Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    Gaza war reality is still going on today

    Gaza war reality is still going on today

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, July 16
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»SOOMAALIYA OO KU BAAQDAY IN LA QAADO TALLAABO DEGDEG AH: JOOJINTA GAAJADA LA XIRIIRTA COLAADDA
    Politics

    SOOMAALIYA OO KU BAAQDAY IN LA QAADO TALLAABO DEGDEG AH: JOOJINTA GAAJADA LA XIRIIRTA COLAADDA

    November 18, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda, Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay, Mudane, Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay xiriirka ka dhexeeya dagaalka iyo gaajada.

    JOOJINTA GAAJADA LA XIRIIRTA COLAADDA: SAAMEYNTA GAAJADA

    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda

    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda, Danjire, Abuukar Baalle oo ka hadlayay shalay 17-kii November shir furan oo Golaha Ammaanka uu ka yeeshay cunno-yarida la xiriirta colaadaha ayaa intaa ku daray in colaaduhu ay gaajo ka dhaliyaan dalal badan, halka gaajaduna ay sidoo kale dalalka ka dhigto kuwo jilicsan oo u nugul fowdada.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    BOOLISKA DEGMADA DHOOBLEY OO SHAACIYAY NIN AY GACANTA KU DHIGEEN: NIN GOWRACAY WIIL 14 JIR AH

    HAY’ADDA SoDMA OO SHAACA KA QAADAY QORSHO: U DIYAAR-GAROOWGA ABAARAHA

    Mudane, Abuukar Baalle ayaa xusay Qaraarka 2417 ee QM uu ka digayo in gaajada loo adeegsado hub ahaan, taas oo khatar ku ah nabadda.

    TILMAAMAHA AH INAY SII KORDHAYAAN GAAJADA

    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda

    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda,, wuxuu tilmaamay in warbixinta caalamiga ah ee 2025 oo ku saabsan dhibaatooyinka cunnada ay muujisay in dadka la ildaran gaajada ba’an ay sii kordhayaan, arrintaasina ay u baahan tahay iskaashi caalami ah oo ballaaran.

    Wuxuu iftiimiyay dadaallada iyo horumarka ka socda Afrika, wuxuuna tusaale u soo qaatay Bayaankii Kampala ee Midowga Afrika, kaas oo diiradda saarayay dhisidda nidaamka beeraha iyo xasillooni dhaqaale.

    DADAALADA BULSHADA LAGU TAAGEERAAYO

    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda

    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda, Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay, Mudane, Abuukar Daahir ayaa sheegay in dadaalladan ay ku saleysan yihiin mudnaanta Afrika, taas oo ay ujeeddadoodu tahay in bulshada la taageero, dhaqaalaha maxalliga ah la xoojiyo, lana hubiyo in dalalka ay awood ugu yeeshaan in ay ka hortagaan musiibooyinka mustaqbalka.

    Wuxuu sheegay in bulshooyinka ay horumar sameeyaan marka ay awood u yeeshaan in ay maamulaan khayraadkooda, wuxuuna intaas ku daray in haweenku door dhexe ku leeyihiin wax soo-saarka cuntada iyo daryeelka qoyska, ayna tahay in codkooda lagu hago siyaasadaha.

    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda, Danjire Baalle ayaa yiri ,”Waa in Golaha Ammaanku xoojiyo nidaamyada digniinta hore ee Qaraarka 2417, lana xisaabtamo kuwa gaajada u adeegsada hub ahaan”.

    Mudane Abuukar Baalle ayaa ku baaqay iskaashi adag oo isku daraya gargaarka bani’aadannimo, horumarinta iyo dhisidda nabadda.

    KU BOORINTA IN LA SAMEEYO MAAL-GELIN

    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda, wuxuu dalalka caalamka ku boorriyay in ay bixiyaan maalgelin joogto ah oo wax-ku-ool ah, si loo fuliyo qorshayaasha qaran ee sugnaanta cuntada, isagoo sheegay in maalgelinta wax-soosaarka maxalliga ah, suuqyada cadaaladda ku dhisan iyo kaabayaasha miyiga ay keeni doonaan faa’iido waarta.

    Danjiruhu wuxuu sheegay in aan waligood cuntada loo adeegsan karin sidii dhaawac loogu geysan lahaa dadka ama loogu kala fogeyn lahaa bulshooyinka, wuxuuna xusay in la dagaallanka gaajada ay tahay furaha nabadda iyo xasilloonida.

    Joojinta gaajada la xiriirta colaadda, ugu dambayn, wuxuu sheegay in Soomaaliya ay sii wadi doonto in ay la shaqeyso saaxiibbadeeda caalamka si loo dhiso nidaamyo siiya dadka cunto, fursad iyo rajo.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleHAY’ADDA SoDMA OO SHAACA KA QAADAY QORSHO: U DIYAAR-GAROOWGA ABAARAHA
    Next Article GLOBAL ECONOMY: THE IMPACT OF TRUMP’S TARIFF

    Related Posts

    Gaza war reality is still going on today
    Politics

    Gaza war reality is still going on today

    July 16, 2026
    Will Oman Maintain Neutral Mediation for Gulf Shipping?
    Politics

    Will Oman Maintain Neutral Mediation for Gulf Shipping?

    July 15, 2026
    Can Trump Enforce a Strait of Hormuz Toll?
    Politics

    Can Trump Enforce a Strait of Hormuz Toll?

    July 14, 2026
    Latest Posts
    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    Gaza war reality is still going on today

    Gaza war reality is still going on today

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    You May Also Like
    Gaza war reality is still going on today

    Gaza war reality is still going on today

    July 16, 2026

    Gaza war reality is something that people need to understand because many news channels say…

    Will Oman Maintain Neutral Mediation for Gulf Shipping?

    Will Oman Maintain Neutral Mediation for Gulf Shipping?

    July 15, 2026

    Oman maintain neutral stance during this big maritime crisis because they want to protect the…

    Can Trump Enforce a Strait of Hormuz Toll?

    Can Trump Enforce a Strait of Hormuz Toll?

    July 14, 2026

    The Strait of Hormuz toll concept was introduced by Donald Trump as a way to…

    Jordan Air Defense Downs Four Missiles

    Jordan Air Defense Downs Four Missiles

    July 13, 2026

    Jordan air defense intercepted and destroyed four incoming missiles that crossed into the country on…

    UAE and Egypt leaders meet for strategic bilateral talks

    UAE and Egypt leaders meet for strategic bilateral talks

    July 12, 2026

    The strategic bilateral talks between the United Arab Emirates and Egypt started directly on Sunday…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Local News

    Baidoa Heavy Clashes: Why Did Violence Break Out?

    July 16, 2026
    Health

    Alzheimer blood test: Can It Really Tell the Future of Your Brain?

    July 16, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.