Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Culture»DHIIGGII IYO OOHINTII SHACABKA SOOMAALIYEED: GOLAHA SHACABKA OO 14-KA OKTOOBAR U AQOONSADAY MAALIN QARAN
    Culture

    DHIIGGII IYO OOHINTII SHACABKA SOOMAALIYEED: GOLAHA SHACABKA OO 14-KA OKTOOBAR U AQOONSADAY MAALIN QARAN

    November 11, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Dhiiggii iyo oohintii shacabka Soomaaliyeed
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Dhiiggii iyo oohintii shacabka Soomaaliyeed, Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey qaraar muhiim ah oo 14-ka October loogu aqoonsaday “Maalin Qaran”, si sanad kasta dib loogu xasuusto qaraxyadii iyo weerarradii argagixisada Khawaarijta ee dalka gilgiley sanadkii 2017-kii.

    DHIIGGII IYO OOHINTII SHACABKA SOOMAALIYEED: QARAARKA IYO CODADKA

    Dhiiggii iyo oohintii shacabka Soomaaliyeed

    Dhiiggii iyo oohintii shacabka Soomaaliyeed, fadhiga maanta oo uu guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa waxaa soo xaadiray tiro badan oo xildhibaano ah. Marka la qaaday codka, 137 xildhibaan ayaa oggolaaday qaraarka, laba xildhibaan ayaa diiday, halka hal xildhibaan uu ka aamusay.

    Akhriso sidoo kale:

    PUNTLAND OO EEDEESAY QATAR: DILKII MAAREEYAHA DP WORLD EE BOOSAASO

    XILDHIBAANADA OO ANSIXIYAY HINDISE SHARCIYEED: HANAANKA LACAG BIXINTA QARANKA

    Qaraarkan ayaa ka tarjumaya go’aanka Golaha Shacabka ee lagu sharafayo dadkii ku dhintay qaraxyadii 14-kii October 2017-kii, oo ahaa mid ka mid ah weerarradii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca caasimadda Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya.

    MAALIN BAROOR-DIIQ

    Dhiiggii iyo oohintii shacabka Soomaaliyeed

    Dhiiggii iyo oohintii shacabka Soomaaliyeed, maalintaasi, oo hadda loo aqoonsaday “Maalin Qaran”, ayaa lagu xusi doonaa sanad walba, iyadoo lagu baroordiiqayo dadkii ku nafwaayay iyo kuwa ku dhaawacmay, islamarkaana lagu muujinayo midnimada iyo geesinimada shacabka Soomaaliyeed ee wajahaya argagixisada.

    Mas’uuliyiinta dowladda ayaa sheegay in go’aankan uu qayb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo midnimada qaranka iyo xusuusta dadka Soomaaliyeed ee ku nafwaayay falalka gumaadka ah ee ay geysteen kooxaha Khawaarijta ah.

    Dhiiggii iyo oohintii shacabka Soomaaliyeed
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticlePUNTLAND OO EEDEESAY QATAR: DILKII MAAREEYAHA DP WORLD EE BOOSAASO
    Next Article SOMALIA’S E-VISA AND THE BLAME.. WORLD REMIT CEO: PREMIER BANK BENIFTS FROM SOMALIA’S E-VISA

    Related Posts

    Culture

    Somali Oral Poetry: Is It the Hidden Power Behind Somali Resilience?

    December 8, 2025
    Culture

    How Do Somali Wedding Traditions Change Between Past and Present?

    December 3, 2025
    Culture

    Hidden Somalia Travel Wave: 7 Things That Will Make You Book the Ticket Tomorrow

    December 2, 2025
    Latest Posts

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    You May Also Like

    Somali Oral Poetry: Is It the Hidden Power Behind Somali Resilience?

    December 8, 2025

    Somali oral poetry hits harder than any gun, sweeter than any love song, and lasts…

    How Do Somali Wedding Traditions Change Between Past and Present?

    December 3, 2025

    Somali wedding traditions are still full of drums, gold, poetry and big family parties, but…

    Hidden Somalia Travel Wave: 7 Things That Will Make You Book the Ticket Tomorrow

    December 2, 2025

    Hidden Somalia travel wave is no longer just a rumor whispered between crazy backpackers and…

    Gender Justice Revolution: Somali Leaders Refuse to Stay Silent in Peacebuilding

    December 2, 2025

    Gender justice revolution is happening right now in Somalia, and it’s louder than ever. Women…

    9 Fascinating Somali Traditions That Still Surprise Everyone

    December 1, 2025

    Somali traditions continue to catch visitors off guard even today, mixing ancient nomadic wisdom with…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025
    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.