Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»CIIDAMADA XOOGGA OO KHAARIJIYAY SHAQSI HALIS AH: HORJOOGAHA UGU HALISTA BADAN AL SHABAAB
    Local News

    CIIDAMADA XOOGGA OO KHAARIJIYAY SHAQSI HALIS AH: HORJOOGAHA UGU HALISTA BADAN AL SHABAAB

    November 24, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Horjoogaha ugu halista badan al shabaab
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Horjoogaha ugu halista badan al shabaab, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay garab ka yihiin ciidamada dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Cali Heyle ee hoostaga magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud.

    HORJOOGAHA UGU HALISTA BADAN AL SHABAAB: LA WAREEGITAANKA DEEGAANKA

    Horjoogaha ugu halista badan al shabaab

    Horjoogaha ugu halista badan al shabaab, la wareegitaanka deegaanka ayaa qeyb ka ah howlgal ballaaran oo ciidamada huwanta ah ay maalmihii lasoo dhaafay ka wadeen gobolka.

    Intii uu howlgalka socday, ciidamada ayaa gudaha deegaanka ku beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, halkaas oo lagu dilay horjoogihii kooxda ee deegaanka, Axmed Sheekh Cumar, iyo qaar ka mid ah ilaaladiisa.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    SOOMAALIYA, JABUUTI, SUUDAAN IYO KOONFURTA SUUDAAN OO ISHA KU HAAYO KOOBKA CARABTA EE FIFA: KOOXAHA KA SOCDA CECAFA

    PUNTLAND ARRESTS SENIOR IMMIGRATION OFFICIAL: FACILITATING YOUTH SMUGGLING NETWORKS

    BURBURINTA SHABAKADDAHA

    Horjoogaha ugu halista badan al shabaab

    Horjoogaha ugu halista badan al shabaab, Saraakiishu waxay sheegeen in tallaabadan ay qeyb ka tahay burburinta shabakadaha Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya tuulooyinka ku yaalla bariga Galgaduud.

    Ciidamada huwanta ah ayaa sidoo kale maanta gaaray tuulooyin kale oo ay hore ugu sugnaayeen maleeshiyaad Al-Shabaab ah, iyagoo halkaas ka sameeyay baaritaano iyo nadiifin amni. Waxaa la sheegay in kooxihii halkaas ku jiray ay qaarkood isaga carareen goobaha ay ku dhuumaaleysanayeen.

    Horjoogaha ugu halista badan al shabaab, wararka ka imaanaya Masagawaa ayaa sheegaya in weli howlgal culus uu ka socdo deegaanada hoostaga magaalada, iyadoo ciidamada Xoogga iyo kuwa deegaanka ay ku wajahan yihiin goobo kale oo muhiim u ah maleeshiyaadka.

    Horjoogaha ugu halista badan al shabaab
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticlePRESIDENT OF SOMALIA OPENS CONFERENCE IN MOGADISHU: 3RD RELIGIOUS LEADERS CONFERENCE
    Next Article PUNTLAND OO DIL KU XUKUNTAY HAWEENEY: KIISKA GABADHA 14 JIRKA

    Related Posts

    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    Local News

    Somalia Water Crisis Becomes a Race Against Time

    December 8, 2025
    Local News

    Last Independence Parliamentarian Dies: Somalia Mourns a Legend Who Saw Freedom Born

    December 7, 2025
    Latest Posts

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    Infectious Diseases in Somalia: 10 Powerful Ways the Country Is Fighting Back and Building Health Awareness

    You May Also Like

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025

    China drought donation to Somalia just landed hard and fast, a straight $1 million cash…

    Somalia Water Crisis Becomes a Race Against Time

    December 8, 2025

    Southern Somalia water crisis is hitting families like a slow poison nobody can see coming.…

    Last Independence Parliamentarian Dies: Somalia Mourns a Legend Who Saw Freedom Born

    December 7, 2025

    Last independence parliamentarian dies and suddenly Somalia feels older, smaller, and a little more alone.…

    Somalia Diplomatic Renewal: Can This Bold Move Transform The Country

    December 6, 2025

    Somalia diplomatic renewal is the idea many people keep talking about these days because the…

    Can Somali Modern Art Spark a New Creative Revolution

    December 4, 2025

    Somali Modern Art is now growing in many places and many young people talk about…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    Business & Technology

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.