Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    AI power hunger: Germany pushes for greener computing

    AI power hunger: Germany pushes for greener computing

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, February 23
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»MADAXDA DALKA IYO MUCAARADKA OO KU SUGAN JABUUTI
    Politics

    MADAXDA DALKA IYO MUCAARADKA OO KU SUGAN JABUUTI

    October 30, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    MADAXDA DALKA IYO MUCAARADKA OO KU SUGAN JABUUTI
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Magaalada Carta ee dalka Jabuuti waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ballaaran oo lagu xusayo 25 sano guuradii ka soo wareegatey shirkii Carta ee lagu yagleelay dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Somalia.

    MADAXDA DALKA IYO MUCAARADKA OO KU SUGAN JABUUTI

    Xafladda waxaa ka qaybgalaya madaxda dowladda Soomaaliya, madaxdii hore ee dalka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay galinkii dambe gaaray Jubuuti, si uu uga qaybgalo munaasabadaas.

    Sidoo kale akhriso: SOOMAALIYA OO WADA-HADAL LA GASHAY SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA

    Dhanka kalena, Madaxdii hore ee soo martay dalka Somalia oo qaarkood hadda mucaarid yihiin iyo madax dhaqameed badan ayaa labadii maalin ee u dambeeyay gaaray dalkaas.

    MADAXDA DALKA IYO MUCAARADKA OO KU SUGAN JABUUTI

    Jabuuti ayaa shirkii Carta ee 2000 ku dhisay dowladdii kumeelgaarka oo uu hoggaaminayay madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan, taas oo ahayd dowladdii ugu horreysay ee si rasmi ah loo aqoonsado tan iyo 1991-dii.

    XIGASHO: Horseed Media

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleSOOMAALIYA OO WADA-HADAL LA GASHAY SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA
    Next Article WIIL 13 JIR AH OO HINDISAY QALABKA CUSUB EE DARYEELKA

    Related Posts

    US trade war: Europe may end customs deal with US
    Politics

    US trade war: Europe may end customs deal with US

    February 23, 2026
    UAE cyber defense: national systems block terrorist hackers
    Politics

    UAE cyber defense: national systems block terrorist hackers

    February 22, 2026
    US debt ownership: foreigners selling off
    Politics

    US debt ownership: foreigners selling off

    February 21, 2026
    Latest Posts
    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    AI power hunger: Germany pushes for greener computing

    AI power hunger: Germany pushes for greener computing

    Exercise while fasting: stay fit safely

    Exercise while fasting: stay fit safely

    You May Also Like
    US trade war: Europe may end customs deal with US

    US trade war: Europe may end customs deal with US

    February 23, 2026

    US trade war threats are getting very loud in the halls of brussels lately because…

    UAE cyber defense: national systems block terrorist hackers

    UAE cyber defense: national systems block terrorist hackers

    February 22, 2026

    UAE cyber defense experts are being praised this week because the national security teams managed…

    US debt ownership: foreigners selling off

    US debt ownership: foreigners selling off

    February 21, 2026

    US debt ownership is a huge topic in the world of money right now because…

    Secret alien files: what secrets is the president hiding?

    Secret alien files: what secrets is the president hiding?

    February 20, 2026

    Secret alien files are the talk of the town in washington right now because president…

    US web portal: will it unlock blocked news for Europeans?

    US web portal: will it unlock blocked news for Europeans?

    February 19, 2026

    US web portal plans are making a lot of noise in the tech world this…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Culture

    Canjero bread secrets: why it’s world-famous

    February 23, 2026
    Local News

    Somali amnesty offer: Al-Shabaab urged to surrender

    February 23, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.