Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    QIIMAHA KHAADKA OO HOOS U DHACAY: TARTANKA U DHEXEEYO KENYA IYO ETHIOPIA

    SIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA

    WASIIR KU-XIGEENKA MAALIYADDA OO HOR-TAGAY 2-DA AQAL: WAR-BIXINTA MIISAANIYADDA QARANKA

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, November 15
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»WASIIR KU-XIGEENKA MAALIYADDA OO HOR-TAGAY 2-DA AQAL: WAR-BIXINTA MIISAANIYADDA QARANKA
    Politics

    WASIIR KU-XIGEENKA MAALIYADDA OO HOR-TAGAY 2-DA AQAL: WAR-BIXINTA MIISAANIYADDA QARANKA

    November 15, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    War-bixinta miisaaniyadda qaranka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    War-bixinta miisaaniyadda qaranka, Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa wadajirka ah ee afaraad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Aqalka sare.

    WAR-BIXINTA MIISAANIYADDA QARANKA: DHAGEYSIGA WAR-BIXINTA

    War-bixinta miisaaniyadda qaranka

    War-bixinta miisaaniyadda qaranka, guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 139-xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo 28-Senator oo Aqalka sare ah, waxa uu Ajendihiisu ahaa Akhrinta koowaad xeerka qoondada miisaaniyadda ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay wasaaradda maaliyadda.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    THE FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA ANNOUNCES IN MOGADISHU: A 24 HOUR PORT OPERATION

    MOGADISHU BEGINS ISSUING VOTER CARDS: THE FIRST LOCAL COUNCIL ELECTIONS

    Wasiiru kuxigeenka wasaaradda maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Xasan Xaange ayaa mudanayaasha labada ee Baaelamaanka Dalka la wadaagay Akhrinta koowaad ee warbixinta miisaaniyadda Qaranka 2026 iyo qeybaha ay ka koobantahay.

    SOO DIYAARINTA AKHRINTA WAR-BIXINTA

    War-bixinta miisaaniyadda qaranka

    War-bixinta miisaaniyadda qaranka, Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo kulanka soo xiray ayaa amray guddiyadda maaliyadda ee labada Aqal in ay soo diyaariyaan Akhrinta labaad ee miisaaniyadda si ay uga doodaan mudanayaasha labada.

    War-bixinta miisaaniyadda qaranka
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleMOGADISHU BEGINS ISSUING VOTER CARDS: THE FIRST LOCAL COUNCIL ELECTIONS
    Next Article SIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA

    Related Posts

    Politics

    SIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA

    November 15, 2025
    Politics

    MOGADISHU BEGINS ISSUING VOTER CARDS: THE FIRST LOCAL COUNCIL ELECTIONS

    November 15, 2025
    Politics

    MAREYKANKA OO FAAHFAAHIN KA BIXIYAY SOOMAALIYA: JABSASHADA NIDAAMKA E-VISA SOOMAALIYA

    November 14, 2025
    Latest Posts

    QIIMAHA KHAADKA OO HOOS U DHACAY: TARTANKA U DHEXEEYO KENYA IYO ETHIOPIA

    SIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA

    WASIIR KU-XIGEENKA MAALIYADDA OO HOR-TAGAY 2-DA AQAL: WAR-BIXINTA MIISAANIYADDA QARANKA

    MOGADISHU BEGINS ISSUING VOTER CARDS: THE FIRST LOCAL COUNCIL ELECTIONS

    You May Also Like

    SIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA

    November 15, 2025

    Kadib jabsashada xogta e-visa, Warbixin ay qortay Daily Express, oo ah warbaahin laga leeyahay Maraykanka,…

    MOGADISHU BEGINS ISSUING VOTER CARDS: THE FIRST LOCAL COUNCIL ELECTIONS

    November 15, 2025

    The first local council elections, Somalia’s electoral commission began issuing voter cards in the capital…

    MAREYKANKA OO FAAHFAAHIN KA BIXIYAY SOOMAALIYA: JABSASHADA NIDAAMKA E-VISA SOOMAALIYA

    November 14, 2025

    Jabsashada nidaamka e-Visa Soomaaliya, Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in ilo-wareedyo dhowr ah ay…

    BBC APOLOGIZES TO TRUMP: REJECTING DEFAMATION CLAIM

    November 14, 2025

    Rejecting defamation claim, The BBC has apologised to US President Donald Trump after it emerged…

    DIB U SOO LAABASHADA FARMAAJO.. FARMAAJO OO MUQDISHO DIB UGU SOO LAABTAY 2 SANO KA DIB

    November 13, 2025

    Dib u soo laabashada Farmaajo, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa Khamiistii…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Business & Technology

    QIIMAHA KHAADKA OO HOOS U DHACAY: TARTANKA U DHEXEEYO KENYA IYO ETHIOPIA

    November 15, 2025
    Politics

    SIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA

    November 15, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.