Close Menu
    Follow us
    • Facebook
    • Twitter
    What's Hot

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, December 9
    Facebook X (Twitter) Instagram TikTok Threads
    Somali probeSomali probe
    • Local News
    • Business & Technology
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture
    Somali probeSomali probe
    Home»Politics»WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA SOOMAALIYA OO KULAN LA YEESHAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA PAKISTAN: SHIRWEYNAHA EU INDO-PACIFIC
    Politics

    WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA SOOMAALIYA OO KULAN LA YEESHAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA PAKISTAN: SHIRWEYNAHA EU INDO-PACIFIC

    November 23, 2025
    Share Facebook Twitter Pinterest Telegram LinkedIn Tumblr Email Copy Link
    Shirweynaha EU Indo-Pacific
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Reddit Telegram WhatsApp Email Copy Link

    Shirweynaha EU Indo-Pacific, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaare iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Senator Mohammad Ishaq Dar, intii lagu guda jiray Shirweynaha 4-aad ee Wasiiro ee EU Indo-Pacific oo ka socda Brussels.

    SHIRWEYNAHA EU INDO-PACIFIC: XOOJINTA XIRIIRKA LABADA DAL

    Shirweynaha EU Indo-Pacific

    Shirweynaha EU Indo-Pacific, kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo ballaarinta xiriirka laba-geesoodka ah ee sii kordhaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan. Labada dhinac ayaa mar kale xaqiijiyey xiriirka qoto dheer ee walaaltinimo, iskaashiga taariikhiga ah, iyo danaha wadajirka ah ee mideeya labada dal.

    AKHRISO SIDOO KALE:

    MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO QUDBAD KA JEEDIYAY GAROONKA KUBADDA-CAGTA EE MUQDISHO: MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED

    SOOMAALIYA IYO MASAR OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS IS-AFGARAD: KORMEERKA IYO BAARISTA MAALIYADDEED

    Wasiirradu waxay sidoo kale ku heshiiyeen in la dedejiyo iskaashiga dhinacyada muhiimka ah, oo ay ka mid yihiin diblomaasiyadda, amniga, ganacsiga, waxbarashada, caafimaadka, iyo dhismaha awoodaha hay’adaha, dadaallo ujeedkoodu yahay horumar waara oo ka faa’iideeya labada dal.

    BALLAARINTA ISKAASHIGA LABADA DAL

    Shirweynaha EU Indo-Pacific

    Shirweynaha EU Indo-Pacific, kulanka ayaa lagu soo gabagabeeyey ballan wadajir ah oo ku saabsan sii wadida wadahadalka iyo iskaashiga, iyo abuurnta fursado cusub oo kor u qaadaya iskaashiga istiraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan.

    Dalka Soomaaliya, ayaa la yeeshay dalal badan kulamo kala duwan intii lagu guda-jiray Shirweynaha EU Indo-Pacific, taas oo u sahleyso Soomaaliya inay xoojiso xiriirkeeda caalamiga ah, iyadoo soo dabaaleyso sameyn xiriiryo hor leh.

    Shirweynaha EU Indo-Pacific
    Share. Facebook Twitter LinkedIn Reddit WhatsApp Telegram Email Copy Link
    Previous ArticleSOUTH AFRICA’S PRESIDENT URGES END TO ARMED CONFLICTS: AFRICA HOSTS FIRST G20 SUMMIT
    Next Article PUNTLAND ARRESTS SENIOR IMMIGRATION OFFICIAL: FACILITATING YOUTH SMUGGLING NETWORKS

    Related Posts

    Politics

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025
    Politics

    Western Sahara Dispute: Did Somalia Really Recognize Morocco’s Claim?

    December 7, 2025
    Politics

    Brutal Muslim Brotherhood Takedown: America Finally Drops the Hammer on a Global Threat

    December 7, 2025
    Latest Posts

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    Is Somali National Airline Finally Ready to Fly Again After 34 Years?

    Late School Enrollment: 6 Heartbreaking Reasons Somali Kids Are Left Behind

    You May Also Like

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025

    U.S. airstrikes in Somalia just shattered every record with 109 strikes in 2025, more than…

    Western Sahara Dispute: Did Somalia Really Recognize Morocco’s Claim?

    December 7, 2025

    Western Sahara dispute just got another twist, and Somalia wants everyone to hear it loud…

    Brutal Muslim Brotherhood Takedown: America Finally Drops the Hammer on a Global Threat

    December 7, 2025

    Muslim Brotherhood takedown is happening right now and it’s bigger than most people realize. Washington…

    Muslim Brotherhood Threat Exposed Why the New U.S. Decision Matters

    December 5, 2025

    Muslim Brotherhood threat is not some conspiracy theory cooked up in a back room. It’s…

    How Did Somali Community Rights Become a Talking Point in US Politics Again

    December 4, 2025

    Somali community rights is the first thing many people think about after Trump said Somalis…

    Facebook X (Twitter) Instagram Threads TikTok

    News

    • Local News
    • Business & Economy
    • Politics
    • Education
    • Health
    • Culture

    Editor's choice

    Politics

    Why Did U.S. Airstrikes in Somalia Explode to 109 This Year?

    December 9, 2025
    Local News

    China Drought Donation to Somalia: Can This Aid Stop the Hunger Crisis

    December 9, 2025
    © 2025 Somali Probe
    • Privacy Policy
    • Terms & Conditions
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.