Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    WASIIRKA CAAFIMAADKA OO SAMEEYAY RSQEEN: KU HOR-UMULISTA ISBITAALKA

    Sudan under Burhan’s rule: Political and economic failure and the instigation of civil wars

    STRENGHTHENING SOMALIA’S PRODUCTION: ESTABLISHING MORE DEVELOPMENTAL STRUGGLES

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, November 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Health»WASIIRKA CAAFIMAADKA OO SAMEEYAY RSQEEN: KU HOR-UMULISTA ISBITAALKA
    Health

    WASIIRKA CAAFIMAADKA OO SAMEEYAY RSQEEN: KU HOR-UMULISTA ISBITAALKA

    November 9, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Ku hor-umulista isbitaalka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Ku hor-umulista isbitaalka, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaajji Aadan, ayaa xilka ka qaaday Agaasimahii Isbitaalka Hooyada aiyo Dhalaanka Banaadir, waxaa uuna u magacaabay Agaasimaha Guud ee Isbitaalka, Dr. Cabdirisaaq Shariif Cali.

    KU HOR-UMULISTA ISBITAALKA: RUQSEENTA AGAASIMAHA ISBITAALKA

    Ku hor-umulista isbitaalka, arrintaan oo ka kooban xil oqf laga qaaday, qof Kalena loo dhiibay, ayaa salka ku heesto arrin gilgishayBaraha Bulsha oo soomaalida ku wada xiriirto, taas oo ah hooyo Soomaaliyeed oo ku hor umushay isbitaalka oo gargaar ka weysay isbitaalka.

    Akhriso sidoo kale:

    HAY’ADDA DEFEN DEFENDERS OO 20 SANO U DABAAL-DEGTAY: DABAAL-DEGGA URURKA DEFEND DEFENDERS

    KENYA’S PUSH FOR TRADE: EAC MARKET PROTOCOLS

    Ku hor-umulista isbitaalka

    Arrintaani ayaa fajac ku beertay ummadda Soomaaliyeed, xilli shacabka uu ladaala dhacaayo arrimada oo kaga imaanaayo dhanka xukuumadda, balse dowladda ayaa si dhakhsi leh uga jawaab celisay dhacdadaas.

    RUQSEENTA GUUD EE HOWL-WADEENADA HABEENKAAS

    Ku hor-umulista isbitaalka, dhanka kale, waxaa isbeddel maamul lagu sameeni doonaa qeybo ka mid ah isbitaalka, iyada oo shaqada laga joojinaayo shaaqaalihii shaqeenaayay habeenkii ay dhacdada dhacday.

    Wasiirka yaa faray Agaasimaha cusub in uu waajibaadkiisa uu u guto si ay ku jirto mas’uuliyad, hufnaan, daryeel bukaan iyo isla xisaabtan, isaga oo u rajeeyay guul iyo horumar, si hooyooyinka iyo caruurta Soomaaliyeed ay u helaan adeeg caafimaad oo deg-deg ah oo bini’aadanimo ku dhisan.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleSudan under Burhan’s rule: Political and economic failure and the instigation of civil wars

    Related Posts

    Local News

    URGENT INVESTIGATION OF SOMALI GOVERNMENT: GIVING BIRTH OUTSIDE THE HOSPITAL

    November 8, 2025
    Local News

    XAALADDA ISKU-FURAN EE BAYDHABO: LA TACAALISTA HAWEENKA SOOMAALIYEED

    November 7, 2025
    Local News

    ISBITAALKA MUQDISHO 2025: HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA

    November 6, 2025
    Latest Posts

    WASIIRKA CAAFIMAADKA OO SAMEEYAY RSQEEN: KU HOR-UMULISTA ISBITAALKA

    Sudan under Burhan’s rule: Political and economic failure and the instigation of civil wars

    STRENGHTHENING SOMALIA’S PRODUCTION: ESTABLISHING MORE DEVELOPMENTAL STRUGGLES

    AFRICA’S MINISTERS OF TOURISM IN RIYADH’S TOURISM CONFERENCE: SOMALIA’S TOURISM SECTOR

    You May Also Like

    URGENT INVESTIGATION OF SOMALI GOVERNMENT: GIVING BIRTH OUTSIDE THE HOSPITAL

    November 8, 2025

    Giving birth outside the hospital, Somalia’s government has launched an urgent investigation into a tragic…

    XAALADDA ISKU-FURAN EE BAYDHABO: LA TACAALISTA HAWEENKA SOOMAALIYEED

    November 7, 2025

    La tacaalista haweenka Soomaaliyeed, markii Faisa Idow ay foolatay ilmaheedii ugu horreeyay, waxaa ay dareentay…

    ISBITAALKA MUQDISHO 2025: HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA

    November 6, 2025

    Horumarinta adeegyada caafimaad ee caruurta, Isbitaalka Muqdisho ayaa furay qeyb cusub oo daryeelka caruurta ah,…

    How Diphtheria Outbreak in Somalia Threats Children’s Lives in 2025

    October 27, 2025

    Diphtheria outbreak in Somalia turns to a harsh killer this year, taking children from their…

    THE MOST PROMINENT HEALTH PROBLEMS IN SOMALIA IN 2025

    October 24, 2025

    The most prominent health problems in Somalia, most they are challenges due to decades of…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Health

    WASIIRKA CAAFIMAADKA OO SAMEEYAY RSQEEN: KU HOR-UMULISTA ISBITAALKA

    November 9, 2025
    Politics

    Sudan under Burhan’s rule: Political and economic failure and the instigation of civil wars

    November 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.