026

    Somali national unity is something that you can really feel in the air when the…

    Somali music heritage: why is it the soul of the nation?

    Somali music heritage: why is it the soul of the nation?

    February 21, 2026

    Somali music heritage is the heartbeat of the people and you can hear it everywhere…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Education

    Top Career Paths: Best Jobs to Study for in Somalia Today

    February 26, 2026
    Health

    Water Intake Guide: How Much to Drink Daily for Health

    February 26, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.