Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, April 13
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Education»MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO QUDBAD KA JEEDIYAY GAROONKA KUBADDA-CAGTA EE MUQDISHO: MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED
    Education

    MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO QUDBAD KA JEEDIYAY GAROONKA KUBADDA-CAGTA EE MUQDISHO: MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED

    November 23, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Maalinta Macalinka Soomaaliyeed
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Maalinta Macalinka Soomaaliyeed, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar oo ka dhacday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho, taas oo ay soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya.

    MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED: KAALINTA MACALINKA

    Maalinta Macalinka Soomaaliyeed

    Maalinta Macalinka Soomaaliyeed, Madaxweynaha oo tilmaamaya kaalinta macalinka Soomaaliyeed ayaa xusay taariikhda muhiimka ah ee macallimiintu ay ku leeyihiin horumarinta waxbarashada dalka, barbaarnta jiilal karti leh oo dhisa mustaqbalka Soomaaliya, isaga oo faray Hiddaha iyo Tacliinta Sare in ay dhameystirto tirada ka dhiman 10,000 ee Macalin.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    SOOMAALIYA IYO MASAR OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS IS-AFGARAD: KORMEERKA IYO BAARISTA MAALIYADDEED

    SOOMAALIYA OO MAR KALE XAQIIJISAY KA GO’NAANTA XOOJINTA AMNIGA BADDA: ILAALINTA MARIN-BIYOODKA GOBOLKA

    “Dalkaan waxaa ugu qiima badan Macallinka iyo Askariga Soomaaliyeed, Sidaas awgeed, waxaa waajib innagu ah in la maamuuso Macallinka, lana taageero, madaama yahay laf-dhabarta horumarka bulshada, waxaan farayaa Madaxda Wasaaradda in la dhameystiro tiradii tobanka kun ee macallin, taas oo ilaa hadda dowladdu ay shaqaaleysiisay lix kun, kuwaas oo si buuxda uga howlgala goobaha waxbarashada ee kala duwan, waxaan rajeynaya inta dhimaanna in si deg deg loo diyaariyo dugsiyadii ay ku shaqeyn la hayeen, lana siiyo tababar”

    QORSHAHA DOWLADDA IYO BARAARUJINTA

    Maalinta Macalinka Soomaaliyeed

    Maalinta Macalinka Soomaaliyeed, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa muujiyey sida ay dowlada uu hoggaamiyo uga go’an tahay in la xoojiyo aqoonta, tababarrada iyo dhiirrigelinta macallimiinta, si loo xaqiijiyo in jiilashan ay helaan waxbarasho tayo leh oo la jaanqaadaysa heerarka caalamiga ah, waxa uuna ku baraarujiyey dhallinyarada in ay yihiin hogaamiyeyaasha maanta iyo beriba ee dalkeenna.

    Munaasabadda waxaa ka soo qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda, hay’adaha waxbarashada, macallimiinta iyo ardayda qaar ka mid ah dugsiyada Caasimadda oo soo bandhigay barnaamijyo kala duwan oo lagu xusayo macallinka macallinka Soomaaliyeed.

    Maalinta Macalinka Soomaaliyeed, ugu dambeyn Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gudoomey billad sharaf uga timi Bahda Waxbarashada intii ay socotay munaasabadda,wuxuuna bogaadiyey macallimiinta Soomaaliyeed dadaalkooda joogtada ah iyo adkeysiga ay muujiyeen xilliydii dalka uu soo marayey duruufaha adag, isagoo sheegay in dowladdu ay mudnaan gaar ah siineyso daryeelka macallinka iyo tayeynta waxbarashada dalka.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleRA’IISAL WASAARAHA OO SHEEGAY IN LA ISKU HALEENI KARO GARSOORKA DALKA: GARSOORKA WUXUU ABUURAYAA MUSTAQBAL
    Next Article SOUTH AFRICA’S PRESIDENT URGES END TO ARMED CONFLICTS: AFRICA HOSTS FIRST G20 SUMMIT

    Related Posts

    The current Somali education system and its future path
    Education

    The current Somali education Sector and its future path

    April 12, 2026
    Can teaching styles in Somalia boost student learning?
    Education

    Can teaching styles in Somalia boost student learning?

    April 7, 2026
    Education for All: 7 Ways It Fights Poverty & Ignorance
    Education

    Education for All: 7 Ways It Fights Poverty & Ignorance

    April 6, 2026
    Latest Posts
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    Can a digital heart twin really save your life in the future?

    You May Also Like
    The current Somali education system and its future path

    The current Somali education Sector and its future path

    April 12, 2026

    Somali education Sector is something that has been through a lot of changes over the…

    Can teaching styles in Somalia boost student learning?

    Can teaching styles in Somalia boost student learning?

    April 7, 2026

    Teaching Styles in Somalia are a big topic right now because the country is trying…

    Education for All: 7 Ways It Fights Poverty & Ignorance

    Education for All: 7 Ways It Fights Poverty & Ignorance

    April 6, 2026

    Education for all is the most important thing we can talk about today if we…

    Somali basic schooling: Key to future success

    Somali basic schooling: Key to future success

    April 5, 2026

    Somali basic schooling is the main topic that everyone is talking about in the community…

    Somali school dropouts: Education crisis challenge

    Somali school dropouts: Education crisis challenge

    April 4, 2026

    Somali school dropouts are the most painful thing to talk about in our community this…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.