Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Local News»PUNTLAND OO DIL KU XUKUNTAY HAWEENEY: KIISKA GABADHA 14 JIRKA
    Local News

    PUNTLAND OO DIL KU XUKUNTAY HAWEENEY: KIISKA GABADHA 14 JIRKA

    November 24, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Kiiska gabadha 14 jirka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Kiiska gabadha 14 jirka, Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Hodan Maxamuud Diiriye, oo lagu helay inay dishay marxuumad Saabiriin Saylaan, oo ahayd gabar 14 jir ah oo gurigeeda kula noolayd.

    KIISKA GABADHA 14 JIRKA: DHAGEYSIGA GO’AANKA MAXKAMADDA

    Kiiska gabadha 14 jirka

    Kiiska gabadha 14 jirka, go’aanka maxkamadda ayaa yimid kaddib dhageysi saacado badan qaatay oo si toos ah looga daawanayay baraha bulshada. Sidoo kale, maxkamaddu waxay hal sano oo xabsi ah iyo ganaax dhan $500 ku xukuntay sayga Hodan, oo 65 jir ah, kaasi oo lagu helay inuu qeyb ku lahaa dambiga.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    SOOMAALIYA, JABUUTI, SUUDAAN IYO KOONFURTA SUUDAAN OO ISHA KU HAAYO KOOBKA CARABTA EE FIFA: KOOXAHA KA SOCDA CECAFA

    CIIDAMADA XOOGGA OO KHAARIJIYAY SHAQSI HALIS AH: HORJOOGAHA UGU HALISTA BADAN AL SHABAAB

    Inkasta oo Hodan Maxamuud ay maxkamadda ka sheegtay inay aysan dilin Saabiriin, haddana waxay qiratay inay jirdil joogto ah u geysan jirtay. Maxkamaddu waxay sheegtay in caddaymaha la soo bandhigay ay muujinayaan in ay iyadu ka dambeysay falka dilka ah.

    RACFAANKA IYO XUKUNKA

    Kiiska gabadha 14 jirka

    Kiiska gabadha 14 jirka, Maxkamaddu waxay labada eedeysane u ogolaatay muddada racfaanka oo ah hal bil. Qareenka u dooday eedeysanaha ayaa sheegay inuusan ku qanacsanayn xukunka maxkamadda isagoo sheegay inuu racfaan ka qaatay xukunka lagu riday Hodan.

    Marxuumad Saabiriin, oo aan weli la aasin, ayaa lagu wadaa in galabta loo wareejiyo ehelkeeda si ay u aasaan.

    Kiiska gabadha 14 jirka, dilka Saabiriin ayaa sidoo kale sababay mudaharaadyo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo sababay dhimashada hal qof iyo burbur hantiyadeed oo baaxad leh.

    Kiiska gabadha 14 jirka
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleCIIDAMADA XOOGGA OO KHAARIJIYAY SHAQSI HALIS AH: HORJOOGAHA UGU HALISTA BADAN AL SHABAAB
    Next Article SOMALI PM HEADS TO MORROCO FOR MEDAYS FORUM: GLOBAL GEOPOLITICAL SHIFTS

    Related Posts

    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    Local News

    Somalia Water Crisis Becomes a Race Against Time

    December 8, 2025
    Culture

    Somali Oral Poetry: Is It the Hidden Power Behind Somali Resilience?

    December 8, 2025
    Latest Posts

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    Infectious Diseases in Somalia: 10 Powerful Ways the Country Is Fighting Back and Building Health Awareness

    You May Also Like

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025

    China drought donation to Somalia just landed hard and fast, a straight $1 million cash…

    Somalia Water Crisis Becomes a Race Against Time

    December 8, 2025

    Southern Somalia water crisis is hitting families like a slow poison nobody can see coming.…

    Somali Oral Poetry: Is It the Hidden Power Behind Somali Resilience?

    December 8, 2025

    Somali oral poetry hits harder than any gun, sweeter than any love song, and lasts…

    Last Independence Parliamentarian Dies: Somalia Mourns a Legend Who Saw Freedom Born

    December 7, 2025

    Last independence parliamentarian dies and suddenly Somalia feels older, smaller, and a little more alone.…

    Somalia Diplomatic Renewal: Can This Bold Move Transform The Country

    December 6, 2025

    Somalia diplomatic renewal is the idea many people keep talking about these days because the…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    Business & Technology

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.