Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot
    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, September 5
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads YouTube
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»SOMALILAND OO AMAR DUL-DHIGTAY DIYARAARADAHA: KU HAKASHADA HARGEYSA IYO MUQDISHO
    Politics

    SOMALILAND OO AMAR DUL-DHIGTAY DIYARAARADAHA: KU HAKASHADA HARGEYSA IYO MUQDISHO

    November 20, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Ku hakashada Hargeysa iyo Muqdisho
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Ku hakashada Hargeysa iyo Muqdisho, Xukuumadda Somaliland ayaa diyaaradaha ku amartay in dadka ka dhoofaya Hargeysa ee meel saddexaad u socda, iyo kuwa meel saddexaad kasoo dhoofay ee u socda Hargeysa, aan lagu hakin magaalada Muqdisho.

    KU HAKASHADA HARGEYSA IYO MUQDISHO: WAR-SAXAFADEEDKA WASAARADDA

    Ku hakashada Hargeysa iyo Muqdisho

    Ku hakashada Hargeysa iyo Muqdisho, qoraal kasoo baxay Wasaaradda Duulista iyo Horumarinta Madaarrada ayaa lagu sheegay in tallaabadan loo qaaday sababo amni awgeed, isla markaana muwaadiniinta Somaliland ee safarka ah aysan amni ahaan u fiicnayn in ay ku hakadaan magaalada Muqdisho.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    SOMALILAND OO KA HORTIMID: DFS OO DHAQAN-GELISAY NIDAAMKA BADDA EE ECTN

    STRENGTHENING PARLIAMENTARY COOPERATION: SOMALI AND KENYAN SPEAKERS MEET IN NAIROBI

    “Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarradda JSL, iyada oo gudanaysa waajibaadka ka saaran ilaalinta amniga muwaadiniinta Somaliland ee safarka ah, si waafaqsan Lifaaqa 17aad ee Sharciga Caalamiga ah ee ICAO ee amniga iyo badqabka, waxay go’aamisay in laga bilaabo 1 December, 2025 rakaabka ka dhoofaya Hargeysa ee u socda meel saddexaad iyo rakaabka ka soo dhoofaya meel saddexaad ee ku soo socda Hargeysa (transit to/from Mogadishu), aan la soo marin karin ama la sii marin karin magaalada Muqdisho sababo amniga rakaabka ah awgeed.”

    FARIINTA LA FARAY SHIRKADDAHA DIYAARADAHA

    Ku hakashada Hargeysa iyo Muqdisho

    Ku hakashada Hargeysa iyo Muqdisho, Wasaaradda ayaa sheegtay in dhammaan shirkadaha diyaaradaha la farayo inay ka saaraan hannaan-kooda tikidhada duulimaadyada sare ku sheegan oo sababaya in rakaabku ku hakadaan magaalada Muqdisho.

    “Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarradda waxa ka go’an ilaalinta shuruucda caalamiga ah iyo kuwa qaranka ee amniga/badqabka iyo duulimaadyada,” ayaa lagu yidhi qoraalka.

    Ku hakashada Hargeysa iyo Muqdisho, tallaabadan ayaa imanaysa kadib muddo uu is-maandhaaf la xidhiidha maamulka hawadu uu ka dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo Somaliland, kadib markii dowladda federaalka Soomaaliya ay hirgelisay nidaamka dal-ku-galka danabaysan ee ku qasbaya dadka Hargeysa u socda inay dal-ku-galka ka dalbadaan dowladda Soomaaliya.

    GO’AANKA DIYAARADDAHA DULMARAAYO SOMALILAND

    Ku hakashada Hargeysa iyo Muqdisho

    Ku hakashada Hargeysa iyo Muqdisho, Somaliland ayaa sidoo kale dhawaan go’aamisay in diyaaradaha dulmaraya hawadeeda ay ka amar qaataan garoonka Cigaal ee Hargeysa, iyadoo sheegtay in kala ku dhawaad badh diyaaraduhu ay aqbaleen amarka, halka qaybta kalena ay ka leexdeen hawada Somaliland.

    Diyaaradaha ka hawlgala garoomada Somaliland ayaa toddobaadkan joojiyay in dadka Hargeysa u socda la waydiiyo dal-ku-galka Soomaaliya, kadib markii la jabsaday nidaamka dal-ku-galka danabaysan ee dowladda federaalka, iyadoo dad lagu qiyaasay 35,000 oo qof xogtoodu ay baxday. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baadhitaan ku hayso sababta jabsashada.

    Ku hakashada Hargeysa iyo Muqdisho, Inkasta oo Somaliland ay sheegtay in diyaaraduhu ay u hoggaansameen nidaamka dal-ku-galkeeda, haddana waxa soo baxaya warar sheegaya in diyaaradda FlyDubai ay mar kale dadka Hargeysa iyo Berbera u socda waydiinayso dal-ku-galka dowladda federaalka, inkasta oo jiritaanka warkan aan si madaxbannaan loo xaqiijin karin.

    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleMUDUG REGIONAL COURT BEGINS HEARING A MURDER CASE: A YOUNG GIRL KILLED IN GALKAYO
    Next Article PUNTLAND OO SOO BANDHIGTAY MIISAANIYADDA 2026: HOOS-U-DHAC KU YIMID MASHAARIICDA CAALAMIGA

    Related Posts

    Red Sea Trade Shift: How War Created a New Regional Route
    Politics

    Red Sea Trade Shift: How War Created a New Regional Route

    September 3, 2026
    Politics

    Russian Military Strikes Target Ukrainian Supply Bases and Ships

    September 2, 2026
    Sudan Peace Talks: Concerns Over Legitimacy and Safety
    Politics

    Sudan Peace Talks: Concerns Over Legitimacy and Safety

    September 1, 2026
    Latest Posts
    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    What Makes Warm Somali Hospitality So Special?

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    Can Universities in Somalia Build a Better Future?

    You May Also Like
    Red Sea Trade Shift: How War Created a New Regional Route

    Red Sea Trade Shift: How War Created a New Regional Route

    September 3, 2026

    The Red Sea trade shift became the main solution for shipping companies after tension around…

    Russian Military Strikes Target Ukrainian Supply Bases and Ships

    September 2, 2026

    Russian military strikes have launched a massive wave of targeted attacks against key Ukrainian military…

    Sudan Peace Talks: Concerns Over Legitimacy and Safety

    Sudan Peace Talks: Concerns Over Legitimacy and Safety

    September 1, 2026

    Sudan peace talks become a major topic of debate as political groups push back against…

    How Strait of Hormuz Crisis Impacts Trade and Iran’s Economy

    How Strait of Hormuz Crisis Impacts Trade and Iran’s Economy

    August 30, 2026

    Strait of Hormuz crisis updates show that tensions in the region remain very high as…

    How Will Hormuz Reopen Amid Rising Political Tensions?

    How Will the Strait of Hormuz Conflict End?

    August 28, 2026

    The Strait of Hormuz conflict remains a central issue in Middle East stability as high…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Education

    How Local campus innovation Transforms Student Growth

    September 5, 2026
    Local News

    How Are Open Tech Models Changing Global AI Today?

    September 5, 2026
    © 2026 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.