Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»PUNTLAND OO EEDEESAY QATAR: DILKII MAAREEYAHA DP WORLD EE BOOSAASO
    Politics

    PUNTLAND OO EEDEESAY QATAR: DILKII MAAREEYAHA DP WORLD EE BOOSAASO

    November 10, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    PUNTLAND OO EEDEESAY QATAR: DILKII MAAREEYAHA DP WORLD EE BOOSAASO
    PUNTLAND OO EEDEESAY QATAR: DILKII MAAREEYAHA DP WORLD EE BOOSAASO
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Dilkii maareeyaha DP World ee Boosaaso, Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda Qatar inay ka dambeysay dilkii maareeyihii shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso, Paul Farmosa, oo magaalada Bosaso lagu dilay bishii March ee sanadkii 2019, isla markaana ay taageerto kooxaha argagixisada iyo warbaahinta faafisa mabaadi’dooda.

    DILKII MAAREEYAHA DP WORLD EE BOOSAASO: KOOXAHA FAAFIYA MABA’DIIDA DAACISH

    Eedeynta Qatar ee Puntland

    Dilkii maareeyaha DP World ee Boosaaso, Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay in argagixisadii buuraha joogta iyo kuwa ku dhuumaalaysanaya saxaafadda in ay isku mid yihiin, isagoo intaas ku daray in la soo afjari doono dhammaan kooxaha faafiya mabaadi’da Daacish iyo Al-Shabaab.

    Akhriso sidoo kale:

    A CALL FOR PEACE: A STATEMENT FROM MINISTER OF INTERIOR

    THE RESPONSE OF AN INCIDENT: THE MINISTER OF HEALTH APPEARED IN FRONT OF THE COMMITTEE

    Wasiirka ayaa ku eedeeyay Dowladda Qatar inay hoy siisay hoggaamiyihii hore ee Al-Shabaab ee buuraleyda Galgala, Sheekh Maxamed Siciid Atam, kaas oo hadda ku nool dalkaas.

    KOOXAHA XIRIIRKA LA LEH QATAR

    Eedeynta Qatar ee Puntland

    Dilkii maareeyaha DP World ee Boosaaso, sidoo kale, wuxuu xusay in Qatar ay qiratay kaalinteedii ka dambaysay dilkii maareeyihii DP World ee Boosaaso, isla markaana ay maalgeliso warbaahinta Middle East Eye, oo uu wasiirku  kutilmaamay kuwa dacaayado iyo been abuur ka sameeysa Puntland.

    “Waxaas oo dhan waxay ka tarjumayaan ciil ay qabaan kuwa aan rabin in Puntland ka adkaato Daacish,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta, isagoo ku adkeeyay in Puntland ay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo cid kasta oo taageerta.

    Eedeynta Qatar ee Puntland

    Dilkii maareeyaha DP World ee Boosaaso, lama oga sababta keentay xilligan in Puntland ay ku eedeyso Qatar inay ka dambeysay dilkii maareeyihii dekedda Boosaaso, iyadoo la ogyahay inay Alshabaab ka dambeeyeen ayna sheegteen dilkiisa.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleINAUGURATION A SPECIAL DAY FOR SOMALIA.. THE MINISTER OF AGRICULTURE LAUNCHES EAC EXHIBITION
    Next Article DHIIGGII IYO OOHINTII SHACABKA SOOMAALIYEED: GOLAHA SHACABKA OO 14-KA OKTOOBAR U AQOONSADAY MAALIN QARAN

    Related Posts

    Politics

    Western Sahara Dispute: Did Somalia Really Recognize Morocco’s Claim?

    December 7, 2025
    Politics

    Brutal Muslim Brotherhood Takedown: America Finally Drops the Hammer on a Global Threat

    December 7, 2025
    Politics

    Muslim Brotherhood Threat Exposed Why the New U.S. Decision Matters

    December 5, 2025
    Latest Posts

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    Infectious Diseases in Somalia: 10 Powerful Ways the Country Is Fighting Back and Building Health Awareness

    You May Also Like

    Western Sahara Dispute: Did Somalia Really Recognize Morocco’s Claim?

    December 7, 2025

    Western Sahara dispute just got another twist, and Somalia wants everyone to hear it loud…

    Brutal Muslim Brotherhood Takedown: America Finally Drops the Hammer on a Global Threat

    December 7, 2025

    Muslim Brotherhood takedown is happening right now and it’s bigger than most people realize. Washington…

    Muslim Brotherhood Threat Exposed Why the New U.S. Decision Matters

    December 5, 2025

    Muslim Brotherhood threat is not some conspiracy theory cooked up in a back room. It’s…

    How Did Somali Community Rights Become a Talking Point in US Politics Again

    December 4, 2025

    Somali community rights is the first thing many people think about after Trump said Somalis…

    Somali immigrant rights at risk after Trump remarks?

    December 3, 2025

    Somali immigrant rights is the first thing that many people thought about when Ilhan Omar…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    Business & Technology

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.