Masar, Eretereeya iyo Soomaaliya, waxaa ka dhexeeyo dano badan, kuwaas oo ka mid ah saameynta dalka Itoobiya.
Masar ayaa ah dalka xiriirka uu la leeyahay Itoobiya mid xun oo salka ku haayo biyo-xireenka weyn ee dalkaasi.
Dhanka kale Eretereeya ayaa cadaadis kala kulmeeso Itoobiyo midkaas ku saleesan baahida bad ee qabto Itoobiyo.
Dalka soomaaliya waa dalka ay Itoobiyo u joogaan nabaddeenta dalkaani, ayaga oo ka mid ah AUSSOM.
MASAR, ERETEREEYA IYO SOOMAALIYA: ISKAASHIGA GEESKA AFRIKA
Masar, Eretereeya iyo Soomaaliya, ayaa ah dalal wax badan wadaago, kuwaas oo iska kaashado arrimo badan oo gobolka Geeska Afrika ah.

Madaxweynaha Eritariya, Isaayaas Afewerki ayaa Khamiistii u duulay magaalada Qaahira ee waddanka Masaarida. Waa booqasho qaadan doonta shan maalmood.
KULANKA MASAR IYO ERETEREEYA
Wasiirka Warfaafinta Eritariya, Yamana Gebremasqal ayaa sheegay in Isayas iyo Cabdalfataax al-Sisi ay yeesheen “wadahadallo ballaadhan” galabnimadii Khamiista.
Madaxweynaha dalkaasi, Isayas Afewerki oo xilligan uu khilaaf kala dhexeeyo saaxiibkiisii hore, raysalwsaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa muddooyinkan dambe dawladiisu ay eedaymmo u soo jeedinaysay xisbiga talada Itoobiya haya ee la yidhaahdo Barwaaqo.

Akhri sidoo kalo: MADAXDA DALKA IYO MUCAARADKA OO KU SUGAN JABUUTI

Akhriso sidoo kale: WIIL 13 JIR AH OO HINDISAY QALABKA CUSUB EE DARYEELKA