Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, September 6
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»TRUMP OO KU BAAQAY IN ILHAN KA TAGTO DALKA
    Politics

    TRUMP OO KU BAAQAY IN ILHAN KA TAGTO DALKA

    November 3, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    TRUMP OO KU BAAQAY IN ILHAN KA TAGTO DALKA
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Trump oo ku baaqay in Ilhan ka tagto dalka, Donald Trump ayaa si adag u weeraray Xildhibaanad Ilhan Omar, isaga oo ku amray inay dalka ka tagto, isagoo ku eedeeyay inaysan jecleyn Maraykanka iyo qiyamka uu taagan yahay.

    TRUMP OO KU BAAQAY IN ILHAN KA TAGTO DALKA

    Hadalkiisa ayaa dhalisay dood ballaaran iyo cambaareyn ka timid siyaasiyiin iyo shacabka, kuwaas oo u arkay hadalka Trump mid naceyb iyo takoorka muwaadiniinta Muslimiinta iyo soogalootiga ah ku saleysan.

    TRUMP OO KU BAAQAY IN ILHAN KA TAGTO DALKA: EEDEYNTA IYO HADALKA MURANKA DHALIYAY

    Trump oo ku baaqay in Ilhan ka tagto dalka, Trump, ayaa hadal muran badan dhaliyay ku weeraray xildhibaan Ilhan Omar, isaga oo ku amray in ay dalka ka baxdo haddii aysan jeclayn siyaasaddaha iyo qiyamka Mareykanka. Trump ayaa hadalkaan jeediyay, xilli uu khudbad u jeedinayay taageerayaashiisa, isaga oo mar kale adeegsanaya hadallo oo horey looga bartay oo lagu eedeeyay in ay kicinayaan naceyb iyo kala qeybsanaan siyaasaddeed. Hadalka Trump ayaa si deg-deg ah ugu faafay baraha bulshada, isaga oo sababay dood xooggan oo ku saabsan cunsuriyadda iyo ixtiraamka kala duwanaanta dadka Mareykanka ah.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    QAQABASHADA MUKHALASIINTA TAHRIIBKA EE SOOMAALIYA

    TANZANIA’S SAMIA SULUHU REELECTION

    Ilhan Omar, oo asalkeeda ah Soomaali, laguna yaqaano in ay si adag uga hadasho xuquuqda muhaajiriinta iyo Muslimiinta, ayaa si cad uga jawaabtay eedeynta Trump. Waxaa ay sheegtay in hadalladiisa ay yihiin kuwo lid ku ah mabaadii’da dimoqraadiyadda iyo sinnaanta. Omar ayaa intaas ku dartay in Mareykanka uu yahay dal ay dhiseen dad kala duwan, isla markaana qofna aanu xaq u lahayn in uu go’aamiyo cidda u qalanta in ay waddanka ku noolaato.

    ILHAN OMAR OO CELISAY JAWAAB

    TRUMP OO KU BAAQAY IN ILHAN KA TAGTO DALKA

    Trump oo ku baaqay in Ilhan ka tagto dalka,Trump oo ku baaqay in Ilhan ka tagto dalka, Ilhan Omar ayaa hadalka Trump ku tilmaantay mid la mid ah weerar siyaasadeed oo lagu doonayo in lagu cabsi geliyo dadka ajnabiga ah ee ku jira siyaasadda Mareykanka. Waxaa ay sheegtay in halkii uu Trump ka dhiirri-gelin lahaa midnimo iyo ixtiraam, uu doorbiday in uu sii huriyo kala qeybsanaan iyo naceyb ku saleysan jinsiyad iyo asal. Omar ayaa sida oo kale xustay in muhaajiriintu ay door weyn ka qaateen dhismaha Mareykanka, sidaas darteedna aan la aqbali karin in lagu bartilmaameedsado siyaasiyiin asal ahaan ka soo jeeda meel kale.

    Dadka taageersan Ilhan Omar, ayaa ku tilmaamay hadalka Trump mid ujeedkiisa uu yahay in la kiciyo dareenka taageerayaasha cunsuriyiinta ah ee xisbiga Jamhuuriga. Qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Dimuqraadiga, ayaa difaacay Omar, iyaga oo sheegay in hadalka Trump uu yahay mid sharaf-dil ah oo aan la aqbali karin.

    FALCELINTA BULSHADA IYO SAAMEYNTA SIYAASADDEED

    Hadalka Trump, ayaa sababay caro weyn oo ka dhalatay bulshada Mareykanka, gaar ahaan dadka u ololeeya xuquuqda muhaajiriinta iyo dadka laga tirada badan yahay. Baraha bulshada ayaa buuxsamay dooddo iyo cambaareyn, iyada oo dad badani ku baaqeen in la joojiyo hadallada naceybka ah ee wax u dhimaya wada noolaanshaha bulshada.

    TRUMP OO KU BAAQAY IN ILHAN KA TAGTO DALKA

    Trump oo ku baaqay in Ilhan ka tagto dalka, dhanka kale, falcelinta dhacdadaan ayaa muujisay sida uu muranku u sii xoogeysanayo xilliyada ololaha doorashooyinka soo socda ee Mareykanka. Trump waxaa uu u muuqdaa in uu mar kale isticmaalayo mowduucyada la xiriira muhaajiriinta, si uu u kiciyo taageerayaashiisa, halka Omar ay isu muujinayso in ay tahay codka dadka codka laheyn. Dhacdadaan ayaa markale iftiimisay kala qeybsanaanta siyaasaddeed ee sii kordheysa ee Mareykanka.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleQAQABASHADA MUKHALASIINTA TAHRIIBKA EE SOOMAALIYA
    Next Article TECHNOLOGY AND E-COMMERCE DATABASE

    Related Posts

    Red Sea Trade Shift: How War Created a New Regional Route
    Politics

    Red Sea Trade Shift: How War Created a New Regional Route

    September 3, 2026
    Politics

    Russian Military Strikes Target Ukrainian Supply Bases and Ships

    September 2, 2026
    Sudan Peace Talks: Concerns Over Legitimacy and Safety
    Politics

    Sudan Peace Talks: Concerns Over Legitimacy and Safety

    September 1, 2026
    Latest Posts
    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    You May Also Like
    Red Sea Trade Shift: How War Created a New Regional Route

    Red Sea Trade Shift: How War Created a New Regional Route

    September 3, 2026

    The Red Sea trade shift became the main solution for shipping companies after tension around…

    Russian Military Strikes Target Ukrainian Supply Bases and Ships

    September 2, 2026

    Russian military strikes have launched a massive wave of targeted attacks against key Ukrainian military…

    Sudan Peace Talks: Concerns Over Legitimacy and Safety

    Sudan Peace Talks: Concerns Over Legitimacy and Safety

    September 1, 2026

    Sudan peace talks become a major topic of debate as political groups push back against…

    How Strait of Hormuz Crisis Impacts Trade and Iran’s Economy

    How Strait of Hormuz Crisis Impacts Trade and Iran’s Economy

    August 30, 2026

    Strait of Hormuz crisis updates show that tensions in the region remain very high as…

    How Will Hormuz Reopen Amid Rising Political Tensions?

    How Will the Strait of Hormuz Conflict End?

    August 28, 2026

    The Strait of Hormuz conflict remains a central issue in Middle East stability as high…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Education

    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    September 5, 2026
    Local News

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    September 5, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.