Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Is Somali language the key to our history?

    Is Somali language the key to our history?

    7 facts about Somali literacy rates

    Facts about Somali literacy rates

    7 things about the Hormuz water crisis

    7 things about the Hormuz water crisis

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, April 13
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»SIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA
    Politics

    SIR-DOONADA SHISHEEYE OO ISKAGA BAXAY SOOMAALIYA: KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA

    November 15, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Kadib jabsashada xogta e-visa
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Kadib jabsashada xogta e-visa, Warbixin ay qortay Daily Express, oo ah warbaahin laga leeyahay Maraykanka, ayaa sheegaysa in in ka badan 60 khabiir oo sirdoon shisheeye ah ay 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ka baxeen Muqdisho, kaddib markii Safaarada Maraykanka ee Muqdisho ay sheegtay in 11-kii November 2025 la jabsaday nidaamka E-visa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    KADIB JABSASHADA XOGTA E-VISA: SAAMEYNTA JABSASHADA

    Kadib jabsashada xogta e-visa

    Kadib jabsashada xogta e-visa, Sirdoonka shisheeye ayaa dalka ka baxaya kadib markii la sheegay in kooxo aan la garanaynin ay gacanta ku dhigeen xogta in ka badan 35,000  qof oo isticmaalay nidaamka E- Visa oo ka kala yimid dalal ay ka mid yihiin Maraykanka.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    WASIIR KU-XIGEENKA MAALIYADDA OO HOR-TAGAY 2-DA AQAL: WAR-BIXINTA MIISAANIYADDA QARANKA

    MOGADISHU BEGINS ISSUING VOTER CARDS: THE FIRST LOCAL COUNCIL ELECTIONShttps://somaliprobe.com/mogadishu-begins-issuing-voter-cards-the-first-local-council-elections/

    Xogta la jabsaday waxaa ku jiray: magacyada, sawirrada, taariikhaha iyo goobaha dhalashada, cinwaanada, e-mailada, xaaladda guurka, iyo cinwaanada guryaha.  Warbixinta ayaa sheegtay in safaaradaha shisheeye ee Muqdisho ay joojiyeen isticmaalka nidaamka E-visa ee dowladda, iyaga oo ka cabsi qaba in xogtooda la faafiyo.

    Kadib jabsashada xogta e-visa

    Kadib jabsashada xogta e-visa, Warbixinnada caalamiga ah ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta ay Soomaaliya u adeegsadeen marin ay hubka u mariyaan dagaalyahannada RSF ee Suudaan. 

    XOGGAHA KALA DUWAN EE LA HELAAYO

    Kadib jabsashada xogta e-visa, Daily Express waxay sheegtay in xogta la tuhunsanyahay in la jabsaday ay sidoo kale muujisay in calooshooda u shaqaystayaal ka yimid Kolombiya ay soo mareen madaarrada Soomaaliya kahor inta ayna gudbin Suudaan.

    Kadib jabsashada xogta e-visa

    Safaarada Marakanka ee Soomaaliya ayaa habeen hore sheegtay in la jabsaday nidaamka lagu kaydiyo xogta dal-ku-galka danabaysan ee Soomaaliya, kadib markii baraha bulshada lagu faafiyay sawiro iyo baasbooro aad u badan oo dadka baahiyay ay sheegeen in ay yihiin dad Soomaaliya usoo safray oo xogtoodii la dhacay.

    Kadib jabsashada xogta e-visa, Dowlada federaalka Soomaliya wali si rasmi ah ugama hadal jiritaanka warkaan, waxaana la filaya in saacadaha soo socda ay ka hadli doonaan.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleWASIIR KU-XIGEENKA MAALIYADDA OO HOR-TAGAY 2-DA AQAL: WAR-BIXINTA MIISAANIYADDA QARANKA
    Next Article QIIMAHA KHAADKA OO HOOS U DHACAY: TARTANKA U DHEXEEYO KENYA IYO ETHIOPIA

    Related Posts

    South Yemen protests and the fight for the future
    Politics

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026
    The deep reach of the Emirati aid impact
    Politics

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026
    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?
    Politics

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    April 11, 2026
    Latest Posts
    Is Somali language the key to our history?

    Is Somali language the key to our history?

    7 facts about Somali literacy rates

    Facts about Somali literacy rates

    7 things about the Hormuz water crisis

    7 things about the Hormuz water crisis

    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    You May Also Like
    South Yemen protests and the fight for the future

    South Yemen protests and the fight for the future

    April 12, 2026

    South Yemen protests are taking over the streets right now because people are truly fed…

    The deep reach of the Emirati aid impact

    The deep reach of the Emirati aid impact

    April 12, 2026

    Emirati aid impact is a huge topic for anyone following the news in the Middle…

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    Why are sea mine dangers growing in the Strait of Hormuz?

    April 11, 2026

    Sea mine dangers are becoming a huge problem for everyone right now because the waters…

    Emirati Aid Impact: Rebuilding Yemen’s Future

    Emirati Aid Impact: Rebuilding Yemen’s Future

    April 10, 2026

    Emirati aid impact is a huge topic for anyone following the news in the Middle…

    Can Direct Lebanon negotiations Unlock Middle East Peace?

    Can Direct Lebanon negotiations Unlock Middle East Peace?

    April 9, 2026

    Direct Lebanon negotiations are the talk of the world today after Prime Minister Benjamin Netanyahu…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Culture

    Is Somali language the key to our history?

    April 13, 2026
    Education

    Facts about Somali literacy rates

    April 13, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.