Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, July 18
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»ISBITAALKA MUQDISHO 2025: HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA
    Local News

    ISBITAALKA MUQDISHO 2025: HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA

    November 6, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Horumarinta adeegyada caafimaad ee caruurta, Isbitaalka Muqdisho ayaa furay qeyb cusub oo daryeelka caruurta ah, si kor loogu qaado Tayada caafimaadka. Qeybtaan cusub waxaa ay bixini doontaa adeegyo daaweyn, kormeeris iyo nafaqeyn, iyada oo lagu qalabeeyay agab caafimaad oo casri ah, taas oo gacan ka geesaneysa badbaadinta ubadka Soomaaliyeed iyo horumarinta caafimaadka guud ee bulshada.

    HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA: QEYBTA DARYEELKA CARUURTA

    HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA

    Horumarinta adeegyada caafimaad ee caruurta, Istbitaalkaani ayaa si rasmi ah u furay qeybta daryeelka caruurta, taas oo ujeeddadeeda ay tahay in lagu horumariyo adeegyada caafimaadka ee caruurta dad’dooda ay ka yartahay 15-ka sano. Munaasabadda furitaanka oo ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiint ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka, dhakhaatiir iyo hay’addo calami ah, ayaa lagu muujiyay sida dowladda iyo la-howl-galayaasheeda ay ugu heelan yihiin horumarinta adeegyada caafimaadka dalka.

    Akhriso sidoo kale:

    RA’ISAL-WASAARAHA SOOMAALIYA OO FURAY SHIRWEYNE: MAAMULISTA INTARNETKA SOOMAALIYA

    UUR ISKA-SOO-XAAQISTA SHARCI-DARADA EE SOOMAALIYA

    Qeybtaan cusub ee isbitaalka ayaa lagu qalabeeyay agab caafimaad oo casri, sida qalabka lagu kormeero cadaadiska dhiigga, qalabka oksijiinka iyo mashiinada lagu ogaado cudurada faafa ee caruurta. Waxaa sida oo kale la dhisay qolal gaar ah, oo loogu tallo-galay caruurta xaaladdaha deg-degga ah, kuwaas oo u baahan daryeel joogto ah. Tani waxaa ay qeyb ka tahay qorshaha dowladda ee lagu doonaayo in la dhiso nidaam caafimaad oo tayo sare leh, gaar ahaan agabka lagu daryeelo ubadka iyo hooyooyinka.

    ADEEGYADA LA BIXINAAYO

    HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA

    Horumarinta adeegyada caafimaad ee caruurta, Maamulka isbitaalka ayaa sheegay in qeybta cusub lagu bixinaayo adeegyo badan oo ay ka mid yihiin, daaweenta cudurada neef-mareenka, dhiig yaraanta, cudurada caloosha iyo cudurada ku dhaco lafaha caruurta. Waxaa sida oo kale la diyaariyay qeyb gaar ah oo lagu kormeero koritaanka iyo nafaqada caruurta, iyada oo la siinaayo tallooyin caafimaad oo waalidiinta ka caawinaayo sid ay ubadkooda u ilaaliyaan caafimaadkooda.

    Dhakhaatiirta ka howl-geli doono qeybtaan, waa kuwa tababar gaar ah ku soo qaatay dalk dibaddiisa, kuwaas oo khibrad u lehcaafimaadka caruurta iyo daaweynta cudurada adag. Waxaa sida oo kale lagu daray kalkaaliyaal iyo shaqaale caafimaad oo si joogta u tababaran doono, si loo hubiyo in ay adeegyada noqdaan kuwa deg-deg ah, isla markaana lagu qanci karo. Maamulka ayaa sheegay in isbitaalka uu qorsheenaayo in uu sanad walba bixinaayo adeegyo caafimaad oo bilaash ah, gaar ahaan caruurta ka imaanaayo qoysaska dan-yarta ah.

    DAREENKA BULSHADA

    HORUMARINTA ADEEGYADA CAAFIMAAD EE CARUURTA

    Furitaanka qeybta cusub ee isbitaalka, ayaa lagu tilmaamay tallaabo muhiim ah oo kor u qaadeyso caafimaadka bulshada Soomaaliyeed. Maadaama caruurta ay yihiin mustaqbalka dalka, waxaa laga ma maarmaan noqotay in la helo xarumo u qalmo oo lagu daryeelo cudurada ay la kulmaan. Tani waxaa ay yareyni doontaa safarada dadka u baxa dibadda, si ay u helaan daaweyn, iyada oo sida oo kale fursad siineyso in dhakhaatiirta gudaha ay ku kobciyaan aqoontooda.

    Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in uu qorshahaan qeyb ka yahay dadaallada lagu xoojinaayo nidaamka caafimaad ee dalka. Waxaa la filayaa qeybtaan cusub in ay noqoto mid u tusaale u noqoto isbitaallada kale ee dalka, si ay u hir-geliyaan adeegyo u gaar daryeelka caruurta. Mustaqbalka dhow, Isbitaalka Muqdisho waxaa uu qorsheenaayaa in uu ballaariyo qeybtaan, si loogu daro qeybaha kale ee daaweynta cudurada maskaxda caruurta iyo cilmi-baarisyo caafimaad oo ku saabsan caafimaadka guud ee caruurta Soomaaliyeed.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleISBEDDELKA LAANTA SOCDAALKA: NIDAAMINTA ARRIMAHA VISA-HA EE SOOMAALIYA
    Next Article RA’ISAL-WASAARAHA DFS OO LA KULMAY WAFDI: ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO CIRAAQ

    Related Posts

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?
    Business & Technology

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    July 18, 2026
    Messi World Cup Prophecy: Can a 20-Year-Old Dream Come True?
    Business & Technology

    Messi World Cup Prophecy: Can a 20-Year-Old Dream Come True?

    July 17, 2026
    Preventing Disease Somalia: Can Families Stay Safe?
    Health

    Preventing Disease Somalia: Can Families Stay Safe?

    July 17, 2026
    Latest Posts
    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    UAE Union Day: 55 Years From Desert to Global Success

    Northern Somalia Caves: Ancient Rock Art Reveals Human History

    Northern Somalia Caves: Ancient Rock Art Reveals Human History

    You May Also Like
    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    July 18, 2026

    Wall street banks are making a huge amount of money this year because the financial…

    Messi World Cup Prophecy: Can a 20-Year-Old Dream Come True?

    Messi World Cup Prophecy: Can a 20-Year-Old Dream Come True?

    July 17, 2026

    Messi world cup prophecy is something that many football fans are talking about today because…

    Preventing Disease Somalia: Can Families Stay Safe?

    Preventing Disease Somalia: Can Families Stay Safe?

    July 17, 2026

    preventing disease somalia is a very big job that everyone needs to talk about today…

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026

    baidoa heavy clashes started suddenly in the middle of the night and woke up all…

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    July 16, 2026

    Alzheimer blood test is a major scientific breakthrough that is currently bringing immense hope to…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Business & Technology

    Wall Street Banks: Can AI Be Their Biggest Risk?

    July 18, 2026
    Education

    Global Education Challenges: Can We Fix Them Today?

    July 17, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.